Dhageyso:-Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Janan & dowladda Soomaaliya

0
Thursday March 25, 2021 - 09:07:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Jubbaland oo ka hadashay heshiiska Janan & dowladda Soomaaliya

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay heshiiska Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan uu la galay dowladda Soomaaliya, iyada oo shalay lagu soo dhaweeyay degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo.

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland ayaa sheegay in Go’anka uu qaatay Cabdirashiid Janan aan wax saameyn ah ku yeelan doonin Jubaland, welina mowqifkooda arrimaah Gobolka Gedo uu weli yahay sidiisii.   

Wasiirka oo wareysi siiyay BBC-da waxaa uu sheegay inay ka warheleen waqtiyadii ugu dambeeyay in uu wada-adahllo kula jiro dowladda Federalka Soomaaliya, hayeeshee Shaqadii uu ka tegay ay wlei sideedii u sii socon doonto.



 

Maamulka Jubaland ayaan ku dheeraan ka hadalka go’aanka Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan uu kula heshiiyay dowladda Soomaaliya, hayeeshee shalay uu xilkii ka qaaday madaxweynaha Jubbaland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip