Shir looga hadlayay Arrimo muhiim ah oo ka furmay Muqdisho

0
Saturday January 23, 2021 - 17:15:39 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlayay Arrimo muhiim ah oo ka furmay Muqdisho

    Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta waxa loogu hero Argagixisada. Shirka ayaa waxaa furay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Kh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka furmay Shirweynaha Qaran ee Warbixinta Qiimeynta Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta waxa loogu hero Argagixisada. Shirka ayaa waxaa furay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar waxaa goobjoog ka ahaa Wasiieo uu horkacayay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Xubno kale. Wasiir Beyle Beyle Shirka ka sheegay Warbxiin la xiriirta guud ahaan dhaqaalaha dalka, gaar ahaan ka hortaga lacag dhaqidda iyo la-dagaalanka maalgelinta argagixisada. Dhamaan mas'uuliyiinta Shirka ka qeyb galay ayaa waxaa ay halkaasi ka sheegeen inay muhiim tahay in laga hortaggo Khataraha Lacag Dhaqidda iyo Maalgelinta waxa loogu hero Argagixisada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip