Ciidanka Jubbaland oo howlgal Miino baaris ah sameeyay

0
Tuesday March 30, 2021 - 08:45:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Jubbaland oo howlgal Miino baaris ah sameeyay

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howgallo miino baris ah waxaa ay kas ameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada Ururka 5aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Ciidanka Daraawiishta jubbaland howlgalka waxaa ay sigaar ah uga fuliyeen degaannada Dhaaycabdow, mayoonde iyo Buula-kuusow.

Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada ayaa sheegay in qoshahaan uu ka mid yahay qorshaha xaqiijinta amniga deegaanada maamulka Jubbaland,islamarkaana ay sii wedi doonaan.

Ciidanka Jubbaland oo howlgal Miino baaris ah sameeyay





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip