Eriteria Oo Lagu Eedeeyay In Boqolaal Qof Ay Ku Laayeen Magaalada Aksum

0
Thursday March 25, 2021 - 08:25:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eriteria Oo Lagu Eedeeyay In Boqolaal Qof Ay Ku Laayeen Magaalada Aksum

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guddiga xuquuqda aadanaha Itoobiya ayaa sheegay in askar Eritrea u dhalatay ay dad rayid ah oo tiradoodu ka badan tahay boqol qof ku laayeen magaalada Aksum ee gobolka Tigray dhammaadkii November.

Baaritaanka uu guddiga sameeyay ayaa salka ku hayay warar sheegaya in dhammaadkii November ay magaaladaasi qadiimiga ah ka dhaceen falal noqon kara dembiyo dagaal.

        Warbixinta guddiga ayaa lagu sheegay in dadka la laayay ay isugu jireen shacabka magaalada iyo dad meel kale uga yimid inay ka qeybgalaan xus diimeedka Aksum Tsion.

Qof goob-joog ahaa ayaa guddiga u sheegay in ciidamada Eritrea ay guri ka wateen oday 70 jir ahaa iyo laba wiil oo uu dhalay, "kadibna ay ku toogteen barkad biyo oo gurigooda u dhaweyd.”





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip