Ciidamo la soo dhoobay Waddooyinka gala Madaxtooyada Somalia iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Wednesday March 31, 2021 - 08:01:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo la soo dhoobay Waddooyinka gala Madaxtooyada Somalia iyo wararkii ugu dambeeyay

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

ciidamada Haram-cad ee ka tirsan Ciidanka Booliska soomaliya ayaa saakay lagu arkayaa meel ku dhow birta laga galo Madaxtooyada ee Sayidka.

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa ii sheegay in Ciidanka haram Cad la dhigay meel u dhow biraha laga soo galo Madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo ay ku dhaxtaal xarunta Villa Hargaysa oo ay ku shaqeeyaan Golaha shacabka.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Haramcad ay kaabayaan ciidanka Booliska ee la shqeeya Golaha shacabka.Ciidamo hubeysan oo la geeyay xarunta baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo gordhow..




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip