HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 22 MARS 2021

0
Monday March 22, 2021 - 12:11:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 22 MARS 2021

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Deni oo shaaciyey in ciidamo lagu soo wee raray Xalane, shaki geliyey shirka berri

Madaxweynaha D/G/Puntland, Siciid C/hi De ni ayaa Shalay ka hadlay shirka lagu wado inuu ka furmo teendho ku taalla garoonka ciidamada cirka ee Afisyooni iyo khilaafka doorashooyinka oo xiligan maraya meel xasaasiya, isaga oo sha aca ka qaaday in ciidamo lagu hareeyey.

Saciid Deni oo wareysi gaar ah siiyay idaac adda BBC-da laanteeda Afka So omaaliga ayaa sheegay in uus an ka war hayn shirka ay bee sha caalamku sheegtay inuu bi laabanayo maalinta berri ah, isla markaana aysan jirin cid kala ha dashay arrinta shirkaas, sida uu sheegay.

"Waxaan halkaan nimid kadib markii aan ma rti-qaad ka helnay beesha caalamka, gaar aha an James Swan iyo Yamamoto oo aad baryaha an ugu howshanaa sidii dhinacayada la isugu keeni lahaa ka dib markii uu dhammaaday mu ddo xileedkii hay’adaha dastuuriga ah ee DFS, waxaan mudadii aan joognay wada-hadal la ye elanay beesha caalamka iyo dad badan oo Soo maali ah oo ay ugu muhiimsan yihiin madaxdii hore oo hadda ku mideysan Midowga Mura shaxiinta,” ayuu yiri.

Deni ayaa carab ka ku adkeeyay in ay muh iim tahay in marka hore xal laga gaaro arrinta ciida mada oo uu shee gay inay si gaar ah u istic maalan mad axda u sareysa ee DFS ee waqtigoo da dhama aday, ka hor inta aan la aadin he shi is doorasho.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Hab een hore dowl adda waqtigeedu dham aaday ay ciidamo hor leh kusoo daabusahy ga roonka Aadan Cadde oo uu degan yahay, midaasi oo uu ku tilmaam ay inay arrintaas lamid tahay weerarkii lagu qa aday madaxweynayaashii hore xili ay ku sugn aayeen hutel Ma’ido.

"Maxaa shir laga qeyb-galaa meeshii aan u maleeynaynay inay aamin tahay oo ay AMISOM tiri anagaa amnigeeda sugeeyna oo ay Beesha Caalamka nagu casuumtay ayaa Ha been hore nalagu soo weeraray oo afarta dhinac ciidamo nagala dhigay, waxaana ciidamaasi u fasiranay inay lamid yihiin kuwii 19-kii Febaraayo weeray Ma’ da,” ayuu yiri.

Waxa uu hadalkiisa sii raaciyey "Muddadii aan joognay (magaalada Muqdisho) dhinaca xu kuumadda ma jirin cid nagala hadashay ma jirin, waxayna u muujineysa inaysan diyaar u ahayn imaansheheena.”

Hadalka Deni ayaa kusoo aadaya xili ay Shalay beesha caalamka shaacisay in 22 ah uu furmayo shirka doorashada ee mada xda dowla dda iyo kuwa maamulada, ayada oo sidoo kal ena uu Mareykanka ku amray madaxda dowlad goboleedyada inaysan ka bixin magaalada Mu qdisho ilaa heshiis laga gaarayo doorashada.

Xukuumadda Xil-Gaarsiinta Ah Oo U Jawaabtay Madaxweyne Saciiid Deni

Xukuumadda Soomaaliya ee xil-gaarsiinta ah ayaa Jawaab ka bixisay hada lkii Dorraad kasoo yeeray Mada xweynaha maamulka Puntland Saciid C/hi Deni ee ahaa in Ciidamo hor leh la geeyay Garoonka Aadan Cadde, laguna weeraray Xer ada Xalane.

Wasiirka Warfaafinta Cismaan Abuukar Dub be oo dad kula hadlaayay aalada Clubhouse ay aa waxaa uu sheegay in aysan jirin Ciidamo gal ay Garoonka Aadan Cadde oo weerar ku qaa day halka uu Xalane ka degan yahay Madaxw eyne Saciid Deni.

Waxaa uu sheegay Dubbe inuu xiriiro la sa meeyay taliyeyaasha Ciidamada, isla markaana aysan jirin Ciidamo la geeyay Garoonka oo Deni weerar ku qaaday, wuxuuna caddeeyay in Ma daxweynaha Puntland loo sheegay warar been abuukar, maadaama isaga uusan banaanka u soo bixin.

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta ayaa tilma amay inuu aamisan yahay in Madaxweyne Deni ay war qaldan u geeyeen oo ay u sheegeen in Ciidamo dowladda geeysay Garoonka, taasina aysan waxba ka jirin, isagoona u caddeeyay shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Puntland Saciid C/hi Deni oo la hadlaayay BBC Somalia ayaa waxaa uu shee gay in DFS ay Ciidamo Haramcad dul-dhigtay halka ay degan yihiin, isla markaana lagu soo weeraray Xalane, waa sida uu hadalka u dhigay.

AMISOM Oo La Wareegtay Ammaanka Shir ka La Filayo In Uu Ka Furmo Muqdisho

Warar hoose oo soobaxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Amisom ay la wareegeen Am maanka goobta uu ka dhacayo shirka u dhex eeya D/F/Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah.Waxaa la sheegay in si buuxda ay AMISOM ula wareegtay ammaan ka shirka, Waxaana shir Shalayeyd soo dha maaday la isku afgartay, in ciidamada madaxda oo ay ku jiraan kuwa federaalka gaadiidka da gaalka iyo ciidamada looga reebi doono alba bada laga galo garoonka Aadan Cadde.

Sidoo kale wararku waxaa ay intaa ku dar ayaan in madaxda dhamaan aan loo ogolaan do onin in hubka ay la gudbaan marka laga reebo ilaalada gaarka ah ee loo yaqaan VIPda.

Shirka u dhexeeya Dowladda dhexe iyo Dow lad Goboleedyada ayaa la filayaa in berri uu fu rmo, waxaana magaalada Muqdisho ku sugan dhammaan madaxda maamul Goboledyada dalka, kuwaasi oo shirk aka qayb gali doona.

Mareykanka oo amar culus kusoo rogay ma dax maamul goboleedyada Soomaaliya

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Shalayeyd war adag kasoo saartay shirka lo oga arrinsanayo doora shada ee la filayo inuu ka qabsoomo aagga la ilaaliyo ee Gegida Diya ara daha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Mu qdisho. Qoraal kasoo baxay safaarada ayaa la gu sheegay inay Shacabka Soomaaliy eed raba an doorasho, islamarkaana ay tahay inay mad axda maamulada ay joogan magaalada Muqdi sho ilaa inta heshiis laga gaarayo hanaanka doo rashada.

"Dadka Soomaaliyeed waxay rabaan doora sho hadda ah. Saciid Cabdullahi Deni, Axmed Madoobe, Axmed Kaariye Qoor-Qoor, Cali Gu udlaawe iyo Lafta-gareen waa inay joogaan Mu qdisho ilaa heshiis doorasho laga gaaro. Fa shilku ma ahan ikhtiyaar,” ayaa lagu yiri qoraal ka Safaaradda.

Ammarkaan oo u muuqda mid looga digayo in madaxda ku sugan magaalada Muqdisho ay ka baxaan ka hor inta aan heshiis laga gaarin doorashada, si gaar ahna madax goboleedyada taabacsan Farmaajo, ayaa sii kordhinaya cada adiska ay beesha caalamka ku saareyo madax da dowladda federaalka iyo kuwa maamulada in ay heshiis ka gaaran doorashada.

Qoraalka Safaarada oo ah amar culus oo ku socda madaxda dowlad goboleedyada ayaa wa xa uu meesha ka saaray in kulanka Muqdisho uu fashilmay, sida kuwii hore, islamarkaana ay dhinacyadu ka shaqeeyan sidii ay heshiis u wa da gaari lahaayeen.

Qoraalka Safaaradda ayaa imanaya xili ay Shalay Saaxiibada beesha caalamka qoraal ka soo saareen heshiiska doorashada, iyagoona u gu baaqay madaxda Soomaalida inay si dha khso leh u shiraan ayna muujiyaan hogaamin iy agoo ka amba-qaadaya soo-jeedintii Gudiga Farsamada ee Baydhabo ee 16kii Febraayo 2021 si loo hirgeliyo hanaanka doorashada ee 17kii Sebtember 2020 loona gudbo doorashoo yinka iyadoo aanu jirin dib-u-dhac.

"Saaxiibada Caalamka waxay soo dhaweyna yaan imaatinka ka qeyb galayaasha shir madax eedka DFS iyo Hogaamiyaasha D/xubnaha ka ah DFS, kaas oo lagu qaban doono aagga la ila aliyo ee Gegida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaana lagu dha waaqay inuu bilaaban doono 22 Marso 2021,” ayaa lagu yiri qoraalka ay sida wada-jirka ah usoo saareen beesha caalamka.

Beesha caalamka ayaa ku dadaaleysa in shi rka Muqdisho ee ka furmay gudaha Xalane uu fashilmo, sida kuwii ka horeeyay ay ugu kala ka ceen madaxda isku haya doorashada, xili uu dhamaaday muddo xileedkii sharciga ahaa ee dowladda.


Beesha caalamka oo war kasoo saartay shir ka Xalane iyo goorta uu dhacayo

Beesha caalamka ayaa qoraal ay soo saa rtay ku xaqiijisay in shirka madaxda DFS iyo D/G/yada uu ka dhacayo aagga la ilaaliyo ee Gegida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho.

Qoraalka ayaa lagu yiri "Saaxiibada Caala mka waxay soo dhaweynayaan imaatinka ka qe yb galayaasha shir madaxeedka DFS iyo Hoga amiyaasha Dowladaha xu bnaha ka ah DF, kaas oo lagu qaban doono aagga la ilaaliyo ee Gegida Diya aradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Mu qdisho, waxaana lagu dhawaaqay inuu bilaaban doono 22 Marso 2021.”

Beesha caalamka ayaa ugu baaqday madax da Soomaalida inay si dhakhso leh u shiraan ay na muujiyaan hogaamin iyagoo ka amba-qaa daya soo-jeedintii Gudiga Farsamada ee Bay dhabo ee 16kii Febraayo 2021 si loo hirgeliyo hanaanka doorashada ee 17kii Sebtember 2020 loona gudbo doorashooyinka iyadoo aanu jirin dib-u-dhac.

Waxay sidoo kale dhiiri-gelisay la-tashiyada lala yeelanayo saamilayda kale sida dhinacyada siyaasadda, ururada bulshada rayidka ah, iyo sharci-dajiyeyaasha muhiimka ah si loo dhag eysto aragtiyadooda loona xaqiijiyo in geedi-soc odka doorashada uu helo taageero ballaaran.

"Nooma muuqato wax kale oo lagu beddeli karo laguna hirgelin karo hannaanka doorasha da ee 17kii Sebtember iyadoo la raacayo jad wal si dhaqso leh u hirgala si loo qabto door ashooyin nabdoon, loo wada dhan yahay, xor, xalaal ah oo lagu kalsoonaan karo. Saaxiibada caalamku ma taageeri doonaan geedi-socod aan loo dhamayn ama mid barbar-socod ah, ama dadaalo horseedaya kordhinta muddo xile edyadii horay u jiray,” ayaa lagu yiri qoraalka be esha caalamka.

Waxay kale oo ay ka codsadeen madaxda Soomaaliyeed inay ka faa’iideystaan fursaddan oo ay gaaraan xal siyaasadeed nabdoon oo hor seda doorashooyin, ayna sameeyaan tanaasu laadka lagama maarmaanka u ah danta qaran ka Soomaaliyeed iyo dadkiisaba.

"Saaxiibada caalamku waxay sii wadayaan dadaaladooda ku aaddan isku soo dhoweynta saamilayda Soomaaliyeed. Waxaan mar kale ku celinaynaa sida ay nooga go’an tahay inaan ta ageerno hirgelinta geeddi-socodka doorashooyi nka marka la isku af-garto faahfaahintiisa,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Qoraalkan ayaa waxaa si wadajir ah usoo saaray: Hawlgalka Midowga Afrika ee Soom aaliya (AMISOM), Belgium, Canada, Denmark, Jabuuti, Masar, Itoobiya, M/Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, (IGAD), Ireland, Talyaani ga, Ururka J/Carabta (LAS), Holand, Norway, Qadar, Suudaan, Iswiidhan, Iswisarland, Turk ey, Ughaa nda, B/Midowday ee Britain, D/ Mara ykanka, ee Qaramada Midoobay

Askari dil geystay oo xukun dil ah lagu fuliyay

Nuur Madoobe oo ka tirsan Ciidanka dowlada ayaa Shalay lagu fuliye xukun dil ah oo hore loogu xukumay.

Ninkan oo ah askari ka tirsan Ciidamada Dowlada ee jooga magaalada Baladxaawo ayaa hore dil iyo Kufsi ugu geystay gabar kamid ah shacabka Buulaxaawo.

Aabaha dhalay gabadha uu kufsaday askariga, kadibna uu dilay ayaa gacantiisa ku toogtay ninkii dilay gabadhiisa ismahaan Bakaal.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa kasoo qeyb galay goobta ay ka dhaceysa toogashada.

Mareykanka oo ciidamo si gaar ah u taba baran ka soo dejiyay Muqdisho iyo ciida mo kale oo heegan la geliyay

Maraykanka ayaa Shalay kadajiyay muqdisho ciidamo sigaar ah utababaran oo lasheegay inay ilaalin doonaan amaanka siyaasiyiinta kaqaybgalaya shirka ay beesha caalamka qorshaynayso inuu bari furmo.

Qorshaha maraykanka ayaa yimid kadib markii safaaradooda Muqdisho ay heshay xog ku saabsan inay dawladu doonayso inay ciidamada Haramcad ku car qaladayso shirka barito ka furmaya shirka Teendhada afasiyooni.

Madaxweynaha Puntlad saciid Dani waxa uu sheegay in Habeen hore dowladda waqtigeedu dhamaaday ay ciidamo hor leh kusoo daabusahy garoonka Aadan Cadde oo uu degan yahay, midaasi oo uu ku tilmaamay inay arrintaas lamid tahay weerarkii lagu qaaday madaxweynayaashii hore xili ay ku sugnaayeen hutel Ma’ido.

"Maxaa shir laga qeyb-galaa meeshii aan u maleeynaynay inay aamin tahay oo ay AMISOM tiri anagaa amnigeeda sugeeyna oo ay Beesha Caalamka nagu casuumtay ayaa Habeen hore nalagu soo weeraray oo afarta dhinac ciidamo nagala dhigay, waxaana ciidamaasi u fasiranay inay lamid yihiin kuwii 19-kii Febaraayo weeray Ma’da,” ayuu yiri.

Dhinaca kale Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya, Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay arrin saacadihii u dambeeyay si weyn loo hadal hayey, midaasi oo la xiriirtay in garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cade la geeyay ciidamo hor leh.

Xijaar ayaa sheegay inaysan jirin wax ciidamo hor leh oo lagu daabulay garoonka Aadan Cadde, kadib markii Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed uu saldhigga garoonka hoos geeyey taliska qeybta guud ee gobolka Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax-banaan.

Saraakiisha Qaabilsan Amaanka Musharixiinta oo degen agagaarka garoonka ayaa sheegay in ciidamadooda ay heegan geliyeen islamarkaana ay ka hortagi doonaan daan daansi kasta oo iga yimaada dhica dawlada.

Hadaba maxaa dhici doona Saacadaha soosocda?

Koonfur Afrika: Kooxo Burcad ah oo boobay Hanti ay Soomali leeyihiin

Bilihii la soo dhaafay waxaa dalka Koonfur Afrika kusoo batay dhibaatoyinka isugu jira dilka, dhaca dalkaas loogu geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kamid ah kuwa ku Ganacsada dalkaas.

Labadii bilood ee la soo dhaafay waxaa dalka Koonfur Afrika dil loogu geystay Soomaali farabadan, halka qaarkood si barer ah loo boobay hanta ay lahaayeen, waxaana barbar socday weeraro kale.

Kooxo burcad ah iyo dad kale oo shacab ah ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay boobeen Gaari u rarnaa Ganacsato Soomaali ah, isla markaana sida dalab rooti ah xilli uu marayay waddo muhiim ah oo ku taal Xaafad ka tirsan Magaalada Cape Town.

Mid kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in bilihii la soo dhaafay ay krortay cabsid ay muujinayaan, kadib markii ay dhaceen dilal iyo boob loo geysanayay Soomaalida.

Tirakoob ay Sameyeen Hoggaanka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur Afrika iyo Suxufiyiinta ayaa lagu sheegay in 34 Soomaali ah Sanadkii tegay Ee 2020 lagu Dilay K/Afrika, waxaana ay Muujineeysa in dilalka ugu badnaa ee Soomaalida loo geeystay Sanadkii la soo dhaafay ee 2020 ay ka dhaceen Deegaanada isku raranka ah ee Hoos taga magalada Cape town, alkaasi oo ganacsiyo xoogan ay soomaalidu ku leeyihiin falal dambiyeedyadana ay ku badanyihiin.

Ciidamada dowladda oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab fuliyay

CXDS dalka ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoostaga D/Afgooye ee G/Sh/Hoose, halkaasi oo ka mid ah deegaanno ay ciidamada dhawaan ka saareen Al-Shabaab.

Deegaannada ay ciidamada howlgal lada ka fuliyeen ayaa waxaa ka mid ah Xaanshooley, Waraaboole, Doonweyn e, Kaxaroow, Buulal oow, Maguurto-Ba agooy iyo Cumar Beerre oo hoostaga D/ Afgoo ye ee G/Sh/Hoose.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa sheegay in Ciidamada ay bulshada ku nool dee gaannada ay howlgalka ka sameeyeen u qeybiy ay raashin iyo daawooyin, maadaama bulshada asi ay ahaayeen kuwo nugul, isla markaana aan heysan waxyaabaha aas aasiga u ah nolosha beni’aadamka. Taliye Madaale Qaran oo howl galka hogaami nayay ayaa sheegay in shacab ka deegaanku ay aad ugu farxeen markii ay ark een ciidamada, waxaana uu bulshada ku booriy ay inay labo jibaaraan sida ay u garab taagan

yihiin ciidamada.


Taliyaha booliska oo war kasoo saaray ciid amada ‘la geeyey’ garoonka Muqdisho

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya, Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka had lay arrin saacadihii u dambeeyay si weyn loo ha dal hayey, midaasi oo la xiriirtay in garoonka M/ Muqdisho ee Aadan Cade la geeyay ciidamo hor leh. Xijaar ayaa sheegay inays an jirin wax ciidamo hor leh oo lagu daabulay garoonka Aadan Cadde, kadib markii Taliyaha CBS uu saldh igga garoonka hoos gooyey taliska qeybta guud ee G/Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax-banaan.

"Waxaan xaqiijinayaa in hoggaanka CBS ays an wax ciidamo cusub ama dheeraad ah ku da abulin garoonka Aadan Cadde,” ayuu ku yiri qo raal uu soo saaray taliya Xijaar.

"Ciidamada BS, kuwa AMISOM iyo kuwa kale ee amniga kala shaqeeya aaga loo qoondeeyay inay ku shaqeeyaan ayaa howlahooda shaqo ee maalinlaha ah qabanaya.”

Hadalkaan ayaa imanaya xili uu Dorraad Mush arax C/raxmaan Cabdishakuur walaac ka muuji yey in Taliska Booliska uu saldhiga garoonka ku wareejiyo gobolka Benaadir, asagoo farta ku fi iqay in ciidamo hor leh lagu daabuli doono, gaar ahaan Haramacad oo katirsan booliska DFS.

TaliyeXijaar ayaa Dorraad saldhigga garoon ka diyaaradaha Aadan Cadde hoos gooyey tal iska qeybta guud ee G/Banaadir, kaas oo markii hore ahaa mid madax-banaan.

Ma cadda illaa iyo hadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa tallaabada uu qaaday taliyaha Booliska ee saldhigga garoonka lagu hoos ge eyey taliska qeybta guud, balse wararka qaar ay aa sheegaya in dano siyaasadeed laga leeyah ay arrintaasi.

Si kastaba, arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli maalmihii dambe dhaq-dhaqaaqyo xoogan laga dareemayay xerada Xalane oo uu ku yaallo gar oonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayada oo lagu wadoinuu ka dhacoin shir looga hadlayo doorashada.

Shirka golaha Wasiirada Galmudug oo looga hadlay arrimo muhiim ah

Madaxweyne Ku-xigeenka D/Galmudug ah na ku-simaha madaxweynaha Md.Cali Daahir Ci id ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasi iradda D/ Galmudug Shirkaan ayaa diiradda la gu saaray arrimaha:- am niga, adeegyada bulsha da, sare-u-qaadida daql iga, ka hortagga faafida caabuqa covid19, iyo da rdargelinta howlaha xukuumadda, waxaana ka soo baxay qodobadan:-

1- Golaha wasiiradu waxay soo dhaweeyeen heshiiskii Wardheer ee dhexmaray D/ Galmud ug iyo DDS Ethiopia, kaasoo kuqotamay iska ashi dhanka ganacsiga iyo amniga. 2- Goluhu wuxuu bogaadiyay Dib-u-heshiisiin ta beelaha ee ka socota Galmudug, iyadoo W/arrimaha gudaha la faray iney sii laba jibaarto shirarka dib-u-heshiisiinta.

3- golaha ayaa baaq u diray W/C/fimaadka heer Fadaraal iyo tan Galmudugba in gargaar deg-deg ah lala gaaro deegaanada Galmudug ee covid19 si xun u saameeyey.

4-golaha ayaa go’aamiyey in degmooyinka aan canshuurta bixin ee Galmudug ay bilaaba an canshuur bixinta 1da Abril 2021.

5- golaha wasiiradda ayaa isku raacay in la dha qangeliyo awaamiirta ay soo saartay W/G/Cirka iyo Dhulka Galmudug ee ku saabsanaa qaada shada Shatiyada iyo Taargooyinka Galmudug.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Wakiil ka QM kala hadlay khilaafka doorashada

Madaxweynaha D/G/Hirshabeelle Cali Guud laawe Xuseen oo howlo shaqo u jooga M/Muq disho ayaa Shalay Hoyga uu degan yahay ku qaabilay Wakiilka Xogha ya Guud ee QM Ambasa dor Jemes Swan. Kulan kan ayaa aad looga hadl ay Arrimaha Doorashoo yinka gaar ahaan muhi im ada ay leedahay in is fah am buuxa laga gaaro qab soomida Doora shoooyinka lagu wada qanacsa nyahay.

Sidoo kale Kulankan waxaa looga hadlay Xaala daha Guud ee Hirshabeelle gaar ahaan fatahaa d ha maadaama laguda galayo xili roobaad ka.Madaxweynaha D/G/Hirshabeelle Cali Gu udlaawe Xuseen ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu Muqdisho ka waday kulamo looga ha dlayo Arrimaha ka taagan doorashooyinka.

Koox hubeysan oo Shalay dil qorshey san ka fuliyey magaalada MUQDISHO

faah faahino kala duwan ayaa waxaa laga helayaa fal toogasho ah oo Shalay ka dhacay qeybo ka mid ah gudaha Magaalada Muqidisho.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa Shabakadda Caasimada Online u sheegay in askari ka tirsan ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa qaada Canshuuraha ee loo yaqaano Minashiibiyada lagu dilay qeybo ka mid ah degmada Dhark enley ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa shee gaya in dilka oo ay fuli yeen rag ku hubeysnaa bistoolado uu ka dhac ay gudaha Suuq Boocle oo ku yaalla degm adaasi.

Sidoo kale warar ka ayaa intaasi kusii daraya in raggii ka dambeeyey dhacdadaasi ay goobta isaga baxsadeen, kadib toogashada. Ciida mada ammaanka ayaa sidoo kale gaaray goob ta, kuwaas oo daqiiqado kadib meydka kasoo qaaday halkaasi, kadiba sameeyey baaritaano kooban.

Ma jiro illaa iyo hadda wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca saraakiisha laamaha amma anka ee dowladda oo ku aadan dhacdadaasi.

Si kastaba dilkan ayaa qeyb ka noqonayo fal al ammaan dari oo maalmihii dambe ka dhac ayey Muqdisho, kuwaas oo isugu jiro dilal & qar axyo geystay khasaare kala duwan.

Booliska oo ka hadlay dhaca Mobeelada oo Muqdisho kusoo batay

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa qaar kamid ah degmooyinka G/Banaadir kusoo batay Kooxo hubeysan oo qaarkood wata Mooto Ba jaaj, kuwaas oo xiliyada habeenkii Moobeelada ka dhacaya dadka Shacabka, waxaana falkaasi ka hadlay Booliska Soomaaliya.

Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Soomaa liyeed Janeraal Zakiya Xuseen Axmed ayaa she egtay inay soo gaartay cabashada la xiriirta Kooxaha Burcadd ah, hay eeshee Shacabka la doonayo inay la soo wadaagan Ciidamada. " Iya doo malmihii la soo dhaafay isoo gaareen cabashooyin la xiriir xatooyo moobile iyo dhib ka le loo geeystay dhalinyaro Soomaliyeed waxaan mar labaad bulshada Soomaliyeed gaar ahaan ku wa dagan Gobolka Banadir soo xasuusinaa yaa in numberka 991 wacdaan hada la kulunta an dhib si ay saraakiisha howlgalada isla markii ay wax ka qabtaan. Wallow aan idinka mahad celinaaya inaad ila wadaagtaan cabashoiyinka aya lagu yiri” Qoraal kasoo baxayTaliye Zakiya

Sidoo kale waxaa ay eedeyn u jeedisay dad ay sheegtay inay Baraha Bulshada kusoo ban dhigayaan cabasho ku aadan dhac loo geystay, isla markaana ay eedeeynayaan Saraakiisha Bo oliska, waxaana ay ku baaqday in qofkii arka qof burcad ah uu ciidamada la wadaago. Maa lmihii la soo dhaafay ayaa waxaa jiray howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Booliska kana same yeen degmada Yaaqshiid in lagu soo qabtay rag hubeysan oo xilliyada habeenkii dadka Mobeel ada ka dhacayay, kuwaas oo qaarkood qirtay fal alka lagu soo eedeeyay.

Maamulka Beledweyne oo sheegay in gacan ta lagu dhigay dad lagu tuhmayo inay geysteen falal Amni darro

Maamulka M/Beledweyne ee Xarunta G/Hii raan ayaa faah faahin guud ka bixiyay Amniga Magaalada iyo howlgalladii ugu dambeeyay oo ciidamada kala duwan ka sameeyeen magaalad aas. Guddoomiyaha M/Beledweyne Cusmaan Dhicisow Dhuuboow ayaa sheegay in amniga guud ee Magaalada Beledweyne xilligaan uu ya hay mid wanaagsan, isla markaana uu rajeyna yo in ciidamada ammaanka ay laba jibaaraan.

G/Cismaan waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in howlgallo kala duwan ay sameeyeen Ciidamada, Millateriga, Nab adsugida & boolis ka lagu soo qabtay dad farabadan oo lagu tuh mayo inay ka tirsan yihiin dadka geysta falalka Amni darro.

Ugu dambeyn G/D/Beledweyne Md. Dhuu boow waxaa uu sheegay in dadka howlgalka la gu qabtay ay ku socdaan baaritaano dadkii da mbi lagu helaana Maxkamad la horgeyn doona halka kuwa kale la siideyn doono.

Hadalka G/Dhuuboow ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dhowrkii Bilood ee la soo dhaafay M/Beledweyne ay ka dhaceen falal amnidarro si da dilka Guddoomiye laameedyo iyo Askar intaba.


Goobaha codbixinta doorashada J. Congo oo furmay iyo mucaaradka oo qaadacay

Goobaha codbixinta doorashooyinka mada xtinimo ayaa ka furmay doorashada jamhuur iyada Congo, taas oo ay qaadaceen xisbiga mucaaradka ugu weyn isla markaana ay weera reen dadka dhaliishan oo u janjeera dhanka hog aamiyaha Denis Sassou Nguesso.

Xarumaha codbixinta ayaa la furay 7-dii sub axnimo ee Dalkaas (06:00 GMT) waxayna xirmi doonaan 5-ta Shalaynimo (16:00 GMT).

In ka badan 2.5 milyan oo cod bixiyayaal ah ayaa isdiiwaan galiyay si ay uga qeyb qaataan doorashada, taas oo Nguesso oo 77 jir ah si weyn loo filayo in uu ka guuleysto, isaga oo la tartamaya ilaa lix musharax.

Liiska tartamayaasha waxaa hogaaminaya dhaqaaleyahan iyo musharaxa labaad ee u tartamaya jagada madaxweynenimada Guy-Brice Parfait Kolelas, oo sabtidii la dhigay isbi taal.Ololeeyaha Kolelas ma uusan sheegin nooca xanuun ee ku dhacay 60 jirkaan, laakiin xubin ka mid ah qoyska ayaa u sheegay wak aalada wararka ee AP in laga helay coro navirus.

Nguesso, oo hore u ahaan jiray sargaal ka mid ahaa ciidamadii cirka ee congo, ayaa xukunka soo qabtay 1979-kii, wuxuuna xafiiska haya 36-sano, isaga oo markale u hanqal taa gaya in uu kurisga ku guuleysto. tani waxaa ay ka dhigeysaa in uu kamid noqdo hogaa miya asha ugu waqtiga dheer aduunka.

Wuxuu rajeynayaa guul wareega koowaad ah si loo xaqiijiyo markii afaraad inuu maamulo da lka bartamaha Afrika ee saliida laga soo saaro oo ay ku nool yihiin shan milyan oo qof.

Kaniisada Katooliga ee dalkaasi ayaa sidoo kale su’aalo ka keentay cadaalada codbixinta, ka dib markii dowlada ay diiday codsigeedii ahaa in la geeyo in ka badan 1,000 kormeerayaal doora shada ah..

Natiijooyinka doorashada waxaa la filayaa in lagu sii daayo shan maalmood gudahood ah.

Itoobiya & dalka Koonfurta Suudaan oo heshiis Amni kala saxiixday

Booliska Federaalka Itoobiya iyo Booliska Qaranka Koonfurta Suudaan ayaa kala sax eexday heshiis is-afgarad ah (MoU) si ay haw lgal wadajir ah uga fuliyaan aagga xadka.

Is-fahamka waxaa magaalada Juba Shalay ku kala saxiixday Taliyaha Komishanka Bilayska Federaalka Itoobiya Jeneraal Demelash Gebr emicheal iyo Isbatooraha Guud ee Booliska General Majak Akec Malok oo ka tirsan Ade egga Bilayska Qaranka ee Koonfurta Suudaan.

Heshiiska ayaa dhigaya in labada dal ay qaadi doonaan hawlgal wadajir ah oo looga hortagayo dambiyada xuduudaha, tahriibinta dadka iyo qulqulka hubka sharci darrada ah. Waxay sidoo kale la wadaagi doonaan macluumaad iyo khi brad sidoo kale waxay iska kaashan doonaan tababarka saraakiisha bilayska Koonfurta Suu daan ee kuleejka jaamacadda booliska ee Itoobiya.

Wakiilka General Demelash ayaa munaasa bada ka sheegay in heshiiska is-afgaradka uu wax weyn ku kordhin doono si loo ilaaliyo nabad waarta oo ka jirta gobolka.

Dowladda Ciraaq oo u ogolaatay muwaa diniinta 37 dal inay fiiso la’aan so galaan dalkeeda

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Ciraaq ayaa sheegtay in muwaadiniinta 37 dal laga dhaafi doono fiisooyinka ay usoo qaadan jireen Ciraaq.

Wasaaraadda ayaa intaas ku dartay in muwaadiniinta dalalkaas ay soo geli doonaan Ciraaq fiiso la’aan, si dhiiri gelin loogu sameeyo maal gashiga Ciraaq

Dadka laga dhaafay inay fiiso u qaataan Ciraaq ayaa ah dadka u dhashay wadamada xubnaha joogtada ah ee Golaha Amniga, waddamada Midowga Yurub, Japan, Kuuriyada Koofureed, Canada, Australia, New Zealand iyo Switzerland

Ciraaq waxey dooneysaa inay soo jiidato maalgashadayaasha wadamadaas taas oo qeyb libaax ah ka qaadan doonta kor u qaadisata dhaqaalaha dalka iyo shaqa abuurka muwaadiniinteeda.

Shacabka Tanzania oo isugu soo baxay baroor diiqda Magufuli

Dad aad u tiro badan oo Tanzanian ah ayaa iya ga oo murugaysan dhugashadii ugu dambaysay ee sagootinta ahayd la dul tagay maydka madaxweyne John Magufuli oo Arbacadii dhintay.

Waxay iyaga oo safaf dhaadheer ku jira garab marayeen naxashka oo la dhigay Ista adyoonka Uhuru ee magaalada Dar es Salaam, hase yeeshee dadku ma kala fogaanayaan dad tiro yar oo ka mid ah shacabka yo ciidanka na badgelyada ayaana xidhan af-saab arintaas oo ahhalis cudurka Covid-19 ku fidi karo.

Magufuli ayaa su’aal geliyey halista cudurkani leeyahay, xukuumadiisuna wax xog ah oo ku saabsan tirada dadka uu ku dhacay ee dalka umay gudbinayn hay’ada caafimaadka aduunka ee WHO

Hase yeeshee waxay xukuumadda Tanzania sheegtay Arabacadii inuu wadne xanuun u geeriyooday.

Maxaa kasoo baxay kulankii Villa Soom aaliya & madax goboleedyada la safan?

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan u dhexeeyey madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo madax goboleedyada la safan, kaas oo xalay ka qabsoomay xarunta madaxtooyada.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweynayaasha kala ah Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo sidoo kale guddoomiyaha gobolka Banaadir, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay.

Wararka ayaa sheegaya in hoggaanka Villa Soomaaliya & dhinacyada kale ee la safan ay ka wada-hadleen shirka lagu wado in saacadaha soo socda uu ka furmo Afisyooni.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in dhinacyadan ay diiradu saareen sidii ay ajendi ay ku mideysan yihiin ula tegi lahayeen shirkan oo ah mid xasaasi ah, loogana arrinsanayo is mari-waaga weli ka taagan hannaanka doorashooyinka dalka ee 2021-ka.

Dhankooda madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland & musharraxiinta mucaaradka ayaa iyaguna yeeshay kulamo horudhac u ah midka maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, gaar ahaan xeyndaabka Xalane, kaas oo ay garwadeen ka tahaya beesha caalamka.

Xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ah mid cakiran, waxaana isha si aad ah loogu hayaa shirka ka dhacaya Teendhada Afisyoono, kaas oo ay amnigiisu la wareegtay AMISOM.

Feyraska Karona oo kusoo laba kaclee yay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Wasaaradda caafimaadka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegtay in cudurka Covid-19 uu kusoo laba kacleeyay deegaanka isla markaana la diiwaangeliyay kiisas hor leh.

Wasiirka caafimaadka oo u warramayay teleefishinka deegaanka ayaa sheegay in saddexdii toddobaad ee u dambeysay ay korodhay tirada dadka laga helay cudurka Karona.

Wuxuu intaas ku daray in guud ahaan dadka la helay cudurka deegaanka ay gaa rayaan 1,705 qof halka 38 qofna ay u dh inteen. Dhawaan ayay aheyd markii tallaalka ka hor tagga cudurka la geeyay Dowlad De egaanka Soomaalida, waxaana tallaalka la sii nayaa howlwadeenada caafimaadka iyo dad ka da’da ah.

Shirka madaxda dowladda iyo maamul gobaleedyada oo maanta ka furmaya Teendhada Afisyoone

Shirka madaxda dowladda iyo maamul gob aleedyada oo maanta ka furmaya Teendhada

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu furmo shirka u dhaxe eya madaxda dowladda,maamul gobaleedyada iyo gobolka Banaadir,kaas oo ka dhacaya xey ndaabka xarunta Xalane.

Shirka oo ah mid hor dhac ah ayaa looga hadlayaa khilaafka labada dhinac iyo sidoo kale caqabaha ku hareereysan in dorasho lagu wada kalsoonyahay ay dalka ka dhacdo.

Waxa aloo ballan sanyahay in shirku uu fur mo 9:00am ee maanta,isaga oo u badnaan do ona hordhac iyo mid lagu xaliyo kalsooni darada ka dhex jirta dowladda iyo maamul gobaleedy ada Puntland iyo Jubbaland.

Puntland Oo Qaadacday Ka Qeyb Galka Shirka Madaxda Ee Muqdisho

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qaadacd ay ka qeyb galka Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka ee Maanta la filayo inuu ka furmo Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Qoraal uu soo saaray Wasiirka Arrimaha gud aha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhab ancad ayaa waxaa uu ku sheegay in Puntland aysan ogeyn Shirka Maanta ka dhacaya Mag aalada Muqdisho, isla markaana aan lagu war gelin inuu shir jiro.

Wasiir Dhabancad ayaa waxaa uu tilmaamay in Shir aan lagu heshiis oo ajendihiisa lasii qorto ay horseedi karto fashil ku yimaada qabsoomida shirka la rajeynayo inuu dhexmaro Madaxd dowl adda Federaalka iyo kuwa maamul Gobo leedyada.

"In shir aan laga heshiin ajandihiisa la qorto waxay horseedi kartaa fashil ku yimaada qab soomidda shirkii la rajaynayey inuu Xamar ka qabsoomo. Ma jiro shir Dowladda Puntland og tahay ama ka qaybgalayso oo barri ka dhacaya Mogadishu” ayuu yiri Wasiir Cabdiraxmaan Dhabancad.

Sidoo kale waxaa uu Qoraalkiisa intaas uu kusii daray Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland "Dowladda Puntland waxay ku hanweyn tahay in dhammaan Saamileyda siyaasadda Sooma aliya ay ka heshiiyaan duruufaha ku xeeran qab soomidda doorasho wada oggol ah, si nabad ahna ku dhacda”.

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo shalay la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa u sheegay in aysan jirin Cid ku soo wargelisay Shirka Maanta furmaya, isla mar kaana baraha Bulshada ay ka arkeen oo kaliya Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada oo Farma ajo shir ku Iclaamiyay.

Puntland iyo Jubbaland ayaa horey shuru udo dhowr ah ugu xiray ka qeyb galka shirar loo ga hadlayay khilaafka ka taagan doorashada dha ceysa, waxaana xusid mudan in saddex jeer uu baaqay shirar uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo.

.


WAA MAXAY NISA, HARAMCAD IYO GORGOR? (QORMO PROF YAXYE CAAMIR)


Wadanka waxaa hore uga jiri Jiray Heyad Caburineed oo la dhihi jiray NSS ( National Security Service). Waxa la asaasay 8/1/1970 ma aheyn mid waafaqsan Dastuurkii hore ee Dalka ,waxaa lagu Bilaabay 18 waaxood kadibna waa sii fiday.

Waxa ey aheyd in sideedii hore ey noqoto qeyb ka mid ah Police – ka, Laakin si Sharci daro ah ayaa loo madax baneeyay si ey ugu shaqeyso Sharci L.54 soona baxay 10/9/ 1970 Sharcigaa oo kuligii xakumayay Dil iyo Xabsi Daa’im, ahaana Sharci ka hor imaanayo Shuruucdii hore ee Dalka eyna ku shaqeyso Maxkamadii Badbaada Dalka oo Lafteedu aheyd Maxkamad aan Dastuuri aheyn, waxaana loo sameeyay NSS -ta Astaan u gaar ah.( F.S: 1aad) Markii ey Burburtay Dowladii ey u shaqeynayay NSS iyadiina waa Burburtay ileyn ma aheyn Markii Horeba Ciidan Sharci ku dhisan.

Muddo aheyd 23 Sanno kadib, Bishii Janayo 2013 ayaa la dhisay NISA (Somali Intelligence & Security Agency). waxaa la siiyay Astaan ka Duwan tii hore. ( F.S: 2aad)

. Bacdamaa tii hore la ogaa in ey Sharci daro aheyd Dambiyana lagu soo oogi karay.Madaxdii Dalka wixii ka dambeeyay 2013 Ma ogolaan in NISA ey Dikareeto ku soo saaraan, in kasta oo Lagula taliyay, waxa ey Dareemayeen in ey tahay heyad aan Magaceedu ku jirin Ciidamadda Qaranka ee Dastuurku sheegayo, Baarlamaankuna uuna Ansixin Doonin magacaabideeda. FG: (illaa hadda ma arag Dekareeto lagu magacaabay heyadaan cusub ee NISA ama meel Baarlamaanku ku ansixiyay, Haddaad aragtay Fadlan, nala wadaag). NSS waxaa loo sameeyay heyado kale oocaburineed oo aan sharci aheyn oo ka caawiyo Howlaheeda Sida: Ciidankii Koofiya Casta, Hangash, Dhabar jabin,Salaan sharaf iyo Guulwadayaasha, Iwm. kuwaa Dhamaantood waxa ey la baaba’een NSS, ileyn markoodii Horeba ma aheyn Ciidan Sharci ahaan jiray .

NISA waxaa iyadana lala abuuray Ciidamo Cusub oo aan Magacoodu ka muuqan Dastuurka Sida: Xooggaga Wadaniyiinta, Haramcad, oo police ah ( F.S: 3aad) iyo Gorgor(F.S: 4aad) oo Xooga Dalka ah in kasta oo eynan Gorgor joogin Xuduudda Dalka.

Dadkii Madaxda u soo noqday NISA, Badanaa, kuma jirin Dad hore uga tirsanaa Ciidanka police-ka oo Aqoon u leh Sharciyada Nabad sugidda. waxa ey u badnaayeen Dad Shibil ah ama Saraakiil laga keenay qeybaha kale ee Ciidamada. Ogoow Danab waa Ciidan Hore u jiray Lamana Baabi’in Kacaankii kadib, Sababta oo ah waxa ey ka mid ahaayeen Ciidankii hore u jiray ilaa Dowladihii Shibilka waana Dastuuri Danab, Laakin kuma kici karaan fal ka baxsan kan Sharcigu siiyay.(F.S: 5-7aad)

Hadaba ogow, Ciidamadan aan Dastuuriga aheyn ee Magacyada Qurxoon la siiyay, Ma ahan Magacu in uu ku siinayo awood uunan Sharcigu ku siin, Meeqa Haramcad ayaa Quwad ka adagi eryatay, (F.S: 8-9aad) Meeqa Gorgor ayaa Noloshoodu ku dhameeystay Xabsi ama u geeriyooday khalad ey galeen.(F.S:10-11aad).

Haramcadoow Ha hurdin, hana noqon Mid aan Sharciga ilaalin ( F.S: 12aad). Haramcad iyo Gorgor waxa ey Qurxan yihiin marka ey Sharciga Dhowrayaan ( F.S: 13aad) Noqo Ciidanka Dalka Somaliyeed ( F.S: 14aad).

Xooga Dalku waxa ey ahaayeen Ciidamo Sharaf leh, oo Dadku markii ey waddada marayaan ey ku Farxaan, Qof kastana uu jeclaa in uu ku biiro Ciidanka ama uu ka tirsanaado Qoys Ciidan ah, Haddii Qofku uu dhib la kulmu waxa uu u soo ordi jiray halka Ciidanku joogo.waa Markii ey Sharciga ku dhaqmayeen oo ey sharfta lahaayeen.

Markii Dambe, oo ey noqdeen Ciidan u shaqeyo Koox ama Shakhsi oo aan Sharciga dhowreyn, waxa dhacday in ey Dadku ka cararaan kuwaa oo Qafaalayay .ilaa markii Dambe Ciidanka laftiisu uu ka cararay Xeryahiisii isaga oo ka baxsanayo isla Dowladii uu u shaqeynayay.

waxaan u rajeynayaa Ciidamada Guul iyo in ey Sharciga ilaaliyaan.

PROF YAXYE CAAMIR) XIGASHO:CEELDHEER.NET




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip