Sawirro: Xiddigaha Haatan Iyo Kuwii Hore Ee Man United Oo Wayne Rooney Kala Qeybgalay Xaflada Dhalashada Xaaskiisa Ka Dib Guushii Everton Ay Ka Gaareen.

0
Monday April 04, 2016 - 10:45:34 in Sports News by
  • Visits: 680
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xiddigaha Haatan Iyo Kuwii Hore Ee Man United Oo Wayne Rooney Kala Qeybgalay Xaflada Dhalashada Xaaskiisa Ka Dib Guushii Everton Ay Ka Gaareen.

    Wayne Rooney ayaa taribuunka ka daawaday iyadoo Manchester United ay ku dhawaaneyso booska loogu soo baxo Champions League ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxdiisa hore ee Everton ka hor inta uusan si degdeg ah uga tagin Old Trafford isagoo dib u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wayne Rooney ayaa taribuunka ka daawaday iyadoo Manchester United ay ku dhawaaneyso booska loogu soo baxo Champions League ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxdiisa hore ee Everton ka hor inta uusan si degdeg ah uga tagin Old Trafford isagoo dib u la midoobay wajiyo uu garanayo oo ka qeybgalay xaflada dhalashadii 30aad ee xaaskiisa Coleen.

Kabtanka United oo la maqnaa dhaawac jilibka ah tan iyo bishii Febraayo ayaa la fadhiyay heesaaga James Bay iyadoo Anthony Martial uu dhaliyay goolka guusha ahaana goolkii 1000aad ee Premier League ee ay Man United ku dhaliso garoonkeeda, waxaana ay hal dhibic u soo jirsadeen kooxda kaalinta afaraad ee Man City.

article-3521868-32D13E0C00000578-672_964x480

Rooney iyo Bay ayaana ciyaarta ka dib u safray maqaaxida Victor ee ku taala Hale Village ee Cheshira si uu ugu dabaaldego maalinta dhalashada xaaskiisa Coleen oo 30 jirsatay, waxaana xaflada kala soo qeybgalay Michael Carrick, Chris Smalling, Phil Jones iyo ciyaartoydii hore ee Man United Darron Gibson, Darren Fletcher, Jonny Evans, John O’Shea iyo Wes Brown.

Jesse Lingard saaxiibtiis Ema Hyde iyo xaaska Smalling Sam Cooke ayaa iyagana ka qeybgalay iyagoo hadiyo badan gudoonsiiyay xaaska kabtanka England iyo Manchester United Coleen.

30 jirkaan ayaa la filayaa inuu sarre u soo qaado soo kabsashadiisa isagoo u ciyaari doona kooxda Man United ee da’dooda ka hooseysa 21 sanno jirada kulanka ay caawa la ciyaarayaan dhigooda Chelsea ka hor inta aysan isbuuc ka dib la ciyaarin Middlebrough.

32CF1A4E00000578-0-image-m-83_145971498513232CF1A7800000578-0-Rooney_s_former_United_team_mate_John_O_Shea_attended_the_event-m-77_145971487603332D00D8A00000578-3521868-image-m-9_145972495073032D0355400000578-3521868-image-a-6_145972483045532D0354E00000578-3521868-image-m-5_145972481858332CE77CF00000578-0-image-a-70_145971463444732CE24F000000578-0-image-a-64_145971406035532CEE17E00000578-0-United_captain_rushed_to_celebrate_wife_Coleen_s_birthday-a-61_145971396861532CEE04600000578-0-Wayne_Rooney_arrives_at_Victor_s_Restaurant-m-60_1459713951329




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip