Beesha Caalamka oo weli wadada dadaalo la isugu keenayo dhinacyada isku khilaafsan Doorashooyinka.

0
Monday January 25, 2021 - 21:50:03 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Caalamka oo weli wadada dadaalo la isugu keenayo dhinacyada isku khilaafsan Doorashooyinka.

    Waxaa weli soconaya dadaalada ay wadaan xubaha beesha Caalamka, kaasi oo la isugu soo dhaweynayo dhinacyada isku haya arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, waxaana dadaaladan wada Wakiilka Qaramada Midoobey ee arimmaha Soomaaliya James Swan. Wakiila

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa weli soconaya dadaalada ay wadaan xubaha beesha Caalamka, kaasi oo la isugu soo dhaweynayo dhinacyada isku haya arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, waxaana dadaaladan wada Wakiilka Qaramada Midoobey ee arimmaha Soomaaliya James Swan. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa doonaya in deg deg loo xalliyo muranka Arrimaha Doorashada ee u dhexeeya dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada qaarkood iyo Midowga Murashixiinta, si loo qabto doorasho heshiis lagu yahay. Beesha Caalamka ayaa sidoo kale waxay doonaysa in dhowaan la isu'gu yimaado shir ku saabsan xal u helidda khilaafka, kaas oo dhexmari doona dhinacyada isku diidan Arrimaha Doorashada, inkastoo aan weli la go'aamin halka shirkaas lagu qaban doono.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip