SAWIRO:-Guddoomiyaha Shabeellaha Dhexe oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Jowhar

0
Sunday January 24, 2021 - 22:23:29 in Wararka by
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Guddoomiyaha Shabeellaha Dhexe oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Jowhar

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula yeeshay Saraakiisha Ciidamad xoogga dalka iyo kuwa maxkamada Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad.

Guddoomiyaha gobolka ayaa Guddoonka Maxkamada Ciidamada qalabka sida iyo xeer ilaaliyaha Maxkamada ka codsaday inay Xafiis ka furtaan Magaalada Jowhar ee Caasimada Hir-Shabeellesi Sshaqada Maxkamada jowhar uga bilaabato .

Ugu dambeyn guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa faray inee Amniga si wadajir ah uga wada Shaqeeyaan Saraakiisha qeybahooda kala duwan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip