Banaan-baxayaashii ugu badnaa oo Maalin gudaheed lagu laayay dalka Myanmar

0
Sunday March 28, 2021 - 08:38:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaan-baxayaashii ugu badnaa oo Maalin gudaheed lagu laayay dalka Myanmar

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

      Dad badan ayaa waxaa dalka Myanmar ku dilay ciidamada ammaanka ee dalkaasi.

     Ugu yaraan 91 qof oo ay caruur ku jiraan ayaa la dilay, tiradaasi oo ay diiwaangalisay hay’adda caawiso dadka u xir-xiran siyaasadda ee loo soo gaabiyo (AAPP),.

      Waxaa lagu tilmaamay in ay Sabtidii ahayd ahayd maalinkii ugu dhimashada badnaa tan iyo intii ay dibadbaxyada ka bilaabmeen dalka Myanmar.

      "Waxay noo dilayaan sidii Shinbiraha iyo Digaaga oo kale, xitaa anaga oo guriyaha ku sugan ,” waxaa sidaasi wakaalada wararka ee Reuters u sheegay Thu Ya Zaw oo ku sugan magaalada Myingyan.

     "Dan kama lahin ee waan sii wadeynaa dibadbaxyada”, ayuu intaa ku daray.

Howlgaladan ay booliiska dadka badan ku laayeen ayaa ku soo beegmaya, xilli ay horey militariga uga digeen dibadbaxayaasha in ay isu soo baxaan.

     Saraakiisha Mareykanka, UK iyo midowga Yurub ayaa cambaareeyay falka lagula kacay dibadbaxayaasha.

"Dan kama lahin ee waan sii wadeynaa dibadbaxyada”, ayuu intaa ku daray.

     Howlgaladan ay booliiska dadka badan ku laayeen ayaa ku soo beegmaya, xilli ay horey militariga uga digeen dibadbaxayaasha in ay isu soo baxaan.

Saraakiisha Mareykanka, UK iyo midowga Yurub ayaa cambaareeyay falka lagula kacay dibadbaxayaasha.

Banaan-baxayaashii ugu badnaa oo Maalin gudaheed lagu laayay dalka Myanmar





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip