Garoonka Diyaaraha Baqdaad oo gantaalo lagu garaacay

0
Saturday January 23, 2021 - 17:11:52 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka Diyaaraha Baqdaad oo gantaalo lagu garaacay

    Milatariga Ciraaq ayaa Maanta sheegay in seddex gantaal lagu garaacay garoonka diyaaradaha Baqdaad, seddex maalmood uun ka dib markii magaalada caasimada ah ay ka dhaceen laba qarax oo ismiidaamin ahaa. Weeraradaan gantaalada ah ayaa ku dhacay ban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milatariga Ciraaq ayaa Maanta sheegay in seddex gantaal lagu garaacay garoonka diyaaradaha Baqdaad, seddex maalmood uun ka dib markii magaalada caasimada ah ay ka dhaceen laba qarax oo ismiidaamin ahaa. Weeraradaan gantaalada ah ayaa ku dhacay banaanka garoonka diyaaradaha, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Dowlada Ciraaq, iyada oo Mid ka mid ah gantaalada uu ku dhacay guri ku yaal agagaarka degmada Al Jihaad isla markaana uu waxyeello u geysatay dhisme halkaaso ku yaalay. Lama soo sheegin wax dad ah oo waxyeelo kasoo gaartay, dhanka kalane Ma jirto ilaa iyo hadda koox sheegatay mas'uuliyadda weerarkaan lagu qaaday garoonka diyaaraha Dalka Ciraaq. Jicmicihii aan kasoo gudubnay, ruux iskusoo xiray walxa qarxa ayaa suuq ku yaal bartamaha magaalada baqdaad isku qarxiyay, halkaasi oo ay ka dhaseen dhimashada 32 qof iyo dhaawaca inka badan 110 ruux. waxaa masuulayada waxaa sheegtay kooxda Daacish.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip