Soomaaliya iyo UK oo ka wadahadlay sugida Amniga doorashooyinka

0
Friday March 26, 2021 - 20:00:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo UK oo ka wadahadlay sugida Amniga doorashooyinka

    Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay arimmo badan oo ay ku jireen xoojinta taageerada Dalka Ingiriiska uu siiyo ciidanka iyo sugidda amniga doorashooy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay arimmo badan oo ay ku jireen xoojinta taageerada Dalka Ingiriiska uu siiyo ciidanka iyo sugidda amniga doorashooyinka oo lafdhabar u ah Boliiska Kulankaasi oo ka dhacay xarunta safaaradda UK ee magaalada Muqdisho,waxaa labada mas'uul ay is dhaafsadeen hadallo warbixin ah,iyadoo danjiraha uu bogaadisay shaqada adag ee ay hayaan ciidanka booliiska Soomaaliya. Taliyaha booliiska ayaa dowladda UK uga mahadceliyay taageerada ay siiyaan Soomaaliya guud ahaan gaar ahaan ciidanka booliiska. Dowladda UK ayaa kamid ah dalalka taageerada dhismaha dowladnimada Soomaaliya oo ay ku jiraan hey'adaha nabadgeliyada oo booliisku ugu horeeyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip