Madaxweynaha Pakistaan Oo Laga Helay Cudurka CORONVIRUS

0
Tuesday March 30, 2021 - 09:24:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Pakistaan Oo Laga Helay Cudurka CORONVIRUS

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

     Dowladda Pakistan ayaa sheegtay in Madaxweynaha dalkaas Caarif Calawi laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib markii Madaxweynaha lagu sameeyay baaritaano kala duwan.

     Madaxweyne Caarif oo Qoraal kooban bartiisa Twitter-ka kusoo qoray waxaa uu ku sheegay in baaritaano lagu sameeyay lagu ogaaday inuu haleelay Cudurka COVID-19, isla markaana uu galay xaalad karantiil.

      20-kii bishaan ayay eheed markii ra’iisal wasaaraha dalkaas Cimraan Khaan laga helay Karoona Fayras, isagoo qaatay tallaalka looga hortago cudurkaan.

Mas’uuliyiinta kale ee laga helay cudurka waxaa ka mid ah wasiirka difaaca ee dalkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip