DEG DEG: Qarax Daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
Saturday January 23, 2021 - 10:10:07 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Qarax Daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa waxaa  lagu soo waramayaa inuu daqiiqdo ka hor uu ka dhacay agagaarka Sarta Beexaani ee degmada Shibis ee Magaalda Muqdisho.

wararka ayaa insheegaya in qaraxa  siyaabo kala duwan loo sheegayo .

Qaraxa  ayaa waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa  miinada nooca dhulka lagu Aaso  iyadoo warra soo baxayana ay sheegayaan in lala eegtay Gaariga  Xildhibaan hore Xaaji Muxudiin Xasan Afrax.

       Wararka hor dhaca ah ee la helay ayaa waxaa ay sheegayaan inuu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ee ka dhashay qaraxaasi, kaas oo soo gaaray Askartii saaRNeedy gaariga.

      Waa markii labaad oo qarax lala eegto Gaariga Siyaasiga ahna Xildhibaan hore Xaaji  Muxudiin Xasan Afrax, iyada oo labada jeerba uu qaraxa ka badbaaday, balse ay wax ku noqdeen Askartiisa.

Wixii Wararka Dheeraad ah ee La Xiriira Qaraxaasi kala Socda Wararkeenna Dambe ee Wabkeenna WWW.MOGTIMES.COM In-sha alaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip