Dortmund Oo Real U Xadiday Qiimaha Ay Ku Heli Karaan Aubameyang

0
Thursday March 31, 2016 - 11:40:54 in Sports News by
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dortmund Oo Real U Xadiday Qiimaha Ay Ku Heli Karaan Aubameyang

    Kooxda Dortmund ayaa farriin adag u dirtay kooxda Real Madrid oo aad ugu waalaneysa saxiixa weeraryahankooda ee Emerick Aubameyang , waxa ayna u xadideen qiimaha lacageed ee laacibka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Dortmund ayaa farriin adag u dirtay kooxda Real Madrid oo aad ugu waalaneysa saxiixa weeraryahankooda ee Emerick Aubameyang , waxa ayna u xadideen qiimaha lacageed ee laacibka

Wiilkaan reer Gabon ayaa soo jiitay indhaha kooxaha ugu weyn yurub waxaana kooxaha u waalanaya ugu xooggan Real

Agaasimaha fulinta kooxdaas ayaa wargeyska Blid ee Jarmalka ka sheegay in laacibkaan uusan kooxdaas kaga huleeli doonin illaa ay heleen qiimo lacageed oo maskaxda ka weyn

” Haddii uu na soo gaaro dalb 100 milyan oo euro ah ama ka badan waa laga yaabaa in aan wada xaajood ka furno haddii aysan dhicin sidaas laacibka wuu nala joogaya” ayuu yiri agaasimaha fulinta kooxdaas



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip