HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 31 MARS 2021

0
Wednesday March 31, 2021 - 11:42:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 751
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 31 MARS 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Laacibkii kubbadda Kolayga Qaranka   Cumar C/dir Baarajab oo Geeriyooday {Taar iikhdiisa oo kooban}

     Waxaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Shalay allaha u naxariistee Cu mar Cabdulqaadir Baarajab oo ka mid ahaa xid digihii kubbadda kolayga ee dalka Soomaal iya

    Haddaba TAARIIKHDIISA howleed ee dhina ca isboort iga ayaan waxaan idiin soo gudbiney naa iyadoo kooban waxaana ka mia ah :

    Ciyaaryahan Cumar C/Qaadir Baarajab  wu xuu ka dhashay Qoys xiiseeya ciyaaraha Aabb ihiis Cabdulqaadir Baarajab  ayaa waxaa uu  ho re u ahaa  ciyaaryahan  Cumar-na ciyaaraha fu dud   ayuu  si aad u jeclaa.

     Horraantii 1970-yadii C umar oo ahaa wiil yar ayaa kubbadda koleyga ka bila abay degmada Shibis ee ma gaalada Muqdisho.

    Intii uu weli ku jiray waxbarashada dugsiga sare, wuxuu bilaabay inuu u ciyaaro LLPP Jeen yo, oo ah naadi heerka koowaad ee kubbada kolayga.

     Cumar Baarajab waxaa uu ka mid noqday Xulka Qaranka Soomaaliya ee 1981 isagoo san ado badan u saftay xulka qaranka.

     Cumar wuxuu si joogto ah uga dhex muuqd ay kubbadda koleyga Soomaaliyeed 1980-yadii. Intii uu kabtanka u ahaa xulka qaranka ee rag ga, Barajab wuxuu kaloo tababare u noqday xul ka qaranka ee gabdhaha.

     Ka dib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaa liya 1991, Cumar wuxuu u guuray Imaaraadka, halkaas oo uu ka sii waday ku lug lahaanshihii sa kubbadda Koleyga. Wuxuu ku biiray Ciidan ka Booliska ee Dubai isaga oo ah tababaraha jir ahaaneed wuxuuna sii waday inuu si xirfad leh u tababaro kubbadda koleyga.

     Cumar wuxuu ahaa tababare FIBA ​​oo la aqo onsan yahay  oo ka mid ah kuwa ku yar Afrika waxana uu u qabtay xarumo tababar macallim iin kale.

taariikhihiisa isboortina intaa kuma koobna oo waa badan yihiin

        Dhinaca Kale  Maamulka iyo howadeena da Wargeyskan MOGADISHUTIMES waxaay Tacsi u dirayaan dhammaan ummada soomaali yeed ,  Gaar ahaan Qeybaha isboortiga Dalka, Naadiga Jeenyo {LLPP}iyo Ehelka iyo Qaraaba da Marxuumka , waxayna  Alle ugu barayayaan marxuumka inuu jnnada ka waraabiyo iyagana samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo  Aamiin.

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeey ey geerida Marxuum Ciyaaryahan Cumar Cabdiqaadir Barajab. Aamiin. Aamiin.

     Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda ciyaaraha iyo guud ahaan umm adda Soo maaliye ed ee uu ka bax ay Alle ha u na xa riistee Xidiggii Ku badda koleyga Marxuum Cumar Cabdiqaadir Barajab oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa tilm aamay in Marxuum Cumar Cabd iqaadir Bara jabuu ahaa xiddig Qaran oo dalkiisa u soo hooyey guulo dhanka ciyaaraha kubad da Kole yga, isa ga oo door weyn ka soo qaatay hour marinta ciy aaraha dalka, waxaa uuna soo saar ay ciyaart ooy waxtar u leh Xulka Kubadda Kolayga heer Qaran.

 "Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Alle ha u naxariistee Marxuum Cumar Cabdiqa adir Barajab waxa uu ahaa Xidig Qaran oo dad ka iyo dalka Soomaaliyeed u soo saftay xilliyo kala duwan, isaga oo ka mid ahaa xidigaha Qar an keenna guulaha u keenay”

     Madaxweynaha JFS Md.Farmaajo ayaa Alle u baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeello Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyska qaraabada iyo Shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Xildhibaanada golaha shacabka oo Maanta kulan yeelanaya,maxaa iska bedelay tuhun kii muddo kororsiga?

      Xildhibaanada golaha shacabka baarlama anka fedraalka Soomaaliya ayaa maalinta Beri ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya M/ Muqdisho sida lagu shaaciyay qoraal loo diray Xildhibaanada. Ajandaha kulanka oo

Goor dhow lagu war-geliyay xil dhibaanada ayaa ah 1. Covid 19,2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga M/B  ee Xuduuda ha.,3 U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka.

     Farrinta caadiga ah ee jiritaalka kulanka beeri oo Arbaca ah taariikhduna ku began tahay 31/3/2021,ayaa loo diray xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.

     Kulankaan ayaa ku soo aadaya xilli walaac badan uu ka jiro fadhiga Maanta  ee golaha, iyada oo siyaasiyiinta mucaradku sheegayaan in loo ga hadli doono muddo kordhin loo same ynayo madaxweynaha iyo baarlamaanka.

     Sidoo kalana guddoomiyaha golaha shacab ka ayaa 15-xildhibaan ka ganaaxay fadhiga baa rlamaanka,kuwaas oo dhammaantood lagu eed eeyay in ay hor istaageen fadhigii Sabtigii la soo dhaafay ee baarlamaanka.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

        Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ay aa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Ca alamka,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Kul anka Beesha Caala mka iyo R/Wasaaraha XFS ayaa looga wada hadlay da rdar gelinta iyo dhammey stir ka arrimaha doorashooyinka d alka, si waafaq san heshiiskii 17-kii September,2020 iyo soo jeedintii guddigii farsamada ee Baydhabo.

     Beesha caalamka ayaa R/Wasaaraha ku war -gelisay muhiimadda ay leedahay in ay dalka ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo si siman ay uga qeyb-galaan musharaxiinta.

Villa Somalia oo ka jawaab ka bixisay qoraal kii CUMAR Cabdirashiid ee ‘SAFARKA’ Farmaajo ee Addis Ababa

  Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay wa rar saacadihii u dambeeyay si weyn u baahay oo la xiriira sa far uu qorsheyna yo madaxw eynaha waqtigiisa dhamaaday,Maxamed C/hi Far maajo inuu ku tago dalka Itoobi ya. Agaasi maha Warbaahinta Madaxtooya da,Cabdirashiid Maxa med Xa ashi ayaa qorshaha safarkaasi ku tilma amay ‘been abuur’, wux uuna meesha ka saaray inuu jiro safar uu qorsheyn ayo ama u ba xayo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday iyo he shiis uu soo saxiixayo.

    "Fadlan iska indha tira ‘WARKA BEEN-ABU URKA’ ee sheegaya safarka Madaxweyne Farm aajo ama qorshaha inuu saxiixo heshiis haba-ya raate,” ayuu ku yiri Cabdirashiid Xaashi qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka.

     Sidoo kale waxa uu qoraalkiisa si gaar ugu beegsaday R/wasaarihii hore ee dalka, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo isagu toosh ku ifiyey qorshahaas halista ku gadaan, oo ay hore u baahisay Caasimada Online.

     "Warka been-abuurka ah waa been-abuur un, xataa haddii uu ka imaanayo Ex R/ wasaa re,” ayuu yiri Agaasimaha Warbaahinta Madax tooyada Soomaaliya.

     Hadalkaan ayaa imanaya saacado un kadib markii R/wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid uu soo dhigay twitter-ka qoraal uu shaaca kaga qaadayo ‘inuu jiro heshiis halis ah oo ay kala saxiixan doonaan Soomaaliya, Ethio pia iyo Eritrea, kaasi oo uu ku baaqay in fiiro gaar ah loo yeesho’.

    "Heshiiska amni/difaac ee la isla dhex-mara yo ee u dhaxeeya Eritrea, Ethiopia iyo Soomaali ya waxa uu noqon karaa arrin khatar keeni karta oo u baahan in fiiro gaar ah loo yeesho. Sabab too ah, si xun u adeegsiga aan dhammaadka la hayn ee waaxda amniga, waxay noqon doontaa arrin wallaac dhab ah leh, haddii DF ee waqtig eedu dhammaaday ay isku daydo in heshiis noo can ah ay ku saxiixdo Addis Ababa,” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.

    Arrintan ayaa sidoo kale imaneysa ayada oo Caasimada Online ay Dorraad qortay in beesha caalamka ay ku cadaadineyso Farmaajo inuu baajiyo safar uu ku tagayo Addi-Ababa, taas beddelkeedna uu heshiis la gaaro madaxda ma amul goboleedyada dalka ee ku sugan Muq disho.Caasimada Online ayaa sidoo kale ogaatay in beesha caalamka ay baajisay safar kii Farmaajo.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Madaxweynaha K/Galbeed oo Xalay kulan la qaatay Sh.Shariif Sh. Axmed

     Madaxweynaha maamulka K/G/S.C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xalay hoy ga uu ka degan ya hay M/Muq disho ku booqday madaxwey nihii hore ee Sooma aliya  Sh.Shariif Sh. Axmed. Kul anka waxaa kale oo goob joog ah aa wasiiro ka tir san maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, wax aanalooga hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan do ora shoo yin ka

  Madaxweynaha ma amulka Koonfur galb eed ayaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed la wadaag ay xogta la xiriirta kul amadii ugu dambeey ay madaxweynayaasha ma amul gobaleedyada iyo guulaha laga gaaray iyo waxa harsan.Sh. Sha riif Sh.Axmed ayaa dha nki isa ka fal-celiyay da daalada socda muhiimad da ay leeyihiin kuna adkeeyay dhinacyada in la qab to doorasho xor ah oo si nabad ah ku dhacda.


KHEYRE oo soo saaray digniin la xiriirta doorashada

     R/wasaarihii hore ee Soomaaliya, Md.Xasan Cali Khayre oo war qoraal ah soo saaray ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorasho oyinka 2021-ka.

    Khayre ayaa marka hore weer ar afka ah ku qaaday madaxda DFS, isaga oo shaaca ka qaaday inay ku guuleysan la’yihiin sidii lo oga gudbi lahaa xaaladda adag ee kala guurka ah. Musharrax Khayre ayaa xusay in natiijo aan wanaagsaneyn ay ka dhalaneyso marka danta gaar ahaaneed laga hormariyo tan guud, sida uu hadalka u dhigay.

     "Afar (4) bilood kadib, waxay dowladda mu ddo xileedkeedii dastuuriga ahaa uu dhamaad ey ay wali ku guuleysan la´dahay oo ay la rafan eysaa maareynta iyo ka gudbidda isgoyska hal ista badan ee dalkeennu uu xiligaan taagan yah ay.

     Waxaana wada aragnaa fool-xumadda natiij ooyinka ka dhasha marka danta shaqsiga laga horumariyo danta guud, darteedna loo burburiyo danaha guud ee dadka, dalka iyo dowladnima da,” ayuu yiri Musharrax Khayre.

      Dhinaca kale wuxuu ka digay sii socoshada khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka, isa ga oo tilmaamay haddii uu sii jiro in laga dhax-la yo dib u dhac horleh.

     "Waxaan horey uga digay, hadana aan mar kale ku celinayaa in haddii aysan Soomaalidu ku heshiin qaabka doorashada madaxtinimada dalka, doorashaduna noqon mid ku dhacda qa ab wadar ogol ah oo daah-furan, ay adkaan do onto inay Soomaalidu ku heshiiso ogolaansha ha natiijada doorashada iyo guud ahaan wadaa gga hannaanka dowladnimada dalkeenna,” ay uu markale sii raaciyey Khayre.

      Halkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo marba marka ka dambeysa ay kasii dareyso xaaladda siyaasadeed ee dalka, siiba hanaanka loo waj ahayo doorashooyinka sanadkan 2021-ka.

HALKAN HOOSE KA AQRISO:-

       Afar (4) bilood kahor ayaa hadal aan jeediy ay ku sheegay, in qaabka aan u maareyno afar tanka (40) maalmood ee xilligaas nagu soo aad anaa, ay fure u no qon doonto afarta (4) sano ee nagu soo fool leh, ayna gundhig u sii noqon doonaan sawir-mustaqbaleedka dalkeena iyo dadkiisu ay yeelan karaan afartanka (40) sanno ee soo socdo.

      Afar (4) bilood kadib, waxay dowladda mud do xileedkeedii dastuuriga ahaa uu dhamaadey ay wali ku guuleysan la´dahay oo ay la rafaney saa maareynta iyo ka gudbidda isgoyska halista badan ee dalkeennu uu xiligaan taaganyahay. Waxaana wada aragnaa fool-xumadda natiijooy inka ka dhasha marka danta shaqsiga laga hor um riyo danta guud, darteedna loo burburiyo da naha guud ee dadka, dalka iyo dowladnimada.

       Waxaan horey uga digay, hadana aan mar kale ku celinayaa in hadii aysan Soomaalidu ku heshiin qaabka doorashada madaxtinimada dal ka, doorashaduna noqon mid ku dhacda qaab wadar ogol ah oo daah-furan, ay adkaan doonto inay Soomaalidu ku heshiiso ogolaanshaha nati ijada doorashada iyo guud ahaan wadaagga hannaanka dowladnimada dalkeenna.

Aniga oo ku kalsoon garaadka iyo kartida dadka Soomaaliyeed, waxaa ii muuqdo maalmo qurux badan oo dalkeenna iyo dadkiisu ay yeelan kara an mustaqbalka dhow, hadii ay helaan hoggaan kii saxda ahaa ee horumarkaas ku hoggaamin lahaa.

Xildhibaan Mahad Salaad "Farriinta kulanka Maanta waa naloo soo diray waana ka qeyb-gel eynaa wixii isoo gaarana mas’uuliyadee da waxaa qaadanaya guddomiye Mursal”

      Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xil dhibanadii laga mamnuucay fadhiyada baarlam aanka ayaa sheegay in uu ka qeyb-geli doono kulan ka beeri ee golaha shacab ka. Qoraal uu bartiisa Fac ebookku soo qoray xildhi baan Mahad Salaad ayuu ku sheegay in farriin ta kulanka Maanta ay soo gaartay,islamarkaana uu ka qeyb-gelayo,isaga oo tilmaamay in wixii ka dhashay warqaddii guddoomiye Mursal uu m asuuliyadeeda qaadan doono.

       "Fariinta Xildhibaanada loo soo diray ee la gu wargelinayo in uu jiro kulankii Golaha Shac abka beri oo Arbaco ah hada ayay na soo gaar tay. Waanan tagaynaa kulankaas beri in shaa’a llah. Wixii dhibaato ah oo nagu soo gaara sabab ta waraaqdii sharci darada ahayd ee Maxamed Mursal naga qoray 27 bishaan mas’uuliyadeeda isaga ayaa si shaqsi ah u qaadaya!” ayaa lagu yiri qoraalka Mahad Salaad.

     27-ka bishaan ayay aheyd markii guddoomi yaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan uu soo saaray qoraal 15-xildhibaan looga mamnuucayo 5-kulan oo ka mid ah fadhi ga golaha,isalamarkaana lagu eedeeyay is hor istaaga shaqadii golaha.

     Ajandaha kulanka oo Shalay lagu war-geli yay xildhibaanada ayaa ah 1. Covid19,2. U Cod eyn Laba Xubnood oo Guddiga M/B  ee Xuduud aha.,3 U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka.

Madasha Bad-baado qaran oo digniin ka soo saartay muddo kororsiga la hadal hayo,farr iina u diray guddoomiye Mursal

     Madasha Badbaado Qaran ayaa qoraal Xalay  ay soo saareen waxa ay uga hadleen xa aladda aiyaasadeed ee dalka iyo kulanka Maanta ee golaha shacabka.

    War-saxaafadeed ka soo baxay madasha Badbaado qaran ayaa si adag uga soo horjees tay muddo kordhin loo sameeyo madaxweyna ha muddo xileedkiisu dhammaday ee Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka oo uu waqt igooda dhammaaday.

      Sidoo kale waxa sheegeen in hanjabadda ka dhanka ah 15-kii xildhibaan ee uu Mursal she egay in uu ka ganaxay kulamada golaha shacab ka, waxii masuuliyad darro ee ka imaada uu Go ddmiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Deni iyo Axmed Madoobe oo Xalay kulan la qaatay wakiilada Beesha caalamka

       Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Max amed Islaam ayaa Xalay qaab ilay Wakiilada Beesha Caala m ka ee Soomaaliya ee ku sugan Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha taagan gaar ahaan Doorashada, Iyadoo Dowlad aha Puntland iyo Ju baland ay la wadaageen Beesha Caalamka ara gtidooda ku aadan sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo Shirwey naha Doorashada.

     Sidoo kalana wakiilada Beesha caalamka ayaa Shalay kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,islamarkaana kala hadlay arrimaha door ashooyinka.

Mursal iyo Lafta-gareen oo kulan la isugu keenay kadib khilaaf soo baxay

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Shalay hoy giisa ku qaabilay madaxweynaha dowlad gobol eedka Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Xasan Max amed Lafta-gareen, oo mu ddooyinkii dam be lasoo war inayay inuu kala dhaxeeyo khilaaf.

Sida aan xogta ku helnay, kulankaan ayaa waxaa gadaal ka riixeysa oo soo qaban-qaabisay Villa Somalia, oo rabta in meesha laga saaro kala shakiga muddooyinkii dambe ka dhex taagna labada mas’uul oo ka dhashay qor shaha uu guddoonka golaha shac abka ku doo nayo inuu mudo kororsi ugu same eyo Farmajo.

      Sida ay ogaatay Caasimada Online, labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay turxaan bixinta xii sada dhexdooda iyo sidii aysan saameyn ugu yeelen laheyn loolanka siyaasadeed ee taagan, kaasi oo maraya meeshii u sareysay.

      Madaxweyne Lafta-gareen ayaa la rumey san yahay inuu si cad uga soo horjeestay mud do kororsiga, taasi oo haddii ay dhacdo qalala ase weyn gelin karta dalka. Ma cadda haddii kulanka Shalay uu fikrakiisa beddelay.

     Waxaa kulankaan ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan dowladda federaalka, oo aad ugu xiran Villa Somalia iyo kuwa maamulka Koonfur Galb eed oo ayagu qeyb ka ah isu-soo dhaweynta la bada mas’uul oo ku kala irdhoobay kala shaki maalmihii dambe soo kala dhex-galay.

     Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Gudd oomiyaha golaha shacabka ayaa waxay kamid yihiin mas’uuliyiinta la dhacsan hogaaminta mad axweynaha waqtigiisa dhamaaday ee taageer ada weyn u ah, waana sababta u weyn ee Villa Somalia isugu soo dhaweynayso, si meesha loo ga saaro khilaafka ka dhaxeeya, midaasi oo ho os u dhigeysa in labada mas’uul uu midkood ka baxo garabka Farmaajo.

    Kulankaan ayaa imanaya xili uu hakad ku yi mid wada-hadaladii gooni-goonida ahaa ee maa lmihii u dambeeyay u socday madaxda dowlad goboleedyada, sidoo kalena waxa uu kusoo aad aya ayada oo maalinta Maanta ah uu kulan yeela nayo baarlamaanka, kaasi oo laga muujinayo

 walaac la xiriir in muddo kordhin la horgeeyo.

Q/M oo war ka soo saartay Safar Adam Abde lmoula uu ku tegay magaalada Dhuusam areeb

      Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghay aha-Guud ee QM ahna iskud uwaha Q M ee arri maha bani’a adamnimada u qaabilsan Soomaal iya, Adam Abdelmoula, iyo Wakiilka Ururka Caa fimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Mamunur Malik, ayaa Dorraad booqday Isb ita alka Xanaano ee M/Dhuusamareeb ee D/G/Ga lmud ug, iyaga oo si rasmi ah ugu waree jiyey W/Caafi maadka Galmudug 3 qalab oo Oksijiin ah oo ku shaqeeya tamarta cadce eda.

    Sida ka jirta inta badan de egaannada Soo maali ya, Galmudug – oo hoy u ah ku dhowaad 1.5 Mily an oo qof – waxay la daalaa dhaceysaa dhibaa to qalab yari ah oo la xiriirta daryeelka ca afim aadka. Sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta caa fimaad, guud ahaan Galmudug, dadka 38% oo kaliya ayaa awooda inay helaan daryeelka caaf imaadka.

      "Ogsijiinka waa maalgashi aad muhiim u ah, waxa uuna lagama maarmaan u yahay badbaa dinta nolosha ee dhammaan xaaladaha caafim aad ee degdegga ah,” ayuu yiri Mudane Abdelm oula intii ay socotay xafladda wareejinta. "Marka laga soo tago la tacaalidda cudurka Covid-19, qalabkaan muhiimka ah waxa uu caawin doo naa mustaqbalka dadka ku jira xaaladaha deg degga ah ee ubaahan oksijiinta dheeriga ah,    sida cudurka oof wareenka” ayuu ku daray had alkiisa.

       Ku wareejinta ogsajiinta ku shaqeysa tamar ta cadceeddu waa maalgashi aan la qiimeyn ka rin oo ka qeyb ah waaxda caafimaadka ee dad ka reer Galmudug, Waxaa jira cadeymo caalami ah oo sheegaya in ogsijiinta ku shaqeysa cadce eda ay yareyn karto dhimashada carruurta inta lagu guda jiro isbitaalada guud iyo carruurta u dhinta cudurka oof wareenka.

      Nidaamyada noocan oo kale ah, waxa ay si doo kale, noqon karaan kuwo aad uga jaban kan caadiga ah ee oksijiinta muddada dheer. Dal sida Soomaaliya oo kale ah oo heerarka dhi mashada dhallaanka iyo hooyadu ay kamid yihiin kuwa ugu sarreeya adduunka, nidaamya da noocan oo kale ah ee bixin kara oksijiinta iya da oo aan lahayn shabakad koronto waa lama huraan.

      Dr. Cabdi Cabdulle Xirsi, Agaasimaha ayaa yiri kuma cusba caqabadahaani Isbitaalka Han ano."Waxa aan dhagax dhigay markii cusbitaalk an la dhisayey, waxaana aad ugu faraxsanahay guusha uu gaaray sannadihii la soo dhaafay,” ayuu yiri Dr. Cabdi.

     Qeybta hooyada, dhowr sariirood oo gogol midabyo leh, iyo waxaa ku jira hooyooyin iyo ca rruur dhalan doonta. Ilmo yaryar, oo maalmo u un jira, ayaa ka helaya istibaalka taageero bad baadin, iyada oo loo marayo maaskaro oksijiin ah oo loo hagaajiyey in wejigiisa lagu daboolo.     "Waxaa jira haween isbitaalka noogu yimaa da oo soo lugeeya ilaa 100 kiilomitir, oo aan hay san wax gaadiid ah,” ayuu raaciyey.

      Isbitaalka Hanano waxa ku yaal magaalada     Dhusamareeb, oo ah meel uu ka buuxo anyaxa saxaraha, una eg lama degaan, geedaha sav anna iyo buuraha quraanjada waa weyn. Shaqa alaha caafimaadka ee Isbitaalka Hanano waxaa ka go’an in ay helaan habab cusub oo ay u fidi yaan adeegyo daryeel caafimaad oo tayo leh, ayna ka faa’iideystaan dadka ku nool Dowlad Goboleedka Galmudug.

     Q/Midoobay ee Soomaaliya waxa ay sii wadi doontaa la shaqeynta saaxiibbadeeda, si dib loo gu soo celiyo mashruucan, oo saameyn naf bad baadineed meelo badan oo kamid ah Galmudug iyo guud ahaan Soomaaliya.

Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Pun tland iyo Safiirka Jabuuti ee Sooma aliya?

     Madaxweynaha D/G/Puntland Siciid C/hi De ni,ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan, iya ga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah.

      Madaxweynaha iyo Da njire Aadan ayaa si gaar ah Waxay kaga wada had leen guud ahaan xaalad da dalku marayo gaar aha an arrimaha Doorash ada iyo muhiim ada ay lee dahay dorasho xor ah oo dalka ka dhac da.

    Siciid C/hi Deni ayaa hoteelka uu ka degan yahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde wa xa uu kulamo kala duwan kula qaadanayay saf iirada dowladaha taageera Soomaaliya.

Nin hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay magaalada Hargeysa iyo wararkii ugu dambeeyay

    Faah faahino dheerad aha ayaa ka soo baxa ya dil saacadihii la soo dhaafay ka dhacay M/Ha rgeysa ee caasimadda maamulka Soomalaliya, kaas oo uu geystay Nin hubeysan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip