HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 28-MARS 2021

0
Sunday March 28, 2021 - 12:12:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 28-MARS 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Farmaajo oo ka hadlay geerida Taliyihii ciidanka Asluubta Somalia Gen. Ismaciil Axmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Ismaciil Axmed Ismaaciil oo Shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumku ayaa tilmaamay in uu muddo dheer u soo adeegay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, isaga oo kaalin mug leh ka soo qaatay aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Janaraal Ismaciil Axmed Ismaaciil waa mid murugo badan. Marxuumku wuxuu u soo adeegayey Qarannimada Soomaaliyeed muddo dheer, waxa uuna qeyb ka ahaa qorshihii aasaaskii Ciidanka Asluubta”

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeello Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehelka, shacabka iyo dowadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Kulankii golaha shacabka oo lagu kala dareeray kadib buuq xooggan oo hare eyay

Waxaa lagu kala dareeray kulankii golaha shacabka ay Shalay ku balansanaayeen xaruntooda Villa Hargeysa kadib markii lagu kala qeybsamay inuu fadhiga furmo.

Ajandaha kulanka oo Habeen hore lagu soo daabacay barta bulshada ee golaha Baarlamaanka, sidoo kalana xildhibaanada fariin qoraaleed loogu diray ayaa lagu sheegay in looga hadlayo arrimo ku saabsan Covid19, balse waxaa yimid tuhun laga qabo inuu jiro muddo kororsi loo sameeyo madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo golaha baarlamaankaba.

Ka hor inta uusan furmin fadhiga, buuq ayaa hareeyay xarunta Baarlamaanka, kadib markii qaar ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ay diideen iney saxiixaan buuga lagu xaadiriyo xildhibaanada, kadibna la wareegeen minbarka laga hadlo.

Xildhibaanadan ayaa lagu eedeeyay iney sameeyeen qalalaase, islamarkaana is horistaag ku sameeyeen inuu kalfadhiga furmo, iyadoo gudoomiyaha golaha shacabka ee wakhtigiisa dhamaaday uu sheegay in lasoo gudbiyo liiska xildhibaanada kiciyay buuqa si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan, sida uu qabo xeer hoosaadka Baarlamaanka. Kulankaan ayaa kusoo aadaya xilli madaxweynayaasha shanta maamul goboleed uu kulan uga socdo garoon ku yaalla xerada Xalane, iyadoo la rabo in laga arrinsado sidii shir weyne la isugu imaan lahaa maadaama Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ay diideen shirkii uu ku baaqay madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

MAXAA DHALIYEY KHILAAFKII BAARLA MAANKA EE SHALAY?

GOLAHA SHACABKA EE SOMALIA

Waxaa guuldarro ku dhamaaday kulan ay Shalay qaban lahaayeen golaha shacabka ee barlamaanka federaalka kadib markii xildhib aano ka tirsan golaha ay ku eedeeyeen guddo onka inuu qarinayo ajande aan ahayn kan la icla amiyay ee ahaa in laga hadlo cudurka Covid-19.

Xildhibaannadaas ayaa sheegay in golaha dibaddiisa la keenay ciidamo dhar cad ah oo ka tirsan hay'adda sirdoonka balse xildhibaanno kale ayaa rumeysan in kulanku ahaa mid caad iya oo la mid ah kulamadii hore lagana doodi lahaa ajandaha qoran ee Covid-19.

Guddoonka baarlamanka ayaa markii dambe golaha isaga tagay sidaas ayuuna ku baaqday kulankii loo ballansanaa.

Haddaba mid ka mid ah xildhibaannadii diid danaa fadhiga golaha inuu qabsoomo iyo Xildhi baan kale taageersanaa fadhiga Shalay inuu qa bsoomo ayaa BBC u warramay.

XILDHIBAAN XASAN CABDI ISMAACIIL

Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah xildhibaannadi diiddanaa fadhiga golaha Sha lay inuu qabsooma wuxuu sheegay sababaha ay fadhiga uga soo horjeesteen iney ahayd ajn daha oo xilli munaasab ah aan xildhibaannada loo soo dirin maadaamaa xeer hoosaadka uu dhigayo in 24 saac ka hor la soo diro, guddiga jo gtada iney ka fadhiistaan ajnadaha oo ay soo gudbiyaan, guddiga caafimaadka oo aan la soo marin ajndaha caafimaadka ee la shaaciyey iyo inuu ajndaha ahaa wax uu guddoomiyaha keli ah iska soo qortay.

"Ciidamada markaan aragnay waxaan u tag nay gudoomiyaha golaha annaga oo guddi ah waxaan ku dhahnay guddoomiye waxna waa la soo diray xildhibannana Dorraad wey hadlayeen oo waxay lahaayeen laba sana ayaan ku dhufs aneynaa, sideey wax u jiraan ciidamadanna na ga saar xoog iyo juujuub hadduusan jirin ha la ga hadlo labada sano lafteeda, wuxuuna nagu yiri ma saarayo ciidamada aniga ayey i ilaalinay aan anaana dalbaday ayuu nagu yiri" ayuu yiri Xildhibaan

XASAN CABDI ISMAACIIL.

"Muuminka laba jeer god lagama qaniino, ha dda ka hor inta la yiri guddi doorashaa laga had layaa wixi la sameeyey waa la ogyahay, anaga xildhibaannaan nahay walow aan kala aragti du wannahay saaxibba ayaan nahay oo waan is xan ognahay xaqiidaana ma seeggana cidwalba waxa laga shaqeynayana wey ogtahay waxa Shalay meesha laga rabayna Extension (muddo kororsi) ayuu ahaa wax qarsoonna ma eheen" ayuu yiri Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil.

XIDHIBAAN UBAX TAHLIIL WARSAME

Dhinaca kale Xildhibaanad Ubax tahliil War same oo ka mid ah xildhibaannada taageersa naa fadhiga golaha inuu qabsoomo oo BBC u warramay waxay sheegtay xubnaha la shaqe eya guddoomiyaha baarlamaanka kuraasti ay fa dhiisan lahaayeen iney dhowr xildhibaan fadhiis teen halkaasina qashqashaad ka sameeyeen guddoomiyaha baarlamaanka marka uu arkay kursigi, makarafoonki iyo buriskiba lagu haysto uu ku dhawaaqay inuu baarlamaanka xiro.

"Baarlamanka Shalay ayaa la furay sababta loo furayna waxay ahayd cudurka Covid-19 dal ka aad iyo aad ayuu u sameeyey umadda aad bey ugu dhamaatay sidaa darteed ayaa baar lamaanka Shalay loo furay si looga hadlo sidi ar rintan wax looga qaban lahaa ajanda hoose oo qarsanaana ma jirin, dharcad joogayna ma jirto waa been abuur ay sameysanayaan isheydana wax ciidan ah ma qabanin " ayey tiri xildhibaan

UBAX TAHLIIL WARSAME.

"Haddii ay wadahadallada socda ee arrimaha doorashada heshiisyo ka soo bixi waayaan oo la isku mari waayo baarlamaanka talada halka as ayey u taallaa isha keli ee furan waa baarlam anka, baarlamaanka ayaan go'aan ka gaaraya maahanae wax go'aan qof gaari karaa ma jirto laakiin hadda waxa aan sheegi karo ma jirto ayey tiri

Guddoonka baarlamaanka marka uu fadhiga Shalay golaha uu u qabsoomi waayey wuxuu sheegay xildhibaannadi ka dambeeyey in talla abbo laga qaadi doono, halka ay xildhibaanna da fadhiga Shalay hor istaagayna ay sheegay aan iney waajib dastuuri ah oo saarnaa ay gut een balse uu isagu dastuurka ku tuntay, haddii sharciga uu ku tumanayana ay guddoomiyaha laftiisa mooshin ka keeni doonaan.

XIGASHO:BBC

Shir gaar u ah 5-ta MADAXWEYNE gobol eed oo ka socda MUQDISHO

Waxaa Shalay xerada Xalane ka furmay shir gaar u ah madaxda maamul goboleedyada Soo maaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya shanta madaxw eyne goboleed ee dalka, sida Ax med Madoobe, Saciid Deni, Ax med Qoor Qoor, Cabdicasiis Lafta Gareen iyo Cali Guudlaawe, wuxu una kulankan ka billo wday hotel ku yaalla garo onka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wararka ayaa sheegaya in kulankaasi diirada lagu saar ayo is mari-waaga ka taagan fu rit aanka shirka wada-tashiga ee dowladda dhe xe & dowlad go boleedyada, kaas oo ay si weyn uga biyo diide en hoggaamiyeyaasha labada ma amul ee Jubb aland iyo Puntland.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi sii raacina ya in shirkan gaarka ah ee madaxda maamul go boleedyada kusoo qaadayaan xal u helida khil aafka weli ka taagan doorashooyinka.

Shirkaani ayaa dab-socdo kulamo gaar gaar ah oo ay maalmihii u dambeeyey lahaayeen ma daxda dowlad goboleedyada, si is-faham waaga jira loogu dhameeyo wa-hadal. Si kastaba dhow aan ayey aheyd markii uu baaqday shir u dhexe eyey beesha caalamka & maamul goboleed yada, kadib cadaadis ka yimid dhinaca dowl adda dhexe ee Somalia.

C/hi Maxamed Nuur: "Waxaan Shalay BF ugu nimid 200 oo maleeshiyaad ah”

Xildhibaan C/hi Maxamed Nuur oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka wakhtigiisa dhamaaday ayaa si adag uga had lay wixii ka dhacay Shalay xarunta golaha shacabka.

C/hi Maxamed Nuur ayaa ka mid ahaa xil dhibaanadii diiddanaa in ka lfadhiga laga furo ajande aan aheyn midkii loo sheegay xildhibaanada, ayada oo uu jiray qor she muddo kororsi oo uu waday Mursal, sida ay sheegeen xildhibaanada qaar.

Xildhibaanka ayaa sheegay iney horey uga war heleen in ajandaha kulanka uu yahay mud do kororsi, inta aysan xarunta soo gaarin, balse markii ay yimaadeen xarunta ay ugu yimaadeen ciidamo uu maleeshiyaad ku tilmaamay, kuna sheegay iney kasoo goosteen Al-Shabaab, isa goo siiyay sifo ah iney yahiin kuwa loo tababar ay kaliya iney dadka dilaan.

Waxa uu sidoo kale shaaca ka qaaday in gudoomiye Maxamed Mursal Cabdiraxmaan uu ku hanjabay inuu berri keeni doono askar intaas ka badan, islamarkaana ay muuqato iney ka shaqeynayaan muddo kororsi aan geed loogu soo gamban, oo qasab ah.

C/hi Maxamed Nuur oo warbaahinta kula had lay xarunta baarlamanka ayaa yiri "Sidaad ark eys aan Shalay waxa Baarlamaanka ka dhaca ya waa wax fowdo ah, ujeedka Shalay kalfa dhiga loo furayayna waxey aheyd in madaxwey naha muddo xileedkiisa dhamaaday loo sam eeyo mu ddo kororsi laba sano ah.”

"Horay waan u ogeyn balse waxey xaqiiqo noo noqotay markaan Shalay barlamaanka ugu nimiday 200 maleeshiyaad ah oo intooda badan yahay kuwa asalkooda kasoo goostay Al-Sha baab, muddana ku jiray xerada Sarrindi oo hube ysan”

"Gudoomiyaha golaha shacabka waxaan we ydiinay waxa ay yahiin askarta meesha ku jira, wux uuna noo xaqiijiyay inuu askartaan uu isag dalbaday, suurtagalna maahan ayadoo Covid19 laga hadlaayo in 200 askari oo hubeysan oo ah waliba kuwii loo tababaray dadka iney dilaan ah in halkaan lagu soo xareeyo,” ayuu yiri.

"Waxaan u sheegnay Gudoomiyaha in askar taan uu meesha ka saaro iyadoo aan ognahay waxa ay yahiin, wuxuuna noo sheegay inuu Ma anta la imaan doono askar intaas ka badan, saa xiibadey muddo kororsiga ka shaqeynaya waxa an leenahay afartiina sano iimaansada, ilaahey iimaanka ha idin galiyo.”

Mahad Salaad oo shaaciyey 3 arrin oo uu Mursal u sheegay xildhibaanno

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah xildhibaanada gol aha shacabka wakhtigi isa dhamaaday ayaa shee gay in gudo omiyaha golaha shacabka Maxamed Mur sal Cabdiraxmaan uu qor she uu watay u sheegay xildhibaano u tegay. Mahad Salaad, oo ka mid ahaa xildhibaana dii Baarla maanka ee Shalay xaadi ray kulankii baaqday ee bu uqa uu har eeyay, ayaa ba rti isa Facebook kusoo daa bacay in Maxamed Mur sal uu saddex arrin la wad aa gay qaar ka mid ah xil dhi baanada u tagay, inta uusan soo galin xaru nta golaha shacabka.

Mahad Salaad wuxuu sidoo kale ku baaqay in hurdada laga kaco, isla markaana Farmaajo yahay balaayo hagoogan sida uu hadalka u dhigay

HALKAAN KA AKHRISO QORAALKA MAHAD SALAAD:

Gudi Xildhibaano ah oo u tagay Gudoomiye Mursal Shalay intii uusan soo gelin hoolka shirar ka Golaha Shacabka wuxuu u sheegay:

1. Heshiiskii 17 September in uu fashilmay!

2. Muddo kordhin inuu u samaynayo Barla ma anka iyo Farmaajo!

3. Ciidamada xarunta Golaha Shacabka la kee nay in uu isagu dalbaday, lana soo badinayo.

Waxaa xaqiiqo ah in Shalay cid waliba u cadah ay meesha loo socdo. Hurdada halaga kaco aya an idin leeyahay Farmaajo waa balaayo inoo ha googane!

Midowga musharaxiinta oo ku biiray shir ka Xalane uga socda M/maamul gobal eedyada

Xubnaha midowga musharaxiinta ayaa Sha lay ku biiray shirka Xalane uga socda madaxda maamul gobaleedyada dalka ka jira, islamarka ana aragtidooda ka dhiiban doona khilaafka doorashada.

Musharaxiinta waxaa hogga aminaya madaxwe ynayaa shii hore ee dalka Sh.Shariif Sh.Axmed iyo Xasan Sh. Ma xamuud,islamarkaana gaaray hoteel Air port oo shirku ka furmay.

5-ta madaxweyne dowlaad gobaleed ayaa Sha lay waxaa u furmay kulan xasaasi ah, islamar kaana ka doodaya khilaafka doorashada iyo si da uu ku furmi karo shirka wadatashiga dora shooyinka.

Lama oga go’aanka ay qaadan doonaan dhinacyada hadda shirsan,iyaga oo dhowr jeer ku eedeeyay madaxweynaha in uusan rabin in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah.

Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay dad horleh oo u geeriyooday COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa war bixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona 48 saac ee ugu damba ysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wada nka: 148, isla markaana cudurka laga helay 174 Ruux.Dadka Cudurka laga helay ayaa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya sheeg tay inay kala jo ogaan, 65 Ruux Soomaa liland, 31 Ruux Gal mudug, 27 Jubbaland, Ban aadir, 14 ruux, Koon fur Galbeed 11, Hir-Shab eelle 10 ruux halka Puntland ay joogaan 16 Ruux.

Sidoo kale dadka cudurka laga helay ayaa waxaa ay kala yihiin 106 rag ah iyo 68 Dumar ah, halka cudurka ay u dhinten 17 Ruux oo kala jooga, 8 qof Jubbaland, Banaadir 5 ruux, Soom aliland 3 Ruux halka 1 qof uu degaannada Punt land cudurka ugu geeriyoday, waxana ka bogs aday 44 Ruux.Ugu dambeyn W/Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in guud ahaan tir ada guud ee dalka laga diiwaangeliyey cudur ka COVID-19 ay gaarayaan 10,838, dhimasha da 488 qofood halka ay cudurka ka bogsadeen 4,678

Maxuu yahay qorshaha loo Aas-Aasay hay’ ad da cusub ee Rooble Muqdisho ka daah-furay?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-garsiin ta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay daah-furay ‘hey’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed’ ta as oo ka shaqeyn doonta hubinta tayada, ilaalin ta badeecadaha iyo cuntooyinka dalka soo gala.

Dhismaha hey’adan waxaa ka soo shaqe ysay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha So omaaliya, sida lagu shaaciyey qoraal uu baahi yey xafiiska ra’iisul wasaare Rooble.

Ra’iisul wasaaraha oo goobtii daah-furka hadal ka jeediyey ayaa faahfaahiyey muhiimad da ay leedahay hey’addan oo mas’uul ka noqon doonta dajinta siyaasadaha, dhaqan-gelinta sha rciyada iyo habraacyada lagu hubinayo badqab ka iyo tayada caafimaad ee cunnooyinka iyo badeecadaha la keenayo Soomaaliya.

"Dalkeennu waxa uu noqday meel lagu soo guro waxyaabha dhacay sida cuntooyinka, daa wooyinka iyo iwm , laakiin Shalay oo ay taarii khdu tahay 27 March, 2021 waxaan haysannaa halbeegyo lagu hubinayo dhammaan waxya abahaas aan u baahanahay in tayadooda la ko ontaroolo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bo orriyay ganacsatada in ay u hoggaansamaan ha lbeegyada tayo-dhowrka, si loo ilaaliyo tayada badeecooyinka kala duwan ee dalka la soo galinayo.

Rooble ayaa shacabka ugu baaqay in ay fee jignaadaan oo ay iska hubiyaan tayada cunn ooyinka iyo badeecooyinka kala duwan oo ay

caalamka ka soo iibsadaan.


Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saa cadihii la soo dhaafay ka fuliyeen tuulooyin u dhow degaan ka janaale ee gobolka shabee laha Hoose.

Saraakiisha howlgalka hogaamineysay ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka uu ka damb eeyay kadib markii Ciidamada ay ka warheleen in degaannadaas ay ku sugan yihiin Xubno ka tirsan dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab.

Howgalka ayaa sigaar ah waxaa ay Ciidamada uga fuliyeen tuulada buulo xaaji oo hoostagta degaanka janaale ee gobolka shabeelaha hoo se, waxaana Ciidamada ay sameeyeen howlg allo baaritaano guri gir ah.

Mid kamid ah Saraakiisah Ciidamada DAN AB ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in lagu guuleystay ujeedkii laga lahaa howlgalka, isla markaana Ciidamada ay dileen Madaxii qar axyada Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo Magaciisa lagu sheegay Ismaa ciil Jiis iyo Xubno kale.Sidoo kale Saraakiisha waxaa ay sheegeen in xilliga howlgalka ay ciida mada fulinayeen ay Al-Shabaab ku howlanaay een fulinta weraro qorsheysan, hayeeshee ay Ciidamada ka hortageen.

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaa ndooska ayaa kordhiyay howlgalada qorshe eysan oo ay ka fulinayaan Gobolada Shabeel looyinka, waxaana saraakiisha Ciidamada ay sheegeeninay uga gol leeyihiin in ay uga hort agaan weerarada Al-Shabaab.

Maamulka G/Banaadir oo ka shiray dhaca Mobeelada ee kusoo batay Muqdisho

Guddoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaa sadda Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa Shalay shir guddoomiyey kulan

ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose oo looga hadlay dardargelinta Amniga Caasi madda.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Agaa simayaasha hoostaga qeybta Amniga iyo Siya asadda Gobolka Banaadir, la taliyaasha Amniga iyo saraakiisha Amniga Aqalka dowladda Hoose ee Xamar.

Kulanka ayaa lagu faaqiday cabashooyin ka imaanayey shacabka oo la xariira kooxo hubey san oo xiliyada habeenkii dhac geystay,walow oo ay ka jawaabeen ciidanka Booliska Sooma aliyeed.Waxaa kale oo looga hadlay sidii loo xo ojin lahaa wadashaqeynta u dhaxeysa shacab ka, laamaha amniga iyo maamulada degmooyin ka, si meel looga soo wada jeesto, loogana feejignaado dhagaraha ay cadowgu maleegay aan.

Gebagebadii, Guddoomiye Cali Yare ayaa kula dardaarmay saraakiisha amniga iyo Agaas imayaasha in ay laba jibaaraan shaqada ay ha yaan bulshada, waxaana uu sheegay in la joogt eyn doono kulamada noocan oo kale ah ee loo ga hadlayo Amniga Caasimadda.

Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha K/Galbeed iyo Safiirka Ingiriiska ee Somalia?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koon fur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Max amed Lafta-gareen ayaa la kulmay Safiirka cus ub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soo maaliya Marwo Kate Foster.

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa ugu horeen soo dhaweeyey Safiiradda Wuxu una kala hadlay sidii loo laba jibaari lahaa Shaq ooyinka ay ka haayaan Deegaanadda Koonfur Galbeed iyo sidoo kale xaalada guud ee Soom aaliya ee xiligan ka jirtaa sida Doorashooyinka, Amniga iyo Hormarka Guud ee Deegaanadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qa abilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster ayaa sheegtay in Koonfur Galbeed ay sii laba jibaa raayaan taageeradda ay ka siiso dhinaca Ciidamadda.

Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo & Faah faahin laga helayo

Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Bar-koontorool oo Ciidam o ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihin duleedka Magaalada Kis maayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalka ayaa waxaa uu ymid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan AL-Shabaab ay weerareen Bar-koontorool oo Ciidamada jub baland ku leeyihiin buundada Dariiq ee duleed ka Kismaayo, waxaana halkaasi ka dhacay dag aal in ka badan saacad socday.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta ay isku adee gsanayeen labada dhinac, isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay, hayeeshee ay sheegeen in sirasmi ah u xaqiijin karin dadka ku waxyee loobay dagaalkaas.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarkaas, waxaana warar lagu daabaay Bar aha Internet-ka ee taageera lagu sheegay in we erarkaas ay ku qaadeen Barta Koontorool lagu dilay laba Askari.Saraakiisha Ciidamada Jubba land weli wax faah fahin ah dagaalkaas kama bi xin, waxaana uu kusoo aadayaa xilli dhawaan Ciidamada Nabadsugida Jubbaland holwgal ay duleedka Kismaayo ka sameeyeen ay kusoo qabteen madaxii Macluumaadka MShabaab ee aaga Kismaayo Ugaas Aadan Mohamed (Dhak alow)

Laamaha Amniga Beledweyne oo xiray Kaa liyihii Maxkamadda Gobolka Hiiraan

Ciidamada Ammaanka Ma gaalada Beledweyne ee Xa runta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Shalay xireen Ca bdifitaax Xaashi Cismaan oo kamid ah Kaaliyayaasha Ma xkamadda Madaniga ee gobolka Hiiraan.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xari ga Kaaliya ha Maxkamadda Gobolka Hiiraan, balse Ciidamo ka ti rsan Booliska Beledweyne ayaa kasoo kaxee yay Maqaayad Shaaha laga cabo, iyaga oo ku xiray Saldhiga Booliska Maga lada Beledweyne.

In kastoo laamaha amniga aysan faah fahin ka bixin sababha loo xiray Kaaliyihii Maxkamad da Gobolka Hiiraan ayaa hadana waxaa maalmi hii la soo dhaafay uu khilaaf ka dhexjiray qeyb kamid ah madaxda Maxkamadda madaniga gob olka Hiiraan ugu sareeysa.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa siweyn khi laafkaas looga dareemay magaalada Beled weyne, waxaana Dorraad warqad kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Rayodka Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed taakoy Shaqada looga joojiyay Kaaliyihii Maxkamadda Cabdifataax Xaashi Cismaan ee Manta la xiray.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in uu jiro dadaalo ay wadaan mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Hiiran, taas oo ku aadan in la xaliyo khilaafka ka dhex-jira Maxkamadda Rayidka ee Gobolka Hiiraan.

Mareykanka Oo Shuruud Ku Xiray In Taliban Ay La Wareegto Afghanistan

Hay’adaha sirdoonka Mareykanka ayaa u sheegay maamulka madaxweyne Biden in koo xda Taliban ay la wareegi karto inta badan Afg hanistan labo ilaa saddex sano gudahood waa haddii ciidamada Mareykanka ay ka baxaan dal kaasi ka hor heshiis awood qeybsi oo dhexmara dhinacyada dagaalamaya.

Haddii ay tani dhacdo, waxa ay u oggolaan doontaa al-Qaacidda in ay markale saldhi gato Afghanistan, war geyska New York Tim es oo xi ganaya saraa kiil Mareykan ah oo aan mag acyadooda la she egin ayaa sidaas wariyay.

Madaxweyne Joe Biden ayaa go’aan ka gaaraya in 1-da bisha May uu qeybtii ugu danb eysay ee ciidamada Mareykanka oo gaaraya 3, 500 ka soo saaro Afghanistan, taasi oo qeyb ka aheyd heshiiskii Febraayo 2020 uu maamulkii Donald Trump la galay kooxda Taliban.

Wargeyska New York Times ayaa ku war ra maya in qaar ka mid ah saraakiisha Mareykan ka ee doorbidaya in ciidamada Marey kanku ay sii joogaan Afghanistan ay adeegsana yaan war bixinta sirdoonka si ay ugu doodaan in ciidam adu ay dalkaasi sii joogaan ka dib waqtiga loo qabtay bixistooda ee 1-da May.


Ciidamada Kenya oo Toogtay 5 ruux

Warbaahinta dowladda Kenya ayaa baahi say in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kenya ay toogteen Shan ruux oo lagu eedee yay inay dil geysteen, xili ay doonayeen inay ba xsadaan.

Dadka ay ciidamada Kenya togteen ayaa ku sugnaa M/Mombasa, waxaana laamaha amniga ay sheegeen in xogo ay ka heleen Shacabka u qaadeen howlgalka lagu dilay 5 ruux ee lagu ee deyay dilka.

Taliyaha Booliiska Nyali Daniel Mumasaba ayaa sheegay in howlgalkan uu dhacay Shalay oo sabti ah, isla markaana ragga la toogtay ay ahaayeen kooxo burcad ah oo dadka M/ Mom basa ay cabasho ka muujinayeen.

War-saxaafadeed kasoo baxay Laamaha am maanka Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in to dobaadyadii la soo dhaafay uu socday howlgal ka ka dhanka ah Burcadda ayna sii socon doo naan ilaa laga sifeeynayo Magaalada Mombasa iyo degaannada ku dhow dhow.

Kenya ayaa waxaa ay xilligaan dagaal kula jirtaa Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab oo ma rarka qaar weeraro qorsheysan ka fuliya degaa no ka tirsan gobolka Waqooyi bari iyo Kooxo Burcad ah oo dadka dhac u geysanaya.

Madax fara badan oo ka hadashay dadkii ku dhintay Shilkii Tareen ee ka dhacay Masar

Sidaynu la socono Dorraad waxa uu shil tare en ka dhacay meel ku dhow Deegaanka Al-Ibr aahimiya ee Gobalka Sohag ee Koonfurta dalka Masar, iyadoo ay 32 qof ku geeriyootay, halka ay 180-kalena ku dhaawacmeen.

Haddaba, Madaxda dalalka Carabta iyo ku wo kale ayaa waxay Dhambaal Tacsi ah u dir een Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax Al-sisi, iyagoo la wadaagay Tiiraanyada dadka ku naf-waayey iyo kuwii ku dhaawacmay Shilkaasi.

Boqorka dalka Baxrayn, Xamad Bin Ciisa Al-Khaliifa, Madaxweynaha Imaaraadka Carbta, Sheekh Khaliifa Bin Zayid Al Nahyaan, Xoghaya ha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Yuusuf Al-cuthmaani, Afhayeenka Barlamaanka Carbeed, Caadil Bin C/raxmaan Al-usumi , Wasi irka Arrimaha Dibedda ee dalka Urdun, JAyman al-Safadi iyo W.A.D. Iraq, Fu’aad Xuseen ayaa ka mid ahaa Madaxda Cabeed ee ka tacsidey say dadkii ku geeriyooday Shilkii Tareen ee Dor raad ka dhacay Koonfurta dalka Masar.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradaha Arrim aha Dibedda ee dalalka Somalia iyo Turkiga ay aa iyagana Tacsi ka diray shilka tareen ee Dor raad ka dhacay Masar.

Sidoo kale, Madaxweynaha dalka Raashiya, Valamadir Putin ayaa isagana qoraal tacsi ah oo uu soo dhigay Barta Madaxtooyada Keremili inka u diray dhigiisa dalka Masar, C/Fataax Al-sisi oo uu kaga tacsideeyey dhacdadaasi xan uunka leh ee ay Muwaadiniin Masaari ah ku dhinteen, kuna dhaawacmeen. Putin waxa uu qoraalkiisa ku yiri: "Madaxweyne sharafta leh, Saaxiibkayga Qaaliga ah, Fadlan iga guddoon Tacsida tiiraanyada leh ee ku aadan cawaaqib-xumadii ka dhalatay shilkii masiibada ee ka dha cay Gobalka Sohag. Waxaan idinka codsana yaa inay Tacsi iyo Taageero iga gaarsiisaan qo ysaska ay dadkooda ku geeriyoodeen Shilka asi, waxaana kiwi dhaawacmay u rajeynayaan Caafimaad iyo Bogsasho Degdeg ah”.

Si kastaba ha ahaatee, ma aha markii ugu horeysay oo shil Tareen oo lagu riiqmay ka dhaco dalka Masar, iyadoo Nidaamka Tareena da Masar la sheego inay haysato qalab xumi iyo Maamulka Tareenada oo dhinaca Maarayn ta ka liita.

Tusmada Rasmiga ee Shilalka Tareenada ee Masar ka dhacay tan iyo sanadkii 2017-kii waxay gaarayaan 1,793 Shil oo dhimasho iyo dhaawacyo sababay.

Sanadkii 2018-kii, Tareen ay la socdeen Rak aab ayaa waxa uu ku qalibmay meel ku dhow magaalladda Aswaan ee Koonfurta dalka asi, iyadoo ay 6 qof ku dhaawacantay

Sheekh Shariif Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Qoorqoor Iyo Cali Guudlaawe

Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galm udug oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ka dhacay hoyga Shariifka ayaa waxa looga hadlay Arrimaha doorashada dalka ka dhacaya iyo sida loo xalin karo khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada oo aan weli wax heshiis rasmi ah laga gaarin.

Inta uu socday kulanka looga arrinsaday sida Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cali Guudlaawe ay qeyb uga noqon laha ayeen dadaalka lagu doonayo in dalka ay uga dhacdo doorasho heshiis lagu wada yahay oo si xor ah u dhacda.

Kulanka dhexmaray Sheekh Shariif iyo lab ada Madaxweyne maamul ayaa waxa ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud, RW hore Kheyre iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wars ame.

Shalayn ayey aheyd markii Midowga Musha raxiinta Madaxweynaha ay ka qeyb galeen shir u furmay Madaxweyneyaasha dowlad Gobole edyada dalka, iyagoona u gudbiyay tabashooy inka ay ka qabaan doorashada iyo sida lagu xal in karo khilaafka taagan.

Akhriso:-Magacyada Xildhbaano Laga Joojiyay Ka Qeyb Galka Kulam Ada Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh cabdiraxmaan ayaa shaaciyay lii ska 15 xildhiban, kuwaas oo laga joojiyay ka qe yb-galka kulamada soo socda ee Baarlamaanka mudada xilheyntooda uu dhamaaday.

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha oo la ogeeysiiyay, Madaxa Habdhawrka Golaha Shacabka, Xoghayaha Guud ee Golaha Sha cabka, ha Ciidanka Amniga Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu sheegay in 5 kulan aysan iman Karin 15 mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka.

Xildhbaannadaan ayaa sababaha looga jooj iyay ka qeyb-galka 5 kulan ee golaha Shacabka ayaa waxaa lagu sheegay inay ishor-istaag ku sameeyeen furitaanka kulankii shalay ee Golaha Shacabka kaas oo uu buuq ka dhashay.

Anigoo tixraacay warqada sumadeedu tahay GSH003/B-10 /12/21 ee lka soo baxday Xafiiska Habdhawrka Golaha ee ku taariikhaysan 27/3/ 2021, waxaan si waafaqsan warbixinta Habdh owraha, xubnaha magacyadooda hoos ku xus an yahay ee horjoogsigga ku sameeyey fadhiga Golaha 27kii Maanso 2021 laga joojiyey shan (5) fadhi laga bilaabo taarikhda warqadan iyaga oo ku xadgudbay Qodobka 16aad (), , Qodobka 18aad faqrada (a), (b), Qodobka 19aad faqrada 1aad (b), , (d), ), (O, ( iyo Qodobka 28aad faq rada 5aad



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip