Hindiya: Goob lagu sameeyo tallaalka Coronavirus oo dab qabsaday

0
Thursday January 21, 2021 - 21:28:38 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hindiya: Goob lagu sameeyo tallaalka Coronavirus oo dab qabsaday

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

            Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeriyootey halka tiro kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii uu dab ka kacay dhisme lagu sameeyo tallaalka cudurka Coronavirus, kaasi oo yaal magaalada Pune ee Galbeedka dalka Hindiya.

            Goobta uu dabku ka kacay ayaa waxaa ay ahayd meel lagu kordhiyo tayada dawada Xanuunka Coronavirus oo ay soo saareen Shirkado laga leeyahay Dalka Mareykanka.

               Illaa hadda dowladda Hindiya kama aysan hadlin sababta rasmiga ee dabkaam dhalisay, inkastoo saraakiisha booliisku sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan waxa sababay dabkaasi.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip