Runta Maya!!! (Runta ha iska indha tirin, Been waxaa u weyn tii aad naftaada u sheegto).
...
Runta ha iska indha tirin, Been waxaa u weyn tii aad naftaada u sheegto.
Aabayaashen waxa ey ku haminayeen in ey isku keenaan 5ta Somali, kuma guuleysan. Annaguna waxaan ku guuleeysan weeynay in aan isku keeno 5ta Maamul Gobaleed, Haddii arrintu sidaa ku sii socoto. Caruurteenuna kuma guuleysan doonaan in ey isku keenaan 5 xaafadood oo Xamar ku taal ama 5 Magaalo oo Gobal ku wada taal.
Kadibna Somalidu waxa ey noqonee. S, O, M, A, L, I, A. Kadibna Qolaba xarafka ey leedahay ayeey Gooni u aadi doontaa. Mana jiri Doonaan xarfo Somalida maanta ka dhexeeyn doono.( F.S: 1-6).
Ishaan meel dheer wax ka arageey dhac, Qofkii naftiisa been ku qanciyoow qul qul.
Naftaada been ha u sheegin. Haddad rabtana Runta Maye dheh.
Qore: Yahya Amir
Runta Maya!!! (Runta ha iska indha tirin, Been waxaa u weyn tii aad naftaada u sheegto).
...