Kenya:- Al-shabaab oo Bur buriyay Shirkad Isgaarsiin oo ku taala Mandheera

0
Friday January 22, 2021 - 20:52:29 in Wararka by
  • Visits: 168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya:- Al-shabaab oo Bur buriyay Shirkad Isgaarsiin oo ku taala Mandheera

    War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Magalada Mandheere Cali Ibraahim Roba ayaa waxaa uu kaga hadlay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen shirkad isgaarsiineed ee ku taalla magaaladaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in weerarka uu dhacay deegaanka S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Magalada Mandheere Cali Ibraahim Roba ayaa waxaa uu kaga hadlay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen shirkad isgaarsiineed ee ku taalla magaaladaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in weerarka uu dhacay deegaanka Sarmaan Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Mr. Roba ayaa sheegay in goobta uu weerarka ka dhacay uu 20km u jiro Xaduudka Soomaaliya, isla markaana koox hubeysan ay burburiyeen Xarun Shirkad Isgaarsiineyd. Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in wax khasaaro uusan ka soo gaarin shaqaalaha shirkada isgaarsiineed ee la weeraray, isagoona sheegay in heegan buuxa ay ku jiraan ciidamada Kenya, si ay ugu hortagaan weerarada Al-Shabaab


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip