Akhriso:-Magacyada Xildhbaano laga joojiyay ka qeyb galka kulamada Golaha Shacabka

0
Sunday March 28, 2021 - 07:10:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 167
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Magacyada Xildhbaano laga joojiyay ka qeyb galka kulamada Golaha Shacabka

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh cabdiraxmaan ayaa shaaciyay liiska 15 xildhiban, kuwaas oo laga joojiyay ka qeyb-galka kulamada soo socda ee Baarlamaanka mudada xilheyntooda uu dhamaaday.

      Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha oo la ogeeysiiyay, Madaxa Habdhawrka Golaha Shacabka, Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka, ha Ciidanka Amniga Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu sheegay in 5 kulan aysan iman Karin 15 mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka.

     Xildhbaannadaan ayaa sababaha looga joojiyay ka qeyb-galka 5 kulan ee golaha Shacabka ayaa waxaa lagu sheegay inay ishor-istaag ku sameeyeen furitaanka kulankii shalay ee Golaha Shacabka kaas oo uu buuq ka dhashay.

       Anigoo tixraacay warqada sumadeedu tahay GSH003/B-10 /12/21 ee lka soo baxday Xafiiska Habdhawrka Golaha ee ku taariikhaysan 27/3/2021, waxaan si waafaqsan warbixinta Habdhowraha, xubnaha magacyadooda hoos ku xusan yahay ee horjoogsigga ku sameeyey fadhiga Golaha 27kii       Maanso 2021 laga joojiyey shan (5) fadhi laga bilaabo taarikhda warqadan iyaga oo ku xadgudbay Qodobka 16aad (), , Qodobka 18aad faqrada (a), (b),    Qodobka 19aad faqrada 1aad (b), , (d), ), (O, ( iyo Qodobka 28aad faqrada 5aad

<br /><div id=



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip