WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA MAR 2021

0
Wednesday March 10, 2021 - 10:34:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA MAR 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Axmed Madoobe: War waa dambeeyaa

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mado obe), Madaxweynaha Jubbaland ayaa si koob an uga hadlay safarkiisa Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa marka hore ka mahad celiyay, sida diiran ee wafdi giisa loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

"Aad baan rabaa inaan ugu mahadceliyo gu ud ah aan dadka reer Muqdisho, gobolka, xu kuumadda, sh acabka iyo Xildhibaanada Labada Aqal, soo dhawey nta aad na soo dhaweyseen, waan idinkaga ma had celinayaa.” Ayuu yiri Mad axweynaha.

Madaxweynaha ayaa yiri "Waxaan u nimid in la abshireysto, khayr noqoto, wadankaana ho rey u socdo, khayr badana la gaaro. Aad baan u gu faraxsanahay inaan Xamar isugu nima ano.”

Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadlay qaybta nasashada ee Garoonka Aadan Cadde ayaa yiri "Waxaan rabaa inaan mar labaad idin mahad celiyo, aad baad u mahadsan tihiin.”

Axmed Madoobe ayaa sheegay in wixii war ah uu dambeeyo, isla-markaana ay guul ka rajeyn ayaan shirka madaxda ku yelanayso Muqdisho.

"War waa dambeeyaa, wixii war ah dib baan ka geli doonnaa, abshir badana waan rajeyn aynaa, Insha’Allah.” Ayuu yiri Axmed Madoobe.

Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Go boleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaa dir ayaa shirka wadatashiga qaran ku yeelanaya Xerada Afisyooni, oo ku barbar taala Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Khasaaro ka dhashay madaafiicdii lagu weeraray Xerada Xalane

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqd isho ayaa sheegaya in Shalay tiro madaafiic ahi lagu weeraray Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Xalane waa xarunta ugu weyn ee ay degan yihiin diblomaasiyiinta beesha caalamka ee ku sugan M/Muqdisho, sidoo kale waa saldhigga ugu weyn Midowga Afrika ee dalka uu ku leeyahay.

Saddex ka mid ah madaafiicdii lagu weeraray xeradaasi ayaa gudaha ugu dhacay, waxaana uu burbur ka soo gaaray dhismooyinka qaark ood.

Muuqaalo laga soo qaaday goobtaasi ayaa muujinaya burburka soo gaaray dhismooyinka qaar iyo weliba gaari Ambulance ah.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in laba ka mida Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afri ka ay ku dhaawacmeen madaafiicdaasi, inkas too aanay weli taasi ka hadlin Saraakiisha AMISOM. Dadka ku dhaqan degmooyinka ku te edsan Garoonka Aadan Cadde ayaa sheegaya inay maqleen dhawr jug oo is xigxigtay. Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weer arkaasi, waxayna qoraal ku sheegeen in bartil maameedkoodu uu ahaa Xerada Xalane.

James Swan oo ka hadlay weerarkii Xerada Xalane ee Muqdisho

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan ayaa ca mbaareeyay weerarkii madaafiicda loo ade egsaday ee Shalay lagu qaaday Xerada

Xalane ee Magaalada Muqdisho.Xerada Xal ane ayaa ka dhex dhisan Garoonka Diyaarada ha ee Aadan Cadde, waxaana masuuliyadda weerarkaasi sheegatay Al Shabaab, oo qoraal ay soo saartay ku sheegtay in bartilmaameedku uu ahaa xeradaasi.

"Waxaan cambaareynayaa weerarkan madaafi icda ah ee Al Shabaab ku qaaday Garoonka Diy aaradaha ee Magaalada Muqdisho.” Ayuu yiri Wakiilka Qaramada Midoobey oo warkan ku sheegay qoraal Xalay ka soo baxay Xafiiska UNSOM ee Magaalada Muqdisho.

Warka waxaa lagu sheegay inaanay madaafii cdaasi waxyeelo ka soo gaarin Shaqaalaha Qa ramada Midoobey, isla-markaana aanu wax bu rbur ahi ka soo gaarin xaruntooda ku dhex taala Xerada Xalane.

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in laba ka mid ah Ciidamada AMISOM ay ku dhaawacmeen madaafiicdaasi, sidoo kalena uu burbur aan buurnayn ka soo gaaray dhismooyinkooda.

James Swan ayaa yiri "Waxaan u rajeynaynaa caafimaad deg-deg ah kuwa ku dhaawacmay meelo kale oo Garoonka Diyaaradaha ah.”

Swan ayaa yiri "Inkastoo ay jiraan falal noocaan oo kale ah oo rabshado wata, saaxiibada Somaliya ee caalamka waxay weli ku adkeysanayaan inay garab taagan yihiin dadka Soomaaliyeed, ayna sii wadi doonaan taageerada horumarinta ee dalka.”

Maleeshiyada Al Shabaab ayaa marar badan madaafiic ku weeraray Xerada Xalane, halkaasoo ay degan yihiin diblomaasiyiinta shisheeye, sidoo kalena uu ku yaalo saldhigga ugu weyn ee Hawlgalka Midowga Afrika.

Qarax culus oo Shalay ka dhacay magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir Shabeelle waxaa Shalay ka dhacay qar axaan weli la xaqiijin nooc uu ahaa, kaas oo ka dhacay Bar control oo ciidamo boolis ah ay ku sugnaayeen.Qaraxaas oo la sheegay inuu ahaa mid xoogan ayaa ka shacay bar control oo ciidamada ammaan ka HirShab eelle ay ku leeyihiin xaafadda Horseed ee ma gaalada Jowhar, gaar ahaan halka loo ya qaano lambar Uno.Khasaare ayaa la soo she egayaa inuu ka dhashay qaraxaas, in kastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiiji karin inta uu la egyahay. Wararku waxay sheegayaan in nooca qaraxaas loo maleynayo inuu yahay, miino hor ay loo gu aasay goobta, oo ay deganyihiin ciid amo ka tirsan booliska HirShabeelle.

Qaraxa kadib waxaa la sheegay inay ciidam adu fureen rasaas badan, taas oo illaa hadda aan la garaneyn in khasaare ka dhashay.

Wararkii ugu dambeeyeey shirka XALANE iyo 3 shuruud oo hor-taalla FARMAAJO

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda madaxa dowladda federaalka, dowlad gobolee dyada iyo gobolka Banaadir uu shir uga furmo magaalada Muqdisho, kaas oo qabsoomidiisa ay dadaal badan ku bixinayaan wakiillada bee sha caalamka, gaar ahaan Safiirka Mareykanka iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee Sooma aliya.

Sida aan xogta ku helnay shirkan waxaa loo asteeyey inuu ka dhaco Teendhadii afar sano ka hor lagu doortay Madaxweyne Farmaajo ee Afisyooni oo ammaankeeda ay gacanta ku hayaan ciidamada AMISOM, waxaana taas loo yeelayaa fulinta shuruudii Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo dal baday in shirka lagu qabto goob ay ammaankeeda isku aamini karaan.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland waxaa la sheegay inay Muqdisho imaanayaan inta lagu guda jiro todobaadkaan, waxayna wat aan shuruudo cusub oo ay la imaa doonaan shirkaas.

Dowladda Federaalka ayaa dooneysaa in shirkaas lagu soo koobo xaflad ay madaxdu ku kala saxiixanayaan qodobadii xalka looga gaa ray khilaafka doorashada ee shirkii guddiyadii farsamada ee kala metelayey dhinacyada, kaas oo bishii hore ka dhacay magaalada Baydhaba ee K/Galbeed.

Hase yeeshee xogta aan helnay waxay she egeysaa in heshiiskii Baydhaba kadib, ay Ax med Madoobe iyo Saciid Deni la yimaadeen se ddax shuruudood oo cusub, kuwaas oo ay qor sheynayaan inay la yimaadaan shirka Muqdi sho, waxayna kala yihiin.

1 –In Madaxweyne Farmaajo saxiixo Warqad da xil-gaarsiinta.

2 –In wixii sharciyad oo la ansixiyay 27-kii bishii December kadib, xilligaas oo uu dhamaaday mu do xileedkii baarlamaanka in laga laabto.

3 –In amniga doorashooyinka laga wadhadlo, ka dib wixii Muqdisho ka dhacay 19-kii Febra ayo.

Dhanka kale Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa hadda safar ugu ma qan dalka Turkiga, waxaana la sheegay in ugu dambeyn ay dalka dib ugu soo laabanayaan Ar bacada soo socota, si ay uga qeyb galaan shir ka.

Xigasho:-caasimadda.net
Ciidamo Tababar Loo Qaaday Oo Shalay Laga Sagootiyay Garoonka Muqdisho

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Ma gaalada Muqsdisho ayaa Shalay waxaa ka dho ofay Cutubyo ka tirsan Ururka 7-aad ee Ciidan ka kumaandooska Gorgor oo tababar ku soo qaadanaya Dalka Turkiga.

Ciidamada oo ahaa kuwo farabadan ayaa waxaa Garoonka kasii sagootiyay Wasiirka Gaa shaandhiga Xukuumadda xil-gaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji, Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowla dda iyo xubno kale oo Turki ah.

Wasiir Xasan Xuseen oo la hadlay warbaah inta ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay muhiimad gaar ah siisay dib u dhiska Ciidama da qalabka Sida, isagoona cutubyada Shalay ta babar loo qaaday kula dardar-may inay si wana agsan u qaatan tababarka.

"Dadka iyo dalka Soomaaliyeed ayaad u soo tababaraneysaan, Ciidan qaran ayaad tihi in, waxaan idiin rajeynayaa in dalkiina aad ku no qotaan idinkoo cilmi iyo aqoon soo kororsaday” ayuu yiri Wasiirka xilka siihaya ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

Isaga oo sii hadlaayay Wasiir Xasan Xuseen Xaaji ayuu dowladda Turkiga uga mahadceliyay tababarada iyo taageerada ay siiyaan Ciidanka dowladda Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in ay ka shaqeyneyso dib u dhiska Ciidamada.

Dorraad ayey markii Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka dib ugu soo laabteen Ciidam ada oo ka ka tirsan ururka 6-aad ee Guutada 17-aad ee Gorgor ee Kumandooska Soomaa liya oo lagu soo tababaray dalka Turkiga.

Musharax Jabriil oo khudbad culus ka jeediy ey Muqdisho oo uu kusoo laabtay

Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah mur ashaxiinta ugu tunka weyn doorashada 2021 oo Shalay markale dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee dalka.

Musharax Jabriil ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay xaalada cakiran ee dalka uu u hor seeday is-qab-qabsiga mad axda Soomaaliyeed oo ilaa hadda heshiis rasmi ah ka ga arin is-mari-waaga doorash ada, xili uu dhamaaday mud do xileedkii dowladda.

Jabriil ayaa sheegay oo carabka ku adkeeyay in ay muhiim tahay in madaxda dowladda iyo ku wa maamulada ay tahay inay tanaasul same eyan, asagoona ka digay in danta gaarka ah laga hormariyo danta guud ee dalka.

"Waxa lama huraan ah in is-qab-qabsiga la isku haysto laga soo bilaabo 2019-ka ilaa Shalay aan joogno shirar joogto ah ayaa la is kugu imaanayeen, shirarkaas la iskugu imanaa yeen intooda badan waxay ahaayeen dano sha qsiyadeed oo ma aheyn kuwo loogu daneynay ay umadda Soomaaliyeed,” ayuu yiri. Waxa uu intaas kusii daray "Marka danta shaqsiga ah laga hadlayo wey adag tahay in la isku tanaasu lo, qof kasta wuxuu sheeganayaa awood iyo caqli, wax shaqeynaya ayadana maaha, arrinta as wal-wal badan ayey igu haysaa oo waxaa ii muuqata wax wada-qeybsi la’aanta ayaa waxay sii dhalineysa in xaalada aan hadda ku jirno ay sii hurto”.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay madaxda la gu wado inay dhawaan shir ku yeeshen mag aalada Muqdisho, gaar ahaan xerada Xalane ay tanaasul u muujiyaan shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana ay waqti geliyaan sidii uu u guule ysan lahaa shirkaas, maadama kuwii ka horee yay ay kusoo afmeermeen fashil.

Musharaxa ayaa waxa kale oo uu ka digay in dowladnimada loo isticmaalo qaab ku takri-fal ah, isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay falalkii u dambeeyay ee dowladda waqtigeedu dhamaaday kula kacday madaxdii hore ee dalka.

Ugu dambeyntiina waxa uu ka hadlay cudur ka safmarka ah ee Coronavirus, wuxuuna bul shada ku baraarujiyey inay taxadar muujiyeen, asagoona ka tacsiyadeeyay dadweynaha Soom aaliyeed ee u geeriyooday cudurkaasi, halka ku wo la xanuusana caafimaad ALLE uga baryay.

Magacyada wasiiro cusub oo uu magacaa bay madaxweynaha Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir shabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudla awe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib waree gto ka soo baxday Xafiiskiisa.

Wasiirada la magacaabay ayaa kala ah

Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymooy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.

Xildhibaan Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tam arta.

Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarad da Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir shabeelle waxa uu xilka ka qaaday Shuceyb Ca bdikariin Muumin oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Batroolka iyo biyaha, iyo Ismaaciil Maxamed Nuur oo ah aa Wasiirkii Qorsheynta & xiriirka caalamiga ah.

Dowladda oo faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soom aaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1072

o Laga Helay: 139

o Banadir: 92

o Somaliland: 33

o Jubaland: 11

o Hirshabelle: 3

o Lab: 85

o Dhedig: 54

o Dhimasho:12 (Banadir:10, Somaliland:1, Jubaland:1)

o Bogsashada: 29

Tirada Guud ee Laga Helay: 8,577

Bogsashada Guud: 4,033

Dhimashada Guud: 319

Duqii Boosaaso oo shaqada looga joojiyay tuhun musuqmaasuq

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoo miyaha Golaha Deegaanka Degmada Boos aaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.

Wareegto uu Xalay soo saaray Madaxweyne Deni ayaa lagu sheegay in Gud doomiyaha degmada Boo saaso shaqada looga joojiyay eedaymo la xiriira ku dhaqan la’aan nidaamka maamulka dhaqaa laha ee Degmadda Bo osaaso iyo cabashooy in ka yimid shacabka oo ay soo jeediysay Wasaar adda Arrim aha Gudaha Puntland.

Wareegtada madaxweynaha Puntland ayaa lagu faray Hanti dhawrka Guud in ay baaris dha meystiran ku sameeyaan maamulka iyo maar eyn ta Degmada Boosaaso.

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Degmada Boosaaso ayaa la faray in uu shaqada sii wado.

Madaxweynaha Jubbaland oo hoygiisa ku qaabilay James Swan

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hoyga uu ka de gan yahay Magaalada Muqdisho waxaa uu Xalay ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoob ey u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan.

War ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay arri maha doorashooyinka ee dalka, oo khilaaf ba dani uu hareeyay.

warka ayaa lagu yiri "Madaxweynaha Dowlad da Jubbaland, Md. Axmed Maxamed Islaam ay aa Xalay kulan la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somaliya, James Swan.”

"Kulankan oo ka dhacay hoyga uu Madaxwe ynuhu ka degan yahay M/Muqdisho waxaa lag aga hadlayay arrimaha doorashada.”

"Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Md. Axmed Maxamed Islaam ayaa M/Muqdisho u yi mid, sidii xal looga gaari lahaa kala aragti duw anaanshaha arirmaha doorashada ka taagan.”

Beesha Caalamka ayaa dadaal badan ku bix isay, sidii markale ay miiska wadahadalada isu gu imaan lahaayen Madaxda DF, Dowlad Gobo leedyada iyo Gudoomiyaha G/Banaadir.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa Shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho, waxaana berrito la filayaa in sidoo kale ay soo gaaraan Madaxda Puntland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Shirka wadatashiga qaran oo saddex jeer oo hore baaqday ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo uu si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furmo.


Muwaadiniinta dalal ay ku jirto somaliya oo dib u codsan kara fiisaha mareykanka

Inta badan Codsadayaasha Fiisaha Maray kanka ee uu Donald Trump horey u xayiray ay aa la sheegay inay codsan doonaan Go’aano cu sub ama ay Codsiyo cusub soo qoran karaan, sidaa wax aa lagu sheegay Hadal kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibe dda.

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka, Joe Biden waxa uu maalintii ugu horeysay ee uu Xaf iiska fariistay bishii Janaayo 20-dii ee sanadkan waxa uu daaqada ka tuuray Amarkii Trump ee Xayiraadii Socdaalka ee Muwaadiniinta ka soo jeeda dalal Muslim ah.

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Mar aykanka, Ned Price oo Dorraad la hadlay Suxufiy iinta waxa uu tilmaamay in dhamaan dadkii Co dsiyadoodii Fiisaha ee la diiday ilaa bishii Ja naayo 20-dii ee sanadkii hore waajib ku tahay in ay soo qortaan Codsiga Fiisaha iyo inay bixiy aan Kharajka Cusub ee Codsigooda.

Afhayeenka waxa kale oo uu tilmaamay in kuwii loo diiday Codsiyadooda ka hor ama kadib bishii Janaayo 20-dii ee sanadkii hore waxay co dsan karaa in dib loo garwaaqsado Codsiyadoo da, iyagoo aan bixin doonin wax Kharaj oo dhee raad ah.

Tan iyo bishii December ee sanadkii 2017-kii, 40,000 oo qof ayaa laga mamnuucay inay soo galaan Maraykanka, sababo la xiriiray Xay iraadii Trump.

Muddadii Maamulka Trump waxa uu Liiska Xayiraadda Socdaalka ku daray ama ka saaray qaar ka mid ah dalalkii uu horey xayiraadda ugu soo rogay.

Dhamaadka Xilli-hawleedkii Madaxtooyadii Trmp waxaa Liiska 13-ka Waddan ee uu saaray Xayiraadda Socdaalka kala yihiin:

1- Somalia,

2- Sudan,

3- Syria,

4- Tanzania

5- Libya,

6- Nigeria,

7- Yemen,

8- Eritrea,

9- Iran,

10-North Korea

11- Venezuela

12- Myanmar

13- Kyrgyzstan

Dowladda Kenya Joojisay Galleydii uga ima an jirtay dalalka deriska, sababo la xiriira Cudurka Kansarka.

Kenya ayaa mamnuucday galleydii looga soo dhoofin jiray dalalka Uganda io Tanzania ka dib walaac ka dhashay dhanka badqabka isticm aalka galleydaas, sida ay ku warrameen warba ahinta dalalkaas.Warbaahinta oo soo xiganayay warqad ka soo baxday waaxda cuntooyinka ee Ken ya ayaa lagu sheegay in galleyda laga soo dhoofsado Tanzania iyo Kenya laga helay maaddo la yiraahdo mycotoxins oo sababta cud urka Kansarka."Sanadihii lasoo dhaafay cudurro joogto ah oo lala xiriiriyay inay ka dhasheen ma addada aflatoxins ayaa laga diiwaangeliyay Kenya gaar ahaan dhimasho” ayaa lagu yiri war qad kasoo baxday waaxda cuntada ee Kenya.

Waxaa xadka Kenya iyo Tanzania ku xayirmay gawaari xamuul ah oo siday galleyda, sida ay ku warrantay warbaahin kasoo baxda Tanzania.

NINKII UGU TAAJIRSANAA DUNIDA INTAY ISKA FURTAY AYAY MACALLIN ISKUUL GUURSATAY

MacKenzie Scott, oo ahayd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo mar ahaa ninka ugu taajirsan add uunka ayaa guursatay macallin saynis ka dhiga iskuulka ay carruurteeda dhigtaan.

Ms Scott ayaa ka mid ah haweenka dunida u gu taajirsan waxayna bixisay in ka badan $ 4bn (£ 2.9bn) hantideeda.

Wararka la xiriira guurkeeda iyo Dan Jewett ayaa lagu sha aciyay website-ka hay'adda sa mafalka ee Giving Pledge.

"Dan waa nin aad u wanaag san, waana ku faraxsanahay guurkooda," ayuu Mr Bezos ku yiri hadal uu soo saaray.

Ms Scott, oo hantideeda lagu qiyaaso $ 53bn sida ku cad Forbes, ayaa sheegtay inay done yso inay bixiso inta badan.

Tan iyo markii ay kala tageen iyada iyo sey geedii hore waxay bixisay lacag dhan 1.7 bilyan oo doollar oo kaalma ah.

Lacagahan ayay sheegtay in ay ku bixisay arrimo ay kamid yihiin goobo waxbarasho, wax ka qabashada isbadelka cimilada iyo arrimaha caafimmaadka.

Haweeneydan ayaa waxay is-guursadeen Bezos kahor inta aanu asaasin Amazon, waxa yna mar kamid ahayd shaqaalaha shirkadda Am azon, haseyeeshee markii ay kala tageen ayaa waxay heshay boqolkiiba afar hantida shirk adda.

Boggeeda qoraaga Amazon ayey ku sheeg tay inay "ku nooshahay Seattle iyada iyo afart eeda carruur ah iyo seygeeda Dan." Wuxuu wax ka dhigaa iskuulka ay dhigtaan caruurteeda.

Haweeneydan ayaa markii ay dalbatay furriinka waxay heshay hanti dhan 35.6bn bilyan oo doo llaar, waxayna taas keentay in ay kamid noqoto haweenka adduunka ugu taajirsan iyadoo aan an wax dhib ah u marin helidda hantidaas.

35.6 bilyan waa lacagta keliya ee ay ka he shay asaasaha shirkadda Amazon oo ay kala ta geen, waxaase la qiyaasayaa in lacag intaas ka badan ay leedahay.Haweeneydan ayaa afar car uur ah u heysa madaxa shirkadda Amazon, wax ayna aqal galeen sanadkii 1993. Ms Scott wa xay hada ku jirtaa kaalinta 22-aad ee qofka ugu taajirsan dunida halka Mr Bezos uu kaalinta koowaad ku jiro hantidiisa $ 177bn.

Waxyar kadib markii ay kala tageen Bezos, waxaa ay ku biirtay olole ballan qaad oo la sam eynayay, kaas oo ay qeyb ka ahaayeen maalqa beeno sheegay in ay doonayaan in qeyb kamid ah hantidooda ay rabaan inay bixiyaan.

Website-ka The Giving Pledge waxaa loo sa meeyay dadka bilyaneerada ah ee ballanqaada inay hantidooda qaar ka mid ah ugu deeqayaan hay'adaha samafalka.

muhaajir soomaali loo diiday magangelyo oo ku dac-daraysan waddooyin

Tariibe Soomaali ayaa lagu khasbay inuu ku noolaado Waddooyinka dalka Faransiiska, ka dib, markii ay labo waddan oo Europe ah ku ga can sayreen inay isaga u xaqiijiyaan Magang elyo.

Axmed Maxamed oo la hadlay Wakaallad da Wararka Turkiga ee Anadolu Agency ayaa sheegay inay Dowladda Faransiiska ku ga can-sayrtay Codsigiisa, kadib, markii uu 2 sano sugayey jawaabta codsigiisa.

Muhaajirka oo magacyo kala duwan u istic maalo sababo la xiriira walaaca dhanka Amma anka waxa uu tilmaamay inay laga soo cayriyey Xarun Magangelyo-doon oo ku taalla Faransiis ka, isla markaana ay dantu ku kalliftay inuu isa ga noolaado Waddooyinka dalkaasi.

Axmed Maxamed waxa uu tilmaamay inuu markii ugu horeysay magangelyo ka codsaday dalka Belgium, isagoo 11 bilood ku nool Xarun Magangelyo oo buux-dhaaftay, balse, ay Dow ladda Belgium ku gacan-sayrtay Codsigiisa Mag angelyo-doonka.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Kiiskiisa u gudbiyey Maxkamadda Rafcaanka ee Belgium, balse mar kale lagu gacan-sayray Codsigiisa, taasi oo ku kalliftay inuu u safro Faransiiska san adkii 2017-kii.

Axmed Maxamed waxa kale oo uu sheegay inuu muddo dheer sugayey Codsigiisa magange lyo-doonka Faransiiska, iyadoo Wareysi lala yee shay bishii Janaayo ee sanadkii hore, balse, la laalay codsigiisii. Waxa kale oo uu tilmaamay inuu Go’aankaasi ka qaatay Rafcaan, iyadoo uu Qareen is-xilqaamay uu isaga difaacay, balse, Codsigiisa waxaa la diiday mar lala yeeshay Wa reysi Labaad bishii October ee sanadkii hore.

Waxa uu tilmaamay in Codsiyadiisa had iyo jeer la diido, iyo inuusan fahamsanayn waxa so cda, isagoo aad u dadaalayo. Wareysigiisa wa xa kale oo uu ku soo hadal qaaday inay Maam ulayaasha Faransiiska marna isaga u oggola anin inuu ku laabto Somalia, iyagoo tilmaamay inay khatar jirto.

Muwaadinkan Soomaalida ee ku dac-darays an Waddooyinka Faransiiska waxa uu shegeay inaysan Qoyskiisa ku nool Somalia aysan wax Fikrad ah ka haysanin Xaalladiisa, oo hadday xaalkiisa ogaadaan ay moral-dilaacin karaan oo

ay Stress ka qaadi lahaayeen.



ISBARBARDHIG LAGU SAMEEYAY TRUMP IYO MADAXWEYNEYAASHII MAREYKANKA EE AAN RUNTA XUSHMEYN JIRIN


Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, waxaa inta badan lagu eedeyn jiray inuu san runta qaddarin jirin. Sidaasoo ay tahayna qaar ka mid ah madaxweyneyaashii ka horree yay ayaa soo sheegi jiray been isugu jirta mid layaab leh iyo mid naxdin leh intaba.

Haddaba waa sidee marka la is barbar dhigo iyaga iyo Trump?

Markii Saadaam Xuseen uu qabsaday boqort ooyada Saliidda hodanka ku ah ee Kuwait bishii August ee sanadkii 1990-kii, Madaxweynihii xilli gaas ee Mareykanka, George HW Bush, waxa uu si caro leh u yidhi:"Arrintan ma istaagi doon to." Laakiin xilli ay ciidamada Mareykanka kusii qulqulayeen Khaliijka, shacabka Mareykanka waxay shaki ka muujinayeen marmarsiiyada loo heysto in la qaado tallaabo militari.

Dowladdii Kuwait oo dibadda ka joogtay wad dankeeda ayaa shaqaaleysiisay shirkad Marey kanka laga leeyahay oo ka shaqeysa xiriirka da dweynaha, oo lagu magacaabo Hill & Knowlton, taasoo xafiiskeeda Washington DC uu maamula yay madixii hore ee golaha Wasiirrada Bush.

Shirkadda ayaa soo diyaarisay marqaatifur ay sameyneysay gabar 15 jir ah oo magac looga dhigay "Nayirah" taas oo Golaha Wakiillada Mar eykanka iyadoo ilmeyneysa u sheegtay Bishii October, 1990, in ciidamada Ciraaq ay gudaha u galeen isbitaal ku yaalla Kuwait, ka dib ay car ruur dhalooyinka lagu xannaaneeyo ku jira ka saareen dhulka oo qabow ahna u dhigeen si ay u dhintaan.

Wariyeyaasha ayaa loo xaqiijiyay in Nayirah ay magacaas u isticmaaleysay cabsi ay ka qabt ay in qoyskeeda lagu dhibaateeyo waddankee da. Hase yeeshee markii uu dagaalka dhamma aday waxaa la ogaaday in gabadhaas uu dhalay safiirkii Kuwait u fadhiyay Mareykanka. Sheekad eedana waxay ahayd mid aan gabi ahaanba sal iyo raad toona lahayn, sida uu John MacArthur ku sharraxay buuggii uu ka qoray dagaalkii Kha liijka ee 1991-kii.

Bush waxaa warbaahinta laga duubay isagoo sheekadan soo xiganaya ugu yaraan lix jeer, si uu buunka dagaalka u afuufo. "Ilmo ayaa laga saaray dhalooyinka lagu xannaaneeyo waxaana sida qoryaha dabka lagu shido loogu daadiyay dhulka," ayuu yidhi oo mar khudbad u jeedinay ay ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Sacu udiga.

Sanadkii 1991-kii si dirqi ah ayey Aqalka Se nate-ka ku ansixiyeen qaraarkii Bush ee dagaal ka lagu qaadayay. Lix Senator ayaa laga soo xi gtay in sheekada carruurta isbitaalka ay ahayd marmarsiiyo lagu raadinayay fasaxa dagaalka, sida MacArthur ku qoray buuggiisa.

Maalmo ka dibna waxaa la billaabay hol wgal kii Saxaraha.

Haddaba waxay u muuqataa in carruurta ay run ahaantii dhinteen ka dib markii dhalooyinkoo da laga saaray xilligii uu socday Dagaalkii Khali ijka. Waxaa dhacdooyinka noocaas ah si sax ah loo soo tabiyay markii ciidamada cirka ee uu Mareykanka hoggaaminayay bullaabeen duqey maha culus.

Habeenkii ugu horreeyay ee ay duqeynta bil laabatay, markii ay fiilooyinkii korontada ku go' een madaafiicda, hooyooyin naxsan ayaa carru urtooda ka saaray qalabkii dhalooyinka ahaa ee ku jireen oo dhex yaallay isbitaal ku yaalla mag aalada Baqdaad, iyagoo ula cararay meel qab ow ah oo ay duqeynta uga gabanayeen, halka asna waxaa ku geeriyooday in ka badan 40 carr uur ah, sida lagu xusay maqaal uu daabacay wargeyska New York Times.

Waxaa jiray dad lagu qiyaasay kumannaan qof oo lagu dilay dagaalkii socday 42-da maal mood. Inkastoo waligeed aan la xaqiijinin in Bush uu ka warqabay in sheekada carruurta ay ahayd mid been abuur ah, haddana Aqalka Cad ayaa si guud looga filayaa in uu xaqiijiyo sheega shooyinka madaxweynaha - gaar ahaan marka ay yihiin kuwo aad naxdin u leh.

Wariyeyaasha Mareykanka waxay ku guul darreysteen in ay ogaadaan marqaatifurka be enta ah ee Nayirah ilaa intii uu dagaalka ka dha mmaaday. Muranka badan wuxuu ka dhashay markii dhawaan la qoray taariikh nololeedkii soo jiidashada lahaa ee Bush iyo wararkii laga soo tabinayay madaxweynenimadiisii markii uu gee riyooday sanadkii 2018-kii.

Hase yeeshee, eedeymaha ku saabsan in madaxweynaha uusan runta qaddarineynin wa xay warbaahinta xaqiijin joogto ah ku sameyna yeen intii uu xilka hayay Mr Trump.

Wargeyska Washington Post ayaa haya xo gta ku saabsan hadalladii Trump - oo gaaraya in ka badan 30,000 - kuwaasoo uu wargeysku she egay in ay ahaayeen hadallo been ah ama ku wo uu madaxweynaha dadka ku marin habaab iyay.

Qaar badan oo ka mid ah hadalladaas, sida kuwa ku saabsan ciyaaraha golf-ka ama hantid iisa ama xitaa mar uu sheegay in isagoo isu soo bax sameynaya uu baraf da'ay, dhammaantood wax muhiimad ah malaha.

Balse qaar kale, sida sheegasho ku saabsan inuu si ulakac ah dadka Mareykanka ugu marin habaabiyay arrimaha fayraska corona, ama ha dalkii aan caddeynta lahayn ee uu ku sheegay in doorashadii Aqalka Cad ee 2020-kii lagu shu btay, ayaa noqonaya kuwo dhaawac weyn saba bay.

Benjamin Ginsberg, oo ah qoraa aruuriya be enta Mareykanka ayaa sheegay in madaxwe yneyaasha qaarkood ay ka daran yihiin kuwa kale. Wuxuu soo qaatay hadallo uu madaxwey nihii uu dhalay Bush, ee George W Bush, dadka Mareykanka ah uga gaday si ay u oggolaadaan weerarkii uu ku qaaday Ciraaq.

Waxaa ka mid ah in uu iska dhaga tiray shak iga ay sirdoonka ka muujinayeen in maamulkii Saadaam Xuseen uu heystay hub si ba'an wax u burburin kara, iyo inuu ku doodayay inuu xitaa heysan karo nuclear uuna xulafo la yahay Al-Qaacida.

Prof Ginsberg wuxuu sheegay in hadallada beenta ah ee horseeday tallaabada militari ay ahaayeen kuwa ugu saameynta xun, Trump-na uusan ahayn mid sameeyay wax ka xun waxy aabihii ay soo sameeyeen madaxweyneyaashii ka horreeyay.

Dad badan oo ku xeel dheer taariikgda waxay sheegaan in beenta madaxweyneyaasha Marey kanka lagu eedeeyo ay kasoo billaabatay Lynd on Baines Johnson, inkastoo uusan ahayn mad axweynihii ugu horreeyay ee arrimahaas lagu sheegay.

JFK walaalkiis, Robert Kennedy, ayaa mar hadda ka hor isagoo ka hadlaya Robert Kenne dy yidhi: "Wuxuu si joogto ah been uga sheegaa wax kasta. Wuxuu been sheegaa isagoo aan ku khasbaneyn."

Beenihii uu Johnson ka sheegay dagaalkii Vi etnam waxaa ka mid ahaa in uu isticmaalay we erar dhinaca baddana uu sheegay in Bishii Au gust, 1964 la fuliyay, kaas oo aan waligiis ka dhi cin gacanka Tonkin balse uu doonayay oo kali ya inuu dagaalka kusii huriyo.

Madaxweynihii xilka kala wareegay, Richard Nixon, ayaa markii uu doorashada u taagnaa ba llan qaaday inuu "si sharaf leh" u soo afjari do ono colaaddii Vietnam, ka hor inta uusan dag aalkaas kusii xoojinin bambooyin si qarsoodi ah loogu garaacay Cambodia oo dhexdhexaad ahayd.

Haddana wuxuu qariyay fadeexaddii Waterg ate si uu fursad uga ilaaliyo siyaasiyiintii kasoo horjeeday. Arrintaasina waxay burburisay mad axweynenimadii Nixon.

Qaar ka mid ah beenihii ay madaxweyneyaa shii xilalka hayay ee Mareykanka soo sheegeen waxay ahaayeen kuwo layaab leh.

Sanadkii 1983-kii, Madaxweyne Ronald Rea gan ayaa sheegay in uu muuqaallo ka duubay falalkii arxan darrada ahaa ee ka socday mee lihii loogu magac daray xeryihii geerida ee Nazi-ga xilli uu sawir qaade ahaan ugu shaqeynayay militarigii Mareykanka ee ku sugnaa Yurub.

Wuxuu sheekadaas u sheegay Ra'iisul Wasa arihii Israa'iil, Yitzhak Shamir, oo markaas ku su gnaa Aqalka Cad.

Reagan waligiis kama uusan bixin Mareykan ka intii uu socday Dagaalkii 2aad ee Adduunka, Dad yar ayaa xasuusta beentaas layaabka lah ayd.

Tusaale kale oo muujinaya beenta madaxw eyneyaashii hore ee soo maray Mareykanka wa xaa ka mid ah mid uu u bareeray William Jeffe rson Clinton, oo loo yaqaanno Bill Clinton.

1998-kii, ayaa Clinton lagu eedeeyay in uu gal mo la sameeyay haweeney tababar shaqo u jog tay Aqalka Cad laakiin wuu beeniyay.

Baaritaan lagu sameeyay inuu been sheega yay iyo in kale ayaa lagu helay caddeymo muuj iyay beentiisa

Waxay baareyaasha ogaadeen in madaxwe ynaha uu gabadha markaas 22 jirka ahayd ugu yeeray xafiiskiisa Oval, uuna la sameeyay ficillo la xiriira jinsiga.

Halkii uu ceeb ka dareemi lahaa maadaama uu qaranka khiyaanay, Clinton waxa uu si gaar ah nafis qaatay nafis, sida uu taariikhdiisa ku sheegay John F Harris.

Isagoo isu diyaarinayay khudbad uu jeedina yay bishii August ee sanadkii 1998-kii ayuu qof saaxiibkiis ah u sheegay in "beenta uu sheegay ay badbaadisay" XIGASHO:-BBC.


DOWLADDA MAREYKANKA OO FAAHFAAHISAY SAB ABTA AY U JOOJISAY DUQEYNTII AY KA FULIN JIRTAY SOOMAALIYA?


Madaxweyne Joe Biden ayaa joojiyay duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee ka dhaca meelaha ka baxsan goobaha dagaalka ee ay ka howlgalaan ciidamada Mareykanka, isagoo dib u badalay siyaasadii madaxweynihii isaga ka horeeyay ee Donald Trump, kaasi oo militariga si xor ah u siiyay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.

"Duqeyn kasta oo loo adeegsado diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo qorsheeyo kooxaha jihaad doonka ah ee ka baxsan Afghanistan, Syria ama Iraq waa in laga ogolaado Aqalka Cad” ayuu yiri afhayeenka Pentagon-ka John Kirby.

Wuxuu ku tilmaamay tallaabada "hagitaan ku-meel-gaar ah” oo la soo saaray "si loo hubiyo in madaxweynaha uu aragti buuxda ka haysto waxqabadyada muh iimka ah ee la soo jeediyay.”

"Looma jeedin inay joogto ahaato macnaheedu maahan joojinta” shaqo jooj inta, ayuu ku sheegay shirkiisa jaraa’id.

"Waxaan si cad diirada u saareynaa halista joogtada ah ee ururada xagjirka ah ee rabshadaha wata. Waxaana si cad wali u go’an inaan la shaqeyno saaxii bada caalamka si aan uga hortagno khatarahaas,” ayuu yiri.

The New York Times ayaa sheegtay in tilmaamaha cusub si qarsoodi ah loo gu gudbiyay taliyayaasha militariga kadib markii Biden uu yimid xafiiska 20-kii Jan aayo, laakiin kaliya la shaaciyay maalmihii la soo dhaafay.

Laga soo bilaabo maalmihiisii ​​ugu horreeyay ee Aqalka Cad ee 2016, Trump wux uu dib u rogay kontarooladii uu dhigay madaxweynihii ka horreeyay ee Barack Obama ee ku saabsan hawlgallada hubaysan ee ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah ee xagjirka ah, isaga oo sheegay inuu ku kalsoon yahay taliyayaasha dhulka jooga.

Weerarada diyaaradaha aan duuliyaha laheyn si deg deg ah ayey ku bateen intaas ka dib, iyagoo noqday qaabka kaliya ee howlgalada ee wadamada qaar oo kaliya xoogaa xoogag gaar ah oo Mareykan ah la geeyay oo taageeraya dowlad aha hoose, sida Soomaaliya, oo Mareykanku uu kula dagaalamayay kooxda Al-Shabaab ee Islaamiyiinta ah. ama Liibiya, halkaasoo ay ku bartilmaameedsadeen dowladda Islaamiga ah (IS).

In kasta oo milatarigu sheegayo in duqeyntoodu ay tahay Qatar NGO-yada ay aa sheegay in weerarradu inta badan ay sababaan khasaarooyin rayid ah, taasoo wiiqaysa waxtarkooda la-dagaallanka xag-jirnimada.

Ku simaha kormeeraha guud ee Pentagon-ka, Glenn Fine, ayaa warbixintiisii ​​ugu horreysay ee shacbiga ee howlgalka millatari ee Mareykanka ee Soomaaliya la daabacay bishii Febraayo, wuxuu dib u xasuusiyay in qeyb ka mid ah how lgal ka Africom uu yahay in la xaqiijiyo in sannadka 2021, Shebaab, dowladda Islaam iga ah ee Soomaaliya iyo kooxaha kale ee argagixisada ah. si ku filan "loo nusqa amiyay oo aysan waxyeello weyn u geysan karin danaha Mareykanka.”


WAREYSIGA MEGHAN IYO HARRY : 'BOQORTOOYANIMADA LOOGUMA DULQAADAN KARO CUNSURIYAD'


Waraysi qiiro leh oo ay siisay weriye Oprah Winfrey, ayay Meghan ku she egtay in midab takoor ay ka dareentay Qoyska Boqrtooyada Ingriirska, taasi oo kaalin ka qaadatay fikradeheeda ah inay isdisho.

Midab takoorka ka dhex jira qasriga boqortooyada iyo warbaahinta ayaa kaalin weyn ka qaatay dareenkeeda ku aaddan inaysan doonayan inay sii noolaato, sida ay shee gtay Meghan.

"Saameynta ka dhalata caadiska qorsheysan iyo kala so oca ayaa sababta xa nuunbadan," waxaa barteeda Instagram-ka kusoo qortay Se rena Williams, oo ah ciyaaryahanad Teeniska ciyaarta, oo saaxib la ah Meghan.

Dadka qaar waxay sheegeen in reer Mareykan ay aad uga naxeen hadalka Meghan ee ah in walaac laga muujiyay midabka canugga ay dhaleen iyada iyo Amiir Harry.

Qoyska Boqortooyada ayaan ilaa haatan wax jawaab ah ka bixin sheeg ashada Meghan iyo Harry.

Markii ay qortay in ay ogtahay gacanteeda sida jinsiga iyo cunsuriyada loogu isticmaalay "in lagu aflagaadeeyo" dumarka midabbada leh, Williams waxay tiri: "Waxaan doonayaa gabadha Meghan, gabadhayda iyo gabadhaada inay ku noo laadaan bulsho ixtiraam ku wadata."

Lamaanahan ayaa wareysiga ku shaaciyay inay filanayaan inay gabar u dhalato xagaaga.

Iyada oo ka hadleysa wiilka Prince Harry ee Archie, Meghan waxay sheegtay in reerka boqortooyada dhexdiisa uu ka jiray "walaac iyo wada hadal ku saabsan sida maqaarkiisu uu madow u noqon karo markuu dhasho".

Erin Vanderhoof, oo ah suxufiyad ka tirsan Vanity Fair, ayaa BBC-da u sheegtay in "runtii ay tahay wax laga xumaado" Ameerika in la waydiiyo su'aalo ku saabsan midabka maqaarka ilmaha yar.

"Caqligaas ka dhanka ah guurka jinsiyadaha iyo qaababka uu wali u sii nool yahay waa wax aan u naqaano cunsuriyad," ayay tiri..

In kasta oo ay soo jeedisay in inta badan dadka Mareykanka ay fahmeen in qoy ska reer boqor uusan "matalin" dadka Ingiriiska oo dhan, Ms Vanderhoof waxay sheegtay in la arko "qof iskiis u sameystay cunsuriyadda oo la diiday oo lagu jees jeesay". Si kastaba ha ahaatee waxay xaqiijisay fikradaha qaarkood ee ku saab san elitism-ka Britain.

Dhanka kale, Stephanie Guerilus, oo ah xoghayaha ururka saxafiyiinta mad ow ee New York, ayaa u sheegtay BBC News in "caga jugleynta Meghan Mar ka le ay noqotay waqti qaran oo la soo dhaafay" gudaha Britain.

"Wax ka weydiinta midabka maqaarka ilmaha waxay ka imaan kartaa jahli," ayay tiri, "laakiin weydiinta su'aalaha isku xiga waxay u muujinaysaa iyada inay ku kalliftay cunsuriyad.

Go'aankii Meghan iyo iyo waliba Harry go'aankiisii "geesinimada lahaa" ee ahaa inuu ka tago qoyska Boqortooyada sidoo kale waa la amaanay, dadka u riy aaqayna waxaa mid ah gabadha abwaanadda ee u dhalatay Mareykanka ah ee Amanda Gorman.

"Awoodda Meghan hubaal waxay dib u qeexi doontaa qoyska meel walba," ayay ku qortay Twitter-ka.

"Ka fikir dumarka ay arrintan ku dhiiragelinayso inay u istaagan noloshooda," ayay tiri.

Ingiriiska sidoo kale, haweenka madow qaarkood ayaa ka falceliyay wareys iga. Dadka u dooda xuquuqda haweenka, sida Dr Shola Mos-Shogbamimu, ayaa u sheegtay BBC News in "cunsuriyada ay caadi tahay" in badan oo daawadaya asha caddaanka ahna ay diidi doonaan in waxa Meghan la kulantay ay tahay cunsuriyad.

Dadku "waxay rabaan inay diidaan in Qoyska Boqortooyada fikir ahaan ay sal ka ku hayaan gumeysi, cunsuriyad iyo sarrayn", ayay raacisay hadalkeeda.

In kasta oo lammaanaha ay sheegeen inay waqtiyo adag la qaateen qaar ka mid ah qoyska Boqortooyada, oo uu ku jiro Harry aabihiis Prince Charles, waxay si na xariis leh uga hadleen Boqorada oo ay Meghan sheegtay inay xasuusisay ay eeyadeed



OGEYSIISKA GUUD

Ogeysiiska waxaa lagu siinayaa QTERMINAL Sof P.O. Box 11112, Doha, Qatar waa Milkiileyaasha Kalideed ee Soomaaliya iyo

dhammaan waddamada kale ee Calaamada Ganacsiga ee soo socda: -

Kaas oo loo adeegsado: -

 

Xayeysiinta; maaraynta ganacsiga; maamulka ganacsiga; shaqooyinka xafiiska.

 

Gaadiidka; baakadaha iyo kaydinta alaabta; safarka.

 

Qof kasta oo nuqul ka sameeya, kudayasho, ama si kasta oo kale oo uu ku xadgudbo xuquuqda la yiri QTERMINALS Ganacsiga ayaa laga horkeenayaa iyadoo la raacayo Shuruucda u degsan Soomaaliya si looga hortago in Calaamadaha been abuurka ah lagu soo rogo badeecadaha.

Which is used in connection with :-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip