HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 23-1-2021

0
Saturday January 23, 2021 - 10:54:08 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 23-1-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Golaha Wasiirada oo Khamiisti ansixiyey guddi muhiim ah

      Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sa re ee maamulka Hay’adda qaran ee naafada So omaaliyeed, xubin ka bannaanatay guddiga ma daxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka iyo xubin laga saaray guddiga maamulka hay’adda batroolka Soomaaliyeed.

G/W/ XFS ayaa warbixi nno la xiri ira amniga guud ee dal ka ka dha geystay Wasiirr ada Amniga Gu daha iyo Gashaandhiga,    wax ayna tilmaameen in Ciidanka qaranku ay u diy aarsan yihiin sidii loo xaqiijin lahaa amniga iyo xoreynta dalka.

      Xubnaha Golaha Wasiirrada ayaa wadajir u ga tacsiyeyeey geerida guddoomiyihii degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo Habeen hore ku geeri yooday fal nasiib darro ah oo ka dhacay MuqdI sho, waxayna fareen hay’adaha ammaanka in baaritaan dhab ah lagu sameeyo sababaha kee nay dhacdadan.

      Wasaaradda Caafimaadka ayaa golaha la wadaagtay warbixinnadii ugu danbeeyey ee ca abuqa karoona iyo dadaalka ay waddo dowlad du ee la xiriira sidii bulshada looga wacyigelin la haa dhibaatada uu leeyahay xanuunkan.

Xog: Maxaa kasoo baxay wada-hadalladii madaxda maamullada ee doorashada?

    Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxe ysa wada-hadallo ay habeen hore Khadka tale efonka ku yeesheen Madaxda Dowlad Gobolee dyada Soomaaliya, kaasi oo ku saabsanaa muranka ka taa gan doorashada Soomaaliya.

Xog aan helnay ayaa sheege ysa in madax goboleedyada ay isu soo dhowa ansho ka sameeyeen aragtiyadii kala foggaa ee ay ka qabeen doorashada Soomaaliya, iskuna afgarteen inay shir fool ka fool ah isugu yima adaan.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in la filayo in uu shirkaas dhaco dhammaadka bishan Jana ayo, waxaana ay u badan tahay in shirka uu ka dhaco magaalada Baydhaba, inkastoo aan weli si rasmi ah la isugu raacin goobta.

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa intii 2toddobaad ka hor ku sugnaa Muqdisho, wuxuu mucaaradka kasoo qaaday ballan ah inuu xal u helayo muranka doorashada, waxaana lagu war ramayaa inuu sababtaas darteed u doonayo iinuu wada-hadallada marti-geliyo.

     Wada hadalladii habeen hore khadka Talee fanka ku dhex maray Shanta Madaxweyne D/G /yada ayaa waxaa sidoo kale soo qaban qaabi yay Madaxweyne Lafta Gareen oo muddooyink an waday dadaallada xalka loogu raadinayo is-mari waaga ka taagan Arrimaha doorashada, ka dib wada hadallo uu si kala gaar gaar ula yee shay Madaxda dowlad goboleedyada kale.

Wada-hadallada madax goboleedyada ayaa waxaa dhinac socda dadaal xoog leh iyo u kala dab qaadis ay wadaan xubnaha Beesha Caal amka, kaasoo uu horsed u yahay wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan, si xal loogu helo caqabadaha ka taagan doorashooyinka. Khadiija Diiriye: "Farmaajo wuu soo laaban aya, iyada oo muddo xileedkiisu dhammaan”

      Wasiirka gargaarka dowladda federaalka So omaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa mar kale u muujisay madaxw eyne Farm aajo taagee ro balaadh an, iyadoo na sheegtay in uu dib u soo laaban doono.

 Khadiijo ayaa ku dooday in madax weynaha dalka ee xiligan uu yahay mid wax ba dan qab tay, xili ay dul hoganayaan dhaliilo bad an, wax ayna sheegtay inay u muuqato in dib loo dooran ayo mad axweyne Farmaajo, maadama uu wax badan u qabtay dal ka, sida ay hadalka u dhigt ay.  "Madaxweyne Farmaajo waa madaxweyna ha kaliya oo aan hadda muddo xileedkiisa dham aysan ay caddahay soo noqoshadiisa,” ayay tiri Khadiijo Maxamed Diiriye oo wareysi siisay tele fishanka Somali Cable.

     Sidoo kale waxay si cad u sheegtay inay hab een iyo maalin taageersan tahay oo ay u code yn doonto madaxweyne Farmaajo haddii ay cod yeelato.

     "Adeegyadii bulshada, dhaqalihii, ciidankii ca daaladii afartii sano ee la soo dhaafay guryo ba dan ayaa la soo celiyay, wadooyinka ayuu dhis ay illaa Afgooye ayaa wadadii la dhisay,” ayay tiri Wasiir Khadiijo.

     Marka laga imaado taageerada ay Wasiir Khadiijo u muujisay madaxweyne Farmaajo, wa xa dalka ka taagan xiisad xoogan oo la xiriirta hanaanka doorashada, iyada oo dowladda gada al ka riixeyso doorasho ay wadaan guddiga lagu muransan yahay ee doorashada.

     Muranka doorashada dalka ayaa xaalad caki ran ka abuuray dalka, lamana oga in doorasha da ay ku qabsoomi doonto xiligeeda, maadama ay dowladda iyo saamileyda siyaasadda aysan xal kama dambeys ah ka gaarin doorashada dal ka oo muddo kooban ka harsan tahay.

DF Somaliya oo war kasoo saartay qarax da d badan ku dhinteen oo Dorraad dhacay

     Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si we yn u cambaareysay qaraxyo ismiidaamin oo Dorraad ka dhacay dalka Ciraaq, kuwaasi oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan oo dhima sho iyo dhaawac ah.

 Xukuumadda ayaa qaraxyadaas ku tilmaamtay kuwo fuleynimo leh oo lala beegs aday suuq bulsho oo lagu iibiyo dharka celiska ah oo ku yaala fagaaraha duulimaadka ee bart maha caasimada Ciraaq ee Bagdaad, sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda arrima ha dibedda.

     Sidoo kale waxa qoraalkaas lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la dareemayso dhibta ada ay xagjirku u geysteen shacabka Ciraaq, iy adoona uga tacsiyadeysay qoysaska dhibanaya asha, halka dhaacawa ay u rajeysay kasoo kab asho deg-deg ah.

     "Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa labo is-qarxin ar gagaxiso fulaynimo leh oo lala beegsaday Dorraad suuq bulsho oo lagu iibiyo dharka cel iska ah oo ku yaalla fagaaraha duulimaadka ee bartmaha Caasimadda Ciraaq ee Bagdaad, oo sababay geerida iyo dhaawaca dad rayid ah oo aan waxba Dorraadsan,” ayaa lagu yiri qoraalka.

     Waxa kale oo lagu yiri: "Soomaaliya oo xanu unka iyo murugada la qeybsanaysa Dowladda iyo Dadka Ciraaq ayaa waxa ay markale ku cel inaysaa inay ku garab taaggantahay walaalaha Ciraaq dadaalka ay ku doonayaan in ay ku sug aan nabadda iyo deganaanshaha, ugana hortag aan nooc kasta oo argagaxiso iyo xagjirnimo.”

      "Waxay muujineysaa inay ka damqanayso dhibtaasi, uguna tacsiyeynayso qoysaska dhib banayaasha, iyadoo u rajeynaysa dadka ku dha awacmay soo kabasho deg-deg ah.”

      Qaraxan oo ismiidaamin ahaa ayaa Dorraad ka dhacay caasimadda Ciraaq ee Baghdad, ka as oo ay ku dhinteen dad ka badan 32 qof, hal ka ayna ku dhaawacmeen in ka badan 100 qof.

Waxa uu Bartilmaameedka qaraxaas ahaa Shii cada Muslimiinta ah, sida lagu sheegay war ka soo baxay wakaaladda wararka kooxdan Sunni ga ah ee Amaq.

   Waxay noqonayaan qaraxyadii ismiidaamin ta ee ugu cuslaa Baghdad muddo 3sano ah.

Dowladda iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay hirgelinta mashaariicda

    Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iska ashiga caalamiga xukumadda federaalka Soom aaliya Amb.Jamaal Xasan ayaa Dorraad xafiiski isa ku qaabilay G/B/D/goboleedka Hirshabeelle Dr.Cabdi xa kiim Luqmaan

     Labadaan masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo dar -dargalinlahaa howlaha mashaa riiceed ee loogu tala galay dowl ad-goboleedka Hirshabeelle,kullankaan ayaa waxa uu kusoo dhammaaday is afgarasho.

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir oo ku geeri yooday magaalada Muqdisho

     Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Dorraad alle ha u naxariisteen Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir oo ka mid ahaa ganacsatada si weyn looga garanayo gayiga Sooma aliya.

     Waxaa ku dhashay Baadiyaha deg mada Caabudwaaq ee gobolka Gal guduud, waxaana uu u soo wareegay magaalada Muqdisho isaga oo Lix sano jira ah sida uu ku sheegay wareysi hadda ka hor lala yeeshay.

    Ganacsade Cabdi Xoosh ayaa isaga oo yar ka bilaabay magaalada Muqdisho  ganacsi aan sidaa u buur-neyn sida iibinta Roodhiga iyo Mo oska, isaga oo markii danbe u wareegay dhin aca ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed [Mili tariga]  oo uu ka mid ahaa ku dhawaad 22 sano waxaana uu tababar u taggay dalka Rushka.

      Militariga kaddib waxaa uu u wareegay dal ka Saudi Arabia halkaasoo uu ka bilaabay soc daalkiisii ganacsiga, isaga oo ka soo sheeqeey ay dalal badan oo calaamka ah oo howlo ganac si uu u taggay, hasse ahaatee waxaa uu markii danbe ganacsigiisa u soo wareejiyay magaala da Muqdisho uu ka hergaliyay ganacsiyo kala duwan, mashaariic,  iyo dhismayaal caan ah oo ilaa iyo hadda ku suntay magaca ''Xoosh''

     Xilligii 1970meeyadii  Cabdi Xoosh wuxuu bil aabay ganacsi ballaaran oo la xiriira dhoofinta kheyraadka badda iyo  guryaha hantida maguur tada ah, waxaa uu ganacsiga ku howlanaa ku dhawaad muddo 38 sano ah uu ku jiray jawi ganacsi  gudaha dalka iyo dibada intaba.

Xiga sho:Hiiraan.Com


Guddoomiyihii Hodan oo Dorraad la Aasay

     Waxaa Dorraad oo Jamce ah la aasay gud doomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaa dir Cabdixakiin Dhaganuun oo habeen ka hor la dilay. R/Wasaaraha XFS.Md Rooble, Guddoo miyaha Gobolka Banaadir ah na Duqa Muqdisho Cumar M axamuud Maxam ed (Cumar Finish) iyo Mas’uuli yiin ka tirsan he er Federaal iyo Gobolka ayaa ka qeyb galay Aaska.

      Marxuumka ayaa salaada janaasada lagula tukaday masjidka Isbahaysiga Islaamka iyado ona lagu aasay gudaha xarunta degmada Hod an ee uu Marxuumka Guddoomiye ka ahaa ka hor geeradiisa.

     Dhammaan Mas’uuliyiinta ka qeyb-galay Jan aasada Marxuum Cabdixakiim Dhagajuun ayaa eebbe uga baryay in uu jannadii firdowso ka war aabiyo.

     Guddoomiye ku xigeenka amniga gobolka Banaadir Cali Yare Cali oo hadal ka jeediyay Aaska ayaa sheegay in dadkii ku lug lahaa dilka Cabdixakiin Dhagajuun la qabtay, marka laga reebo hal qof oo sida uu sheegay lagu raadjogo.

Kenya:- Al-shabaab oo Bur buriyay Shirkad Isgaarsiin oo ku taala Mandheera

     War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiya ha Magalada Mandheere Cali Ibraahim Roba ay aa waxaa uu kaga hadlay weerar ay Al-Shaba ab ku qaadeen shirkad isgaarsiineed ee ku taall a magaaladaasi.

     Guddoomiyaha ayaa sheegay in weerarka uu dhacay deegaanka Sarm aan Magaalada Mandheera ee Gobol ka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

     Mr. Roba ayaa sheegay in goobta uu weerar ka ka dhacay uu 20km u jiro Xaduudka Soomaaliya, isla markaana koox hubeysan ay burburiyeen Xarun Shirkad Isgaarsiineyd.

     Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in wax khasaaro uusan ka soo gaarin shaqaalaha shirkada isgaarsiineed ee la weerar ay, isagoona sheegay in heegan buuxa ay ku jir aan ciidamada Kenya, si ay ugu hortagaan weer arada Al-Shabaab

Puntland oo joojisay lacagaha loo kala gudbiyo Gobolada

     Wasaaradda Maaliyadda DG/Puntland Amar ka soo baxay ayaa waxaa lagu joojiyay lacaga ha Shilin Soomaaliga ah ee loo kala Safriyo G/Maamulkaasi Puntland. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiir ku xigeenka W/M/Pu ntland Cabdi War same Ibaraahim la na ogeeysiiyay, Wasiirka Maaliyad da Puntland, Rugta Gana csiga Puntland, Guddiga xalinta Suuqa lacaga ha Puntland iyo Bangiga Puntland ayaa loo dir ay,Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Dakhl Iga, Taliska Guud  ee ilaalada Canshuuraha ee Punt land & Taliska Guud ee Booliska Puntland, kuwaas oo la faray inay dhaqan geliyaan Amar ka Wasaaradda Maaliyadda.

     "Iyada oo laga duulayo dhaqan gelinta Awaa m iirta Guddiga xalinta dhibaatada Suuqa laca gaha ee Puntland waxaa la farayaa mas’uuliyiin ta dhamaan baraha Canshuuraha ee kastamya da Puntland iyo taliska Ciidanka ilaalada Can shuuraha arrimaha soo socda.

1: inuusan u kala gudbi karin Gaadiid wada lac ag Shillin Soomaali ah oo u socdo Gobol kale.

2:in la baaro Gaadiidka lana hudbiyo badeecad aha iyo waxkasta oo ay sidaan

3: in Gaarigii lagu qabto lacag Shillin Soomaali ah lagu soo xareeyo Saldhiga ugu dhow si loo mariyo Sharciga.

      Ugu dambeyn Ganacsatada ayaa waxaa la faray inay joojiyaan lacagaha Shillin Soomaaliga ah oo ay u kala safriyaan Gobolada Puntland ay na qulqulka lacagta Shillin Soomaaliga ah soo dhexmariyaan Akoonada Bangiga Puntland, ka dibna meesha uu uga baahan yahay uu ka qaa to lacagtaas oo Shillin Soomaali ah.

Amarkaan kasoo baxay Wasaaradda Maaliyad da Puntland ayaa waxaa uu daba socdaa qor sho Puntland ay wado ee ah socod siinta Shillin Soomaaliga si loo yareeyo sicir bararka.

UNHCR oo sheegtay inay Soomaaliya marti galisay qaxooti badan sanadki 2020

    Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka mid aheyd dalalka Afrika ee sanadkii lasoo dha afay martigaliyay Qaxootiga far aha badan.

    War kasoo baxay hay’adda ayaa lagu shee gay in Qaxooti gaasi ay kala socdeen Afrika iyo Aasiya ayna dalalka ay ka yim aadeen ka jireen dhibaatooyin dhanka Amniga.

In ka badan 24,000 qof oo aj nabi ah ayaa sa nadkii 2020 soo maaliya nabad galyo u raadsa day sida ay sheegtay heyada UNHCR .

      Dadkaas waxay badankood ka yimaadeen wadamada Itoobiya, Syria Iyo Yemen sida lagu sheegay warbixinta kasoo baxday hey’adaan.

Gobalada waqooyi galbeed, Bari iyo gobalka Ba naadir ayaa ah meelaha ugu badan oo ay qax ootiga joogaan

     Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in lixdii sano ee la soo dhaafay ay dib ugu laabt een dalka Soomaaliya in ku dhow boqol kun oo qaxooti ah kuwaasi oo hore ugaga cararay daga alada sokeeye ee dalka Soomaaliya.

Labo dhalinyaro oo ku geeriyootay bada Hobyo

    Wararka ka imaanaya degmo Xeebeedka Ho byo ayaa kusoo waramaya In Badda Hobyo ay Dorraady ku dhinteen Labo dhalinyaro ah, kuw aas oo u dabaal tagay xeebta Madaama ay Dorraad  ahayd maalin Jimco ah.

      Labada dhalinyarada ayaa lagu magacabaa Cabdirisaaq Cali cawil iyo Abshir Xasan.

Marxuumiinta ayaa la sheegey inay laqdeen bi yaha Badda oo aad u kacsanaa isla markaana Hirar badan samaynayay.

     Badda Hobyo oo mid ka duwan xeebaha So omaaliya marka loo eego Joogga iyo Gutabiya ha oo aad u dheer ayaa inta badan waxaa ku ba dan kacsananta Hirarka taas oo sababta dhi ma shada kalluumaysatada&Dadka U Dabaal Taga.

Saraakiil iyo Askar loo xiray dilka Guddoo miyihii degmada Hodan

    Iyada oo Habeen hore Saqdii dhexe lagu dilay M/Mu qdisho gaar ahaan Isg oyska Aadan-Cadde ama Jiid mareexaanka ee degmada Ho wl-wa daag Guddoomiyihii degmada Hodan Ca bdi Karim Dhegajuun ayaa waxaa la sheegay in Saraakiil iyo askar loo xi ray dilkaas.

    Wararka la helay ay aa waxaa ay sheegay a an in la xiray Taliyaha Saldhi ga Booliska de g mada Waaberi G/le Ma xamed C/qaadir Moosh in Taliyaha Booliska Ho wl-wadaag G/le Shuc ayb Cabdi Maxamuud iyo 7 Askari, kuwaa soo haatan su’aalo lagu wee ydiinayo Xarunta Hay ’ad da Dambi baarista ee CID-da.

     2da Sarkaal ayaa waxaa la sheegay in sa babta loo xiray ay tahay inay Habeen hore ku sugnaay een Goobta dilka uu ka dhacay, isla markaana ay ku qornaayeen heeganka iyo howlgallo xilliy ada qaar la fuliyo maadaama Taliyeyaasha deg mooyinka, Hodan Howl-wadaag iyo Waaberi ay ka wada tirsan yihiin taliska qeybta Waliyow Cadde.

    Macadda weli sababaha keenay dilka Gud doomiyihii degmada Hodan Cabdi Karim Dhe ga juun, balse Warsaxaafadeed kasoo baxay G/G/Banaadir ayaa waxaa lagu sheegay inuu ku dhintay israsaaseyn dhe xmartay 2 Ciidan.

    Horay waxaa qarax ka dhacay Xarunta Maa mulka G/Banaadir ee VISHA GOVERNO ku dhi ntay Guddoomiyihii G/Banaadir ahaana duqii Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan    Yariisow iyo Guddoomiyeyaashii degmooyinka, Waaberi, Shangaani iyo CabdiCasiis ee M/ Muqdisho.

Galmudug oo shuruud ku sii deysay Wariye-yaashii lagu xiray Dhuusamareeb

    Maamulka Galmudug ayaa shuruud xabsiga uga sii daayay 2dii Wariye ee habeen hore lagu xiray M/Dhuusamareeb ee G/Galgaduud.

C/hi Warsame Rooble iyo Maxamed Cabdiweli Tooxow oo ka mida Wariye-yaasha ka hawlgala magaaladaasi ayaa Habeen hore laga sii daayay Saldhi gga Booliska ee Dhuusamareeb, ka dib 24 saac oo ay ku xirnaayeen.

    Amarka lagu xiray Wariye-yaasha oo ka soo baxay Madaxtooyada Dhuusamareeb ayaa ka dambeeyay, markii lagu eedeeyay faafinta war ar been abuura iyo buu nbuuninta xiisadda bee laha.

    Dadaalo badan ka dib ayaa waxaa lagu guul ey stay in xabsiga laga sii daayo Wariye-ya ashaasi, inkastoo sii deyntood a lagu xiray shur uudda ah in aanay baahin kar in wararka liddiga ku ah Maamulka Galmudug.

    Ilo wareedyo ayaa sheegaya in labada War iye laga dalbaday inaanay wax macluumaad ahi oo ku aadan sii deyntooda la wadaagi karin Wa rbaahinta.

     Saraakiil ka tirsan Xafiiska Xeer Ilaalinta Ga lmudug ayaa Khamiistii xabsiga ugu tagay War iye-yaasha, iyagoona ugu hanjabay in loo musa afurin doono Magaalada Muqdisho, laguna max kamadeyn doono.

    Odayaasha Dhaqanka ayaa juhdi ku bixiyay inaanan Wariye-yaashaasi loo musaafurin Caasimadda Muqdisho, dibna uu maamulku ugu ogolaado inay ka sii shaqeeyaan Dhuusa mareeb, isla-markaana aanay baahin doonin wax kastoo liddi ku ah Madaxtooyada Galmud ug, taasoo ah middii ay markii horeba Madaxto oyada dooneysay.

Tani waxay qayb ka tahay caburinta xoogga lihi ee DFS&D/G/yada dalka ka dhisan ku hayaan bahda Saxaafadda.

     Somaliya waxaa lagu tilmaamaa mid ka mi da wadamada ugu halista badan dunida ee Sax afi uu ka hawlgalo, iyadoona loogu gaysto cago-jugleen, xarig, jirdil iyo weliba dil.


Wasiirka Maaliyadda Somaliya, ayaa Dorraad booqday Xarunta Safaaradda Turkiga ee M/ Muqdisho.

Wasiirka ayaa Safaaradda kula kulmay Safiirka Turkiga ee Somaliya, Amb. Mehmet Yilmaz, ka asoo ay ka wadahadleen arrimaha doora shoo yinka ee

Dalka, dib-u-habaynta dhaqaal aha iyo taageerada miisaaniya deed ee Turkigu ku caawiyo qar anka.

"Farxad ayay ii ahayd inaan la kulmo Danjire Me hmet Yilmaz. Waxaan ka wa dahadalnay dib-u-habaynta dhaqaalaha, doorashooyinka iyo tag eerada miisaaniyadda. Turkiga waa saaxiib muh iim ah oo taageera horumarka qarankeena.” Ay uu yiri Wasiir Beyle oo warkan ku sheegay qor aal uu soo dhigay bartiisa Twitter.

   Amb. Yilmaz ayaa dhankiisa qoraal ku sheeg ay in kulanka looga hadlay iskaashiga labada dalka iyo weliba sida uu Turkigu u taageersan yahay dib-u-habaynta dhaqaalaha Somaliya.

"Waxaan ka wadahadalnay iskaashiga u dhexe eya dalalkeena, waxaanan muujinay sida aan u taageersanahay dib-u-habaynta dhaqaalaha ee Somaliya.” Ayaa lagu yiri qoraalka.

Turkiga waa saaxiibka ugu weyn ee Dorraad So omaali leedahay, iyadoo uu Dowladda Federaal ka ka caawiyo dib-u-dhiska ciidamada, horumar inta kaabayaasha dhaqaale ee dalka iyo arrimo kaloo muhiima.

Itoobiya oo war rasmi kasoo saartay askarta Soomaalida ee la sheegay inay gobolka Tigray ka dagaalameen

        Dowladda Itoobiya ayaa Dorraad beenisay in ciidamo Soomaali ah ay ciidamadeeda kula garab dagaalameen gobolka Tigray ee waqooyi ga dalkaas.

     Arrintan ayaa timid kadib markii guddiga arrimaha dibedda ee baarl amanka Soomaaliya uu Dorraad warqad uu u diray madaxw eyne Farmaajo, taas oo looga da lbad ay inuu ka jawaabo cabashada waa lidiinta ee ah in caruurtooda la waayey ayaga oo ka dagaalamaya gobolka Tigray.

      "Waxaan aragnay warar sheegaya in ciida mada Eritrea ay usoo gudbeen xuduudda Itoob iya. Waxaan sidoo kale aragnay warar la mid ah oo sheegaya in askar Soomaali ah ay ka qeyb-galayaan dagaalka. Labada sheeko waa been abuur aan sal laheyn,” waxaa sidaas yiri afhay eenka wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya Dina Mufti.

      Ku lug lahaanshaha ciidamada Soomaalida ee dagaalka Tigray, haddii la xaqiijiyo, waxay ka iman kartaa heshiiska saddex geesoodka ah ee ay sanadii 2018 saxiixdeen hogaamiyeyaasha Itoobiya, Somalia iyo Eritrea, kaasi oo ujeed kii su yahay xoojinta xiriirka amni iyo dhaqaale,      sida uu sheegay Omar Mahmood oo ah fallanq eeye sare oo ka tirsan Kooxda Xasaradaha Ca alamiga ah ee International Crisis Group (ICG).

"Mid ka mid ah natiijooyinka arrintan waxay ta hay in Eritrea ay tababareyso ciidamo Soomaali ah.

     Waana ciidamada kuwa hadda la tuhunsan yahay inay ku jiireen dagaalka Tigray, uuna soo gaaray khasaare xooggan,” ayuu yiri Omar Mahmood.

      Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cumaan Dubbe ayaa weriyayaasha ugu sheegay Muqdi sho in wararka sheegaya in ciidan Soomaali ah lagu la’yahay Tigray ay yihiin "kuwa loo been abuuray” ujeedo siyaasadeed.

Ma laga yaabaa in Biden uu Soomaaliya ku soo celiyo ciidankii uu Trump la baxay?

     Madaxweynihii Mareykanka ee xilka ka deg ay, Donald Trump ayaa 15-kii bi shan amray in ciidamada Marey kanka ka jooga Soomaaliya la ga soo saaro.

     Mareykanka waxaa Soomaa liya ka joogay 700 oo ciidamo ah, kuwaas oo ciidamada Soo maaliya ka caawiya la dagaallanka al-Shabab iyo mintidinta kooxda isku ma gacowday Do wladda Islaamka.

     Diblomaasiyiinta iyo kooxaha korjoog tada ah ayaa ka digaya in – dalkan oo muddo sod don sano ku jiray xaalado jahwareer leh – uu mar kale qarka u saaran yahay fowdo, iya doo dadaalka dib u dhiska Soomaaliya uu haa tan khatar ku jiro

     Xilliga uu Mareykanka ciidankiisa kala baxay Soomaaliya ayaa ku soo aadey iyadoo door asho ay ku soo fool leedahay dalka, lagana ba qayo in khilaafka ka taagan hannaanka doora shada uu dhibaato horseedo.

      "Soomaaliya waxay ku jirtaa xilli muhiim ah,” Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Mido obay, James Swann, ayaa sidaas BBC-da u she egay, isagoo ka digay in dhaqanka hoggaami yeyaasha qaranka iyo kuwa gobollada – ee isku haya hannaanka doorashada baarlamaaniga ah ee dadban- uu horseedi karo rabshado.

      Go’aanka Trump ayaa ka nixiyay qaar ka mid ah Soomaalida gudaha dalka ku sugan, ku waas oo madaxweynaha cusub Joe Biden ka codsaday inuu wax ka beddelo arrintaas.

     Sanator Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa go’a ankaas ku tilmaamay "mid aad looga shalleyn karo”. Wuxuu sheegay in ciidamada Mareykan ka ay wax weyn ka qabteen tababarka iyo tay ada ciidamada Soomaaliya.

     Milkiilaha hoteelka Elite ee magaalada Muqd isho, xildhibaan Cabdullahi Maxamed Nuur, oo weerar lagu qaaday hoteelkiisa bishii August ee sanadkii hore ay ku dhinteen 15 qof, ayaa wala ac weyn ka muujiyay in ciidamada Mareykanka laga saaro Soomaaliya.

      "Aad ayay inoo dhibeysaa,” ayuu yiri milkiil a ha hoteelka. "Weli waan u baahannahay Amee rikaanka, gaar ahaan dhanka ammaanka.”

      Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ay aa bilaabay inuu wax ka beddelo qaar ka mid a siyaasadihii ugu waaweynaa Donald Trump, sa acado kaddib markii la dhaariyay

      "Ma jiro waqti la luminayo marka ay timaad do wax ka qabashada xasaradaha aan wajahe yno,” ayuu barta Twitter-ka ku soo qoray xilli uu ku sii jeeday Aqalka Cad.

      Sharciyada horyaalla waxaa ka mid ah kan muranka badan dhaliyay ee mamnuucista safar ka lagu tagi karo Mareykanka, ee dalalka qaar oo Soomaaliya ay ka mid tahay uu kusoo rogay madaxweynaha isaga xilka uu kala wareegay ee Donald Trump.

      Madxaweyne Biden ayaa khudbadiisii calee ma saarka ku sheegay in Mareykanka uu hagaa jin doono xiriirka caalamka, iyadoo mararka qa ar ay khudbadiisa u muuqatay mid uu ku durayo siyaasadda maamulkii ka horreeyay ee Trump.

      "Dib baan u hagaajin doonnaa xulafadeen naa dunidana mar kale ayaan la macaamili do onnaa,” ayuu yiri.

     Biden wuxuu bishii Oktoobar ee sanadkii hore cambaareeyay go’aankii uu Donald Trump ciidamada Mareykanka uga saaray Suuriya.

     Iyadoo 100-ka maalmood ee ugu horreeya madaxtinnimadiisa uu qorsheynayo inuu wax ba dan ka beddelo qaar ka mid ah siyaasadihii Don ald Trump, haddana ma cadda inuu xisaabta ku darsan doono ciidamada Mareykanka ee laga saaray dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

189 Al-Shabaab ‘oo lagu dilay’ weerar lagu qaaday goob ay ku shirayeen

     Militeriga dalka Uganda ee katirsan howlg alka AMISOM ayaa sheegay iney dileen 189 ka tirsan ururka Al-Shabaab kadib markii ay ku qaa deen weerar lama filaan ah,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip