Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo isku dhex dilay Xabsi uu ku xirnaa oo aad loo ilaaliyo

0
Friday March 26, 2021 - 20:56:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo isku dhex dilay Xabsi uu ku xirnaa oo aad loo ilaaliyo

    Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe in uu isku dhexdiley xabsiga dhexe ee Garoowe. Maxbuuskan oo magaciisa lagu sheegay Cali ayaa 3-dii bishan March 2021-ka Maxkama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in Maxbuus ku xirnaa Xabsiga dhexe in uu isku dhexdiley xabsiga dhexe ee Garoowe. Maxbuuskan oo magaciisa lagu sheegay Cali ayaa 3-dii bishan March 2021-ka Maxkamad ciidan ku ridday xukun 10- Sano ah,islamarkaana lagu eedeeyey inuu katirsanaa Kooxda Al-shabaab. Ninkan ayaa laga qabtay Garoowe 3- bilood ka hor, xili uu ka soo degey Garoonka diyaaradaha ee Garoowe lana sheegay in uu usii gudbi lahaa magaalada Boosaaso. Laamaha amaanku kama hadlin geerida Maxbuuskan iyo sababta keentay in uu isku dhex dilo xabsiga weyn ee Garoowe oo aad loo ilaaliyo.


 
 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip