HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 1 MAR 2021

0
Monday March 01, 2021 - 10:27:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 1 MAR 2021

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

R/w Rooble oo manta markale kulan la qaadanaya midowga musharaxiinta

 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaara iinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wa daa in uu kulan la qaato xubnaha midowga mi sharaxiinta xilka madaxweynaha.

Ilo wareedyo ayaa sheegay in kulankaan lagu casuunay dha mmaan xubnaha midowga,i slamarkaana uu ka dhacayo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Kulankaan ayaa qeyb ka ah kulamo lagu ballam ay in ay labada dhinac dhex maraan,kuwaas oo ficil loogu bedelayo heshiiskii xukuumadda iyo midowga musharaxiinta dhex maray 25-bish aan.

     Dhinacyada ayaa ku heshiiyay in 10-maalmo od gudahood lagu qabto banaanbaxii mushara xiinta ee baaqday Jimcihii iyo in baaritaan lagu sameeyo dhacdadii 19-bishaan,islamarkaana loo saaray guddi uu ku jiro guddoomiyaha gob olka Banaadir.

Sheekh Cali Wajiis: "Farmaajo waa lagu dambaabayaa”

     Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah hey’adda culumada Soomaaliyeed, isla markaana aad u taageera madaxweynaha waqtigu ka dhama aday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sh eegay in umadda Soomaaiyeed uu u balan qaa dayo hadii dib loo doorto Farmaajo in dalku uu barwaaqo gelayo.

      Muuqaal la duubay xilli Sheekh Cali Wajiis uu qadka internetka kula hadlaayey culu mo kale ayaa waxuu ku sheegayaa in Farmaajo uusan aheyn kaligi-taliye ama tuug xoolo dadw eyne raba toona, balse uu yahay nin qalbi wan aagsan oo lagu dambaabayo hadii wax laga sheego.

     Sidoo kale Sheekh Cali intii uu hadlaayey wa xa uu soo hadal qaaday shirka ay qabsoomidii sa caqabada weyn ka taagantahay ee madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleed yada, isagoo culumada kale ugu bishaareeyey in shirkaas uu qabsoomi doono dhawaan, iya doo la isku calool fiyowyahay.

     "Culumada waxaan idinkugu bishaareynaa In sha Allah shirka Muqdisho waa qabsoomi doon aa, labaada maamul goboleedna waa imaa doo naan, musharaxiinta kalena madaxa ayaa loo salaaxi doonaa oo shirka waa imaanayaan ama iyagoo qanacsan ayaa la qaban doonaa, do orashadana waa la aadayaa,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.

     Isagoo sii hadlaayey waxa uu sheegay in ha dii uu afarta sano ee soo socota Farmaajo ma daxweyne ka noqdo Soomaaliya uu shakhsiyan damaanad qaadayo in dalku barwaaqo gelayo.

"Madaxweyne Farmaajo hadii uu noo soo laabto Soomaaliya afarta sano ee soo socota waxay gaareen horumar aan caadi aheyn, anigaa idiin damaanad qaadaya Soomaaliyey, cabsida ba dana iska dhaafa, Farmaajo kaligi taliye maaha, nin xoolo islaameed raba maaha, nin qof inuu dulmiyo raba maaha, hal qof siyaasad uma xirra,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis.

     Mar uu soo hadal qaaday weerarkii lagu qaa day Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waxuu shee gay in isagu uusan ka dambeyn, balse uu madaxweyne Farmaajo mag iyo xaal-marin ka bixiyey wixii dhacay.

     "Cabdiraxmaan Cabdishakuur wixii lagu sam eeyey oo isagu uusan shaqa ku laheyn, Sabeyn (Lax) ayuu ka xiray, magtii ayuu dhiibay, od ayaashii ayuu u yeeray, raali gelin ayuu ka bix iyey,” ayuu yiri.

     Ugu dambeyntii Sheekh Cali Wajiis waxa uu yiri, "Farmaajo waa lagu dambaabayaa, hadii uu noo soo laabto waa kheyr oo waa tii la rabay, ha ddii mid kale yimaadana, waa uu la shaqey doo naa oo cabsi lagama qaboo xilka aa uu ku ware eji doonaa, waxa la buun-buuninayana waxaba kama jiraan.”

C/C/ Sharmaarke: "Xaaladda siyaasadda dal ka waxaa ka hartay kaliya in shakhsiga la gaaleysiiyo”

     Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cu mar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ahna Sene tor ka tirsan Aqalka Sare oo ka hadlay marxa ladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa shee gay in xaaladaan oo kale uusan dalku gelin wixii ka dambeeyey markii dowladnimada Soomaali ya lagu soo dhisay Carta.

    Cumar Cabdirashiid oo u waramay VOA ayaa sheegay in afartii sano ee lasoo dhaafay uu dalku galay dhaqan ah ‘hala kala adkaado’ taas oo uu she egay in Shalay aysan Soomaaliya u baahneyn.

"Maamlintii aan ka tegay waxuu ahaa dal dadk iisu wada shaqeynayaan oo isku yimid, waxaan ku wareejinay rajiimkii naga dambeeyey dal am nigiisu hadda meesha uu joogo ka fiican, waxaa la rabay in Shalay dadku intii isaga sii dhawyih iin, laakiin waxay la yimaadeen dhaqan ah hala kala adkaado, taasna wax Shalay Soomaaliya ay u baahan tahay maaha,” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.

     Waxuu intaas ku sii daray, "Xaaladda Soom aaliya waxay Shalay mareysaa fara isku fiiq-fiiq is aflagaadeyn, in shakhsiga la gaaleeyo unbaa dhiman, wax kale oo noo haray malahan, taas na waxaan rajeynayaa in doorashada kadib la ga gudbo.”

    Sidoo kale waxa uu aad u dhaliilay in afar sano kadib ay caqabad weyn ka taagantahay in doorasho lagu aado hanaankii ay dejiyeen 2016-kii, xilligaas oo xukuumadii uu hoggaami nayey ay doorasho gelisay dalka.

     Waxa uu soo sharaxay hanaankii ay dalka doorashada uga qabteen, xiligii uu ra’iisul was aaraha ka ahaa dowladdii uu hoggaaminayey madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo sheegay in xukumadiisii ay laba sano ku dhistay Galmudug iyo HirShabelle, isla markaana ay doorasho gu ud ku qabatay.

"Waxaan la leeyahay tanasulaa ayaa la same eyey oo doorashaa loo tanasulay, wax ka jira maleh, marna laguma fekerin in daGuddoomiye Cumar Filish oo ka qeyb galay kulan ku saabsanaa wacyigelinta Coronaha

      Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Shalay shir Gudoomiy ay kulan looga hadl ayay dar dargalinta Wacyi galinta Coved 19. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaay een kuxigeenada G/Banaad ir ayaa looga hadlay sida looga Wacyi gelin garo Bulshada ku nool Caasimadda Muqdisho Cudur ka Safmareenka ah ee Cronnavirus. G/G/Banaadir Cumar Finish ayaa faray mas’uuliyii nta Maamulka G/B/dir in ay dardar ge liyaan howlaha looga hortagayo faafitaanka COVID-19.

     Maamlmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Soo maaliya si aad ah ugu faafayay Cuudrka Coron avirus, waxaana Dorraad oo ugu dambeeysay W/Caafimaadka ay shaacisay 304 Ruux oo bad ankood laga diiwaangeliyay M/Muqdisho.

Xog: DF oo ka fakareysa inay bandow kusoo rogto Muqdisho

     Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caa simada Online u sheegay in dowladda federal ka Soomaaliya ay ka fakareyso in bandow ay geliso Muqdisho si loo yareeyo qatarta Covid-19 oo si weyn ugu baahay Muqdisho.

     Wararka aan helnay ayaa muujinaya in quba rada dowladda Soomaaliya u qaabilsan arrima ha Covid-19 ay Xukuumada u gudbiyeen taloo yin ah in la fasaxo goobaha waxbarashada, Ma qaayadaha iyo hoteellad ana la xiro.

  Villa Somalia iyo Xukuumada ayaa ka fikiraya saameyn ta ay ka tagi karto arrintaan ma adaama ay reebi karto same yn dhaqaale oo weyn, mana cadda haddii go’aanka hadda la gu taamayo lagu dhaqaaqi doono.

     Dr Maxamed Maxamuud Fuje, oo ah la-tal iyaha sare ee dalka ee arrimaha Covid-19 ah ay aa warbaahinta gudaha u sheegay in dhowaan ay soo bixi doonaan amarro adag oo lagula taa calayo arimaha taagan.

     "Waxaan u gudbinay talooyin dalka lagu geli nayo Bandow ama Muqdisho oo kaliya, waayo dhimasho badan ayaa jirto waana sii faafaayaa cudurka waliba si weyn,” ayuu yiri Dr Fuje.

Bandowga ayaa noqon doona mid la mid ah kii sanad ka hor ay soo rogtay dowladda oo billa abanaya wixii ka dambeeya laba saac habeen nimo. Si kastaba ma cadda saameyn Bandow xiligaas billowda uu yeelan karo maadaama bu lshada ay aad isku dhex socoto maalintii.

Uganda oo askar horleh u soo direyso Soomaaliya

     Dowladda Ugnada ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo horleh oo ka mid noqonayo howl-galk ada AMISOM ay u soo direyso gudaha Soom aaliya. Afhayeen u hadlay dowladda Uganda oo lagu magacaabo, Janaraal Yusuf Bilal Katamba ayaa sheegay ciidamadan ay gaarayaan illaa 1,000 askari, wuxuuna sheegay in la filayay in ay Somalia soo gaaraan bishii April ee sanadkii 2020, balse uu dib u dhigay Covid-19.

    Sidoo kale wuxuu tilmaamay in askartan ay bedali doonaan kuwa kale oo howlahooda cii dan dhameystay, islamarkaana Soomaaliya ku sugnaa muddo hal sano ah.

   Katamba ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in ciidamadan ay qaadan doonaan tababar soco nayo muddo afar bil ah, kadibna ay ka qeyb qaa dan doonaan dagaalka Al-Shabaab.

    Kunka askari ee ay haatan soo direyso dowla dda dalka Ugand ayaa ah qaybta 31-aad ee cii damada Difaaca UPDF, waxayna ka qeyb-qaa dan doonaa howl-gallada AMISOM.

    Uganda ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga cii damo badan oo lagu qiyaaso illaa 6,000 oo ask ari, kuwaas oo ka qeyb-qaata howl-galka nabad ilaalinta Ururka Midowga Afrika.


Maxaa looga hadlay kulankii uu R/W Rooble la qaatay xubnaha beesha caalamka?

    Sii-hayaha xilka ra’iisul wasaaraha Soomaal iya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka foga an aragga kulan kula yeeshay wakiilada beesha caalamka sida lagu baahiyay qoraal lasoo dhi gay barta facebook ee xafiiska Rwasaaraha.

    Qoraalka waxaa lagu sheegay in kulankaan looga hadlay sidii horay loogu sii wadi lahaa wa da xaajoodyada u dhaxeeya dowladda Federaal ka iyo dowladaha xubnaha ka ah, iyadoo la hir galinaayo heshiiskii doorasho ee 17-kii Septemb er 2020 lagu gaaray magaalada Muqdisho.

     Sidoo kalana aysan ka marneyn hirgalinta is fahamkii dhexmaray guddiyadii farsamo ee ka socday dhinacyada kala duwan, kuwaas oo laba maalmood ku shiray magaalada Baydhaba ee xarunta kumeel gaarka Koonfur Galbeed.

     Sidoo kale qoraalka waxaa lagu sheegay in beesha caalamka ay sii hayaha xilka ra’iisul wa saaraha Maxamed Xuseen Rooble ku bogaadi yeen kaalintii uu ku lahaa is fahamkii uu la gaa ray midowga musharaxiinta kadib shir ay yee sheen 25-kii February.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA XAFIISKA RA’IISUL WASAARAHA:

     Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hab ka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay sii wad ista wada xaajoodyada DFS iyo Dowlad-gobole edyada ee la xiriira hirgalinta heshiiskii 17-kii September 2020 iyo qodobbadii Guddigii farsamo ee Baydhabo.

     Shirkan ayaa sidoo kale lagu bogaadiyay is fahamkii ka soo baxay shirkii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta ee 25-kii Febraayo.

Jubbaland oo Amarro kusoo rogtay Goobaha Waxbarashada

     Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sa re ee Dowlad gobole edka Jubbala nd ay aa soo saartay habr aaca hortagga soo la ba kacleynta cudurka COVID-19 ee iskuula da iyo goobaha Waxb arashada degaannada Jubbaland.

     Qoraal kasoo baxay Wasaa radda Waxbara shada iyo Tacli inta sare ee Dowlad goboleedka Jubbaland ay aa waxaa lagu sheegay in Wasa aradda la soco to soo labo kaclaynta cudurka halista ah ee COVID-19, kaas oo  saameeyey adeegyadii bul shada.

     Sidoo kale Wasaaradda Waxbarashada Ju bbaland waxaa ay sheegtay in ay garowsatay  khatarta cudurka COVID-19 uu ku yeelan karo adeegyadda waxbarashada iyo saameynta & imtixaanka shaahadiga ah ee dugsi sare iyo kan dhexe ee fooda nagu soo haya. Ugu dambeyn Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobole edka Jubbaland ayaa soo saartay go’aamo loo ga horagayo faafitaanka Cudurka Coronavirus, iyada oo ay si caadi ah u furnan doonaan Goo baha Waxbarashada, waxaana Go’aamada as kamid ah.

1) In maamulka iyo macalimiinta ay fuliyaaan habraacyadda ay soo jeedisay wasaaradda caa fimadka ee looga hortagayo cudurka COvID-19.

2)Kormeerka dugsiyada in ay xaqijiyaan dha mmaan fasaladda dugsiyada ay xirtaan af-xirka si loo ilaaliyo badqabka ardayda iyo bulshadda

3) In fadhiga ardayda fasaladda uu noqdo mid kala fog inta suurta galka ah.

4) In albaabka hore dugsiga la dhigo qalabka lagu cabiro heer kulka jiirka.

5) In albaabka hore ee dugsiga iyo fasalada la dhigo qalabka faxalka lana amro ardaydu in sijoogta ahu isticmaalaan

6) In la sameeyo gudiyo wacyigelin oo ka koob an Maamulka, ardayda, iyo Wasaaradda waxba rashada.

7) In lagu korjoogteeyo fulinta habraacyadaan Maamulka iyo macalimiinta dugsiyadda

Dowladda oo sheegtay in isbitaalada buux dhaafsheen dadka COVID-19 qaba.

     Dowladda Somaliya ayaa waxay sheegtay in dadka qaba xanuunka COVID-19 ay buuxdhaa fiyeen isbitaalada Magaalada Muqdisho, taasoo muujinaysa sida xanuunka uu dalka ugu faa fayo.

     Wasiirka Caafimaad ka Soma liya, Foosiya Abiikar Nu ur ayaa sheegtay in isbitaala da loo asteeyay xanuunka CO VID-19 ay aad u kordhey so tirada la seexinayo.

      "Walaalayaalow waxaan idin leenahay taxa darka aad buu u badan yahay. Isbitaaladii loo asteeyay sida Martini iyo Sumait ee Jaamacad da Simad, runtii tirada aad iyo aad bay u sii ko rdheysaa.” Ayay tiri Wasiiradda.

     Iyadoo ay isa soo tarayaan dadka xanuunka laga helayo ayay dhanka kale Wasiir Foosiya sheegtay in magaalada uu gabaabsi ku yahay Oxygen-ka, xilli shirkadaha sameeya ay yar yihiin, baahida loo qabana ay aad u badan ta hay.

      "Magaalada Oxygen-keeda aad ayuu u yar yahay shirkadaha sameeya, baahida aad bay u badatay.” Ayay tiri Foosiya Abiikar oo Warbaah inta la hadashay.

     Waxa kaloo ay sheegtay in ay jiraan dad bad an oo xanuunka calaamadihiisa ugu geeriyood ay Caasimadda Muqdisho, kuwaa oo aan imaan goobaha dadka looga baaro COVID-19.

      "Waxaa jira dad badan oo calaamadaha COVID-19 u dhintay ama la xanuunsanaya, oo aanan isbitaal soo doonan. Gobolka Banaadir aan joogno cudurka wuxuu u fidayaa si aan ca adi ahayn.” Ayay sii raacisay Wasiiraddu.

Hadalka Wasiir Foosiya ayaa imaanaya maalin ka dib, markii Adam Abdul-mowla, Isku Duwaha Arrimaha Bani’aadanimada Qaramada Midoob ey ee Xafiiska Magaalada Muqdisho (UNSOM) uu sheegay in xaaladaha COVID-19 ee dalka ay sare u kacday boqolkiiba labaatan (20%).

ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.

Dharcad ka tirsan NISA oo lagu dilay Muqdisho

     M/Muqdisho ayaa Shalay lagu dilay labo dhalinyaro ah oo la sheegay inay ka tirsanaay een hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoon ka Soomaaliya ee NISA.

     Askartan oo dharcad ah aa ayaa magacyad ooda lagu sheegay Cali Ax med Xasan iyo Ax med Siyaad, waxaana lagu dilay suuqada Bak aaraha ee Muqdisho.

     Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in rag bastoolado ku hubaysan ay dileen laba askari, mid kalena dhaawac u geysteen, xili ay ku sug naayeen meel ku dhow Boosteejo laga raaco gaadiidka oo ku taalla suuqa Bakaaraha.

     Shalay magaalada Muqdisho waxaa ka dha cay dhowr weerar oo lala eegtay mas’uiliyiin iyo ciidan, kuwaas oo aan ilaa hadda mas’uuliyado oda cidna sheegan.

    Deegaanka Daarusalaam ee Muqdisho wa xaa Shalay qarax miino lagula eegtay kolonyo uu la socday Guddoomiyaha degmada Yaaq shiid Cabdullaahi Axmed Cariif, balse guddo omiyaha ayaa qaraxaas ka badbaaday.

      Sidoo kale qarax miino ayaa Shalay lala eeg tay kolonyo gaadiida oo la socday taliye ku xi geenka Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cabaas Aamin Cali oo marayay agagaarka iskuulka Hoy ga Xamar ee degmada Hodan.

Qaraxa lala eegtay Gen. Cabaas waxaa ku dhi ntay inta la xaqiijiyay qof shacab ah iyo labo ask ari oo ka tirsanaa ilaalada taliyaha.

Dowladda ayaa weli ka hadlin qaraxyada iyo dil alka Shalay ka dhacay maagalada Muqdisho.

Maamulka Galmudug oo sheegtay in ay tayaynayso dhaqanka da’yarta

     Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxi iska Galmudug ayaa Magaalada Dhuusama reeb ka daah-furtay munaasabad lagu maamuu sayo dhaqanka, si loo baro Dhalinyarada da’da yar muhiimada dhaqankooda u leeyahay iyo in ay faham wanaagsan ka kororsadaan sooyaal ka dhaqankooda.

     Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire falagle ayaa sheegay in Wasaraddu ay de daal xooggan galineyso sidii loo dhisi lahaa xa rumo lagu keydiyo agab dhaqameedyada, isla markaana la qorsheynayo in la maal-geliyo xir fadleyda soo saarta agabka kala duwan ee dhaqanka.

    Munaasabaddan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa qaar ka mid ah Wasiirrada Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada, iyagoo si wanaagsan usoo dhoweeyay hindisaha Wasaa radda Warfaafinta.


Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo ka badbaaday qarax miino

      Guddoomiyaha Yaaqshiid Axmed    Cab dulaahi Cariif ayaa ka badbaaday qarax miino oo lala eegtay xilli uu marayay deegaanka Daar usalaam ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka aaso ah ee laga hago me ela fog-fog ayaan la ogeyn qasaa raha ka dhashay.

   Ciidamada ilaalada u ahayd gud doomiyaha ayaa la sheegay inay rideen rasaas badan ayna halkaas ka sameeyeen howlgalo lagu raadinayo cidda ka dambeysay qaraxan.

     Qaraxan ayaa ah kii labaad oo Shalay ka dhaca magaalada Muqdisho iyadoo Shalay qar ax lala eegtay gawaari galbinaysay taliye ku xig eenka ciidamada milatariga waxaana qaraxaas ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Maleeshiyaad hubeysan oo xirtay waddo muhiim ah oo isku xirta…

     Maleeshiyaad hubeys



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip