Madaxweyne Farmaajo Oo Ergo Madaxweynayaal Ah U Diray Axmed Madoobe Iyo Siciid Deni

0
Thursday March 25, 2021 - 21:19:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ergo Madaxweynayaal Ah U Diray Axmed Madoobe Iyo Siciid Deni

    Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland si loogu soo qanciyo in ay ka soo qayb-galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Madaxwaynayaasha ergada ah ayaa waxay kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland si loogu soo qanciyo in ay ka soo qayb-galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Madaxwaynayaasha ergada ah ayaa waxay kala yihiin madaxwaynaha Galmudug, madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo madaxwaynaha Hirshabeele. Maanta ayaa la filayay in ay shir yeeshaan Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Beesha Caalamka, balse shirkaas ayaa baaqday,waxaana wali taagan khilafkii u dhexeyay Dowladda dhexe iyo Madaxweynayasha Jubbaland iyo Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip