Sarkaal ka tirsan ciidamada Millatariga oo lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Thursday March 25, 2021 - 12:13:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal ka tirsan ciidamada Millatariga oo lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

    Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino nooca dhulka lagu aasa ah ayaa lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada Milla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad aha ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa Miino nooca dhulka lagu aasa ah ayaa lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada Millatariga Soomaaliya oo marayay wadada aadda degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ku dhintay Sarkaal lagu magacaabo Cali Bariis oo katirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip