Puntland oo soo saartay habraaca loo marayo tukashada Salaada Ciida

0
Wednesday May 12, 2021 - 21:52:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo soo saartay habraaca loo marayo tukashada Salaada Ciida

    Kulan ay wada qaateen wasiiradda wasaaraddaha caafimaadka iyo cadaaladda Puntland iyo culimada ayaa looga wada hadlay sida loo tukanayo salaada Ciida. Wasiiradda ayaa culimada la wadaagay xalaada Coronaha ee Puntland iyo sidii masuuliyad la iskaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan ay wada qaateen wasiiradda wasaaraddaha caafimaadka iyo cadaaladda Puntland iyo culimada ayaa looga wada hadlay sida loo tukanayo salaada Ciida. Wasiiradda ayaa culimada la wadaagay xalaada Coronaha ee Puntland iyo sidii masuuliyad la iskaga saari lahaa in dadka imaanaya meelaha lagu tukado ay ku baraarugsan yihiin sidoo kalena ay ka taxadaraan fiditaanka Xanuunka. Culimada ayaa soo dhaweyay kulanka ay la qaateen wasiiradda waxayna la wadaageen sida nidaam la isku raacsanyahay loo tukan lahaa salaada. Intaas ka dib wasiiradda labada wasaaraddood ayaa soo saaray habraaca loo marayo tukashada salaada ciidul fidriga. Hoos Ka Akhriso Habraaca la soo saaray.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip