Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo la yeelanaya madaxda dowlad gobaleedyada

0
Wednesday March 31, 2021 - 08:30:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo la yeelanaya madaxda dowlad gobaleedyada

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

      Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa billaabaya kulamo uu la qaadanayo madaxweynayaasha maamul gobaleedyada 5-ta ah ee dalka ka jira.

       Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeelanayo dowlad gobaleedyada ayaa yimid kadib markii shalay wakiilada Beesha caalamku kulan ay la qaateen Maxamed Xuseen Rooble,islamarkaana ku dhiira-geliyeen in uu doorkiisa qaato.

       Waxaa hakad-galay kulamadii madaxweynayaasha maamul gobaleedyada ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay magaalada Muqdisho,kadib markii la isku mari waayay qodobada qaar.

      Sidoo kalana waxaaa fashilmay isku dayo badan oo la doonayay in uu ku furmo kulanka madaxda dowladda iyo dowlad gobaleedyada,iyada oo la isku mari la’yahay qodobo xasaasi ah oo u badan shuruudo ay wataan madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo la yeelanaya madaxda dowlad gobaleedyada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip