Ra'iisal Wasaarihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday

0
Thursday April 01, 2021 - 07:47:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaarihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira.

      wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u danbeysay, isagoo 88 jir ah sida ay sheegtay warbaahinta Masar.

Al-Jansuuri ayaa xilka ra’iisal wasaarinimo ee dalka Masar soo qabtay laba jeer oo kala ahaa 1996 ilaa 1999 iyo 2011 ilaa 2012.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax al-Siisii ayaa ka tacsiyeey geerida ra’iisala wasaaaraha, isagoo ku amaanay howlihii uu soo qabtay intuu hoggaanka dalkaas ka mid ahaa.

 
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip