Arsene Wenger Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Mesut Ozil Ka Dib Markii Xiddiga Jarmalka Uu Ka Quustay Hanashada Horyaalka.

0
Saturday April 02, 2016 - 10:05:57 in Sports News by
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsene Wenger Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Mesut Ozil Ka Dib Markii Xiddiga Jarmalka Uu Ka Quustay Hanashada Horyaalka.

    Arsenal ayaa dib isaga weeraray Mesut Ozil ka dib markii uu ku eedeeyay Arsenal inay isaga ciyaartay rajadoodii hanashada horyaalka ee xilli ciyaareedkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arsenal ayaa dib isaga weeraray Mesut Ozil ka dib markii uu ku eedeeyay Arsenal inay isaga ciyaartay rajadoodii hanashada horyaalka ee xilli ciyaareedkan.

Kubadsameeyaha Jarmalka ayaa durbaba u muuqda mid ka sabray hanashada horyaalka ee xilli ciyaareedkan iyadoo sideed kulan ay uga harsan tahay horyaalka kooxda ka dhisan waqooyiga London.

01_01223156_736af5_2775244a

Wenger ayaa yiri: "Hadalkiisa ma ahan mid la soo dhaweyn karo, waana kala hadli doonaa arintaan. Waxaan hubin doonaa in ciyaartoyda aysan quusasho muujinin.

"Waa inaan aamino inaan weli ku jirno tartanka horyaalka, xitaa haddii ay tahay inaan boqolkiiba hal fursad u heysano hanashada horyaalka.

"Waxa ugu xun nolosha ayaa ah inaad aaminaad qaldan niyada gashato. Sidaasi darteed waa inaad hubisaa inaad howshaada ugu fiican qabatay ilaa dhamaadka.

 

"Waxaa weli heysanaa fursad, waana inaan ka faa’ideysano sababtoo ah xaaladu waa hadda ama ka sabar.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip