Dowladda Soomaaliya oo xabsiga ka siidaysay 179 maxbuus

0
Wednesday May 12, 2021 - 21:43:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo xabsiga ka siidaysay 179 maxbuus

    Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiyada ka siidaysay Maxaabiis , kuwaasoo uu cafis u fidiyay Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xabsiga Dhaxe iyo Xa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiyada ka siidaysay Maxaabiis , kuwaasoo uu cafis u fidiyay Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xabsiga Dhaxe iyo Xabsiga MBC kasii daayay maanta 179 maxbuus oo ku xukunaa danbiyo kuwaasi oo madaxweynaha JFS uu u fidiyay Cafis munaasabadda Ciidda Awgeed. Xeerilaaliyaha Qaranka ayaa sheegay in Maxaabiista maanta laga siidayay xabsiga ay ku eedeysanaayeen dambiyo kala duwan laakiin fudfud. Waxaa uu tilmaamay in maxaabiista intii ay xabsiga ku jireen in la baray Waxyaabo ay kamid yihiin Farsamada gacanta.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip