Qabiirka Sky Sports Paul Merson Oo Soo Xushay Shaxda Ay Tahay Inay England Ku Soo Shirtagto Koobka Euro 2016.

0
Saturday March 26, 2016 - 12:27:29 in Sports News by
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabiirka Sky Sports Paul Merson Oo Soo Xushay Shaxda Ay Tahay Inay England Ku Soo Shirtagto Koobka Euro 2016.

    Sky Sports ayaa weydiisay khabiirkeeda kubada cagta Paul Merson shaxda ay tahay in tababare Roy Hodgson uu ku soo shirtago kulankiisa ugu horeysa ee koobka qaramada Yurub ee France ka dhacaya xagaagan iyagoo 11ka bisha Juun ay la ciyaarayaan Russia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sky Sports ayaa weydiisay khabiirkeeda kubada cagta Paul Merson shaxda ay tahay in tababare Roy Hodgson uu ku soo shirtago kulankiisa ugu horeysa ee koobka qaramada Yurub ee France ka dhacaya xagaagan iyagoo 11ka bisha Juun ay la ciyaarayaan Russia.

Ka hor kulamada saaxiibtinimo ee ay England la ciyaareyso isbuucaan kooxaha Jarmalka iyo Netherlands, Merson ayaa soo xushay shaxda Euro 2016 ee xulka England oo uu ka sameeyay shax ciyaareedka 4-2-3-1.…

merson

Paul Merson ayaa dhanka goolka u soo xushay goolhayaha Manchester City Joe Hart, halka daafaca afarta danbe uu u soo xushay John Stones daafaca da’da yar ee Everton iyo daafaca dhexe ee Man United Chris Smalling iyagoo ka wada ciyaaraya wadnaha dhexe.

Daafaca midig waxaa ka ciyaara xiddiga Liverpool Nathaniel Clyne halka daafaca bidix uu ka ciyaarayo xiddiga kooxda Tottenham Rose kaasoo caawa ku soo bilaabanaya kulankiisii ugu horeysay ee xulka England.

Booska burburiyaha khadka dhexe waxaa uu ku soo bilaabay xiddiga Liverpool James Milner iyo xiddiga Tottenham Dier. Merson ayaa seddexda kubadsameeye ku soo bilaabay Wayne Rooney, Della Alli iyo Ross Barkley. Halka weerarka uu hogaaminayo Harry Kane.

paul-merson-england-xi_3437138






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip