Guddi loo saaray Aaska Meydka Guddoomiyihii degmada Hodan

0
Thursday January 21, 2021 - 14:13:19 in Wararka by
  • Visits: 239
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddi loo saaray Aaska Meydka Guddoomiyihii degmada Hodan

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Guddi u saaray Aaska iyo tacsiyada Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdi Karim Dhegajuun, kaas oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho.

Guddiga oo laga soo xulay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 7 Xubnood, kuwaas oo qaban qaabinaya Aaska Guddoomiyihii degmada Hodan. 

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga Aaska Meydka Guddoomiyihii degmada Hodan.

– Guddoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud "Caana-booro” (Guddoomiyaha Guddiga)

2- Mukhtaar Maxamed Cali (Dhaga-Cade)

3- Muuse Cali Eybakar

4- Saalax Xasan Cumar

5- Yaasiin Cismaan Jimcaale

6- Seynab Maxamuud Xaabsey

7- Mustaf Cali Kheyre

Guddigaan ayuu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho faray in sida ugu haboon loo maamuuso, Tacsida iyo Aaska Allaha u naxriisto Marxuum Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhaga-juun).





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip