Al-Shabaab oo afduubtay in ka badan 50 baabuur

0
Saturday January 23, 2021 - 20:55:05 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo afduubtay in ka badan 50 baabuur

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Wararka kasoo baxaya magaalada Xarardheere ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al-Shabaab ay afduubteen in ka badan 50 gaari oo ay lahaayeen dadka ku nool magaaladaas.

Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa xoog ku kaxeystay gawaarida ay lahaayeen dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Xarardheere.

Dadka deegaanka waxey sheegeen in Al-Shabaab ay gawaarida ka kaxeysteen beel ka mid ah laba beelood oo ay diyo u kala qaadeen.

Magaalada Xarardheere waa meelaha ugu badan oo ay ku xoogan yahiin dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka tirsan bartamaha Soomaaliya.

 

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku guuldareystay iney magaaladaas koonfurta gobolka Mudug dhacda ka xoreeyaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Al-Shabaab oo afduubtay in ka badan 50 baabuur




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip