Garowe: Deni iyo Swan Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helidda Dooorashooyinka

0
Monday January 25, 2021 - 21:44:22 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garowe: Deni iyo Swan Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helidda Dooorashooyinka

    Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray wafdi u ogaaminayo wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada Midoobay u qaabiilsan arimaha Soomaaliya James Swan . Wakiilka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland gaaray wafdi u ogaaminayo wakiilka gaarka ah ee ergayga Qaramada Midoobay u qaabiilsan arimaha Soomaaliya James Swan . Wakiilka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxweeynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni , iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland . Madaxweeynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa soo dhaweeynta kadib qasriga madaxtooyada Puntland kulan kula qaatay Wakiilka iyo Wafdigiisa . Kulanka oo inta badan diiradda lagu saarayay , xaaladda dalka gaar ahaa Ismari waaga ka taagan arimaha doorashooyinka , iyo sidii dib loogu furi lahaa wada hadalo xal u helid ah oo ay isaga hor imaadan maamulada Jubbaland iyo Puntland iyo Madaxweeyne Farmaajo . James Swan Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa muddooyinkii u danbeyay waxa uu waday wada hadalo lagu dhex dhexaadinayo siyaasiyiinta Soomaalida ah ee Isku fahmi la'xal u helidda doorashooyinka , iyadoo shalay Swan Magaalada Dhuusa-mareeb uu kulan Arimaha doorashooyinka looga hadlayo uu la qaatay madaxweeynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip