Jubbaland oo Nolosha ku qabatay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

0
Thursday March 25, 2021 - 08:22:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo Nolosha ku qabatay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

      Ciidanka Nabadsugidda Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo qabteen Sarkal ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab.

     Sida ay sheegeen cidamada Sirdoonka Jubbaland waxa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deeganada Gosha ku soo qabtay madaxii Macluumaadka AlShabaab ee aaga Kismaayo.

           Magaca Sarkaalka ayaaJubbaland waxa ay ku sheegtay Ugaas Aadan Mohamed (Dhakalow),kaas oo ahaa madaxa macluumaadka

 Alshabaab,silamarkaana xogaha siin jiray Alshabaab.

Jubbaland oo Nolosha ku qabatay Sarkaal ka tirsan Alshabaab

XIGASHO:CEELDHEER.NET




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip