Kulan dhexmaray Qoorqoor iyo xubnaha beesha Caalamka

0
Thursday January 21, 2021 - 21:21:13 in Wararka by
  • Visits: 260
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan dhexmaray Qoorqoor iyo xubnaha beesha Caalamka

    ,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,,

             Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta qadka internet ka shir kula yeeshay qaar ka mid ah wakiilada beesha caalamka.

           Shirkaan oo uu soo qaban qaabiyay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiilo ka kala socday Midowga yurub, Mareykanka, Ingiriiska, Sweden iyo midowga Afrika.

           Shirka ayaa diirradda lagu saaray xaaladihii u danbeeyay ee hanaanka doorashada dalka ee 2021.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale kala hadlay beesha Caalamka in Galmudug ay diyaar u tahay qabashada doorasho lagu wada qanacsan yahay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip