Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

0
Tuesday March 30, 2021 - 19:44:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

    Ra'iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka Beesha Caalamka iyo Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda fedraal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka,iyaga oo ka wada-hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka Beesha Caalamka iyo Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka ayaa looga wada hadlay dardar gelinta iyo dhammeystirka arrimaha doorashooyinka dalka, si waafaqsan heshiiskii 17-kii September,2020 iyo soo jeedintii guddigii farsamada ee Baydhabo. Beesha caalamka ayaa Ra'iisul Wasaaraha ku war-gelisay muhiimadda ay leedahay in ay dalka ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo si siman ay uga qeyb-galaan musharaxiinta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip