HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 21-KA JANNAAYO 2021-KA

0
Thursday January 21, 2021 - 11:12:19 in Wararka by
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 21-KA JANNAAYO 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

BF OO FARMAAJO U GUDBIYEY WARAAQ XASAASI AH OO LA XIRIIRTA CIIDAMADA ‘LA GEEYEY’ ERITREA

Guddiga Arrimada Dibadda Golaha Shacabka Ba arlamaanka Soomaaliya ayaa Shalay waraaq xas aasi ah oo ku saabsan ciidamadii tobabarka loo geey ay dalka Eritrea waxay u gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xili ay hadal hayn badan ka dhalisay dalka.

Guddiga ayaa madaxweyne Farmaajo ka dalbad ay inuu cadeeyo ciidamada tobabarka loo geeyay dal ka Eritrea iyo xiliga ay ku soo lab anayaan dalka, maadama eheladii dhalinyaradaas ay muujinayaan walaac ku aadan xaaladooda caaf imaad.

"Guddiga Arrimada Dibadda Golaha Shacabka BJ FS isagoo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga korjoogteynta hay’addaha Dowladda, tixgelinaya caba shooyin ka soo gaaray waalidiin caruurtooda tababar ciidan loogu qaaday Dalka Eritrea, waxaan kaa codsa neyna inaad noo cadeyso Ciidamada halkaa tababar ka u jira tiradooda guud inta ay tahay, iyo goorta ay ku soo noqonayaan dalkooda hooyo,” ayaa lagu yiri waraaqda uu guddiga u diray Farmaajo.

Sidoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka guddiga inay soo gaartay cabashada waalidiinta dhalinyarada loo qaaday Eritrea iyo hadal haynta la xiriirta inay ku dhinteen dagaalkii qaraara ee ka dhacay gobolka Tigray, iyaga oo gacan siinaya ciidamada DFS.

Waxay ka dalbadeen madaxweynaha inuu sida u gu dhaqsaha badan ka jawaabo cabashada waalidiin taas, isaga oo cadeynaya halka ay ku sugan yihiin askartaas waqti xaadirkan, isla markaan uu la xiriiriyo waalidiintooda oo ka warwarsan xaaladooda.

"Waxaan kaa codsaneynaa inaad cadeysid halka ay ku sugan yihiin dhalinyaradaas tababarka loo qaa day, lana xiriirisid waalidiintooda.”

Ugu dambeyntiina waxa uu guddiga ka dalbaday madaxweyne Farmaajo in si degdeg ah guddi loogu saaro xaqiijinta nolosha askartaas, kuwaasi oo ka ko oban xubno dowladda federaalka iyo golaha shacab ka, si ay uga keenaan xaqiiqo dhab ah oo la xiriirta hadal haynta taagan.

"Waxaan kale oon ka codsaneynaa in si degdeg ah loogu diro guddi dawladda iyo golaha shacabka ka ko oban oo soo xaqiijiya noloshooda iyo geeridooda inta ba. Annaga oo ku kalsoon inaad nala wadaagi doonto cadeymo ay ku qancaan waalidiinta iyo ummada Soo maaliyeed, naga guddoon salaam xushmad leh.”

Dalabka guddigan ayaa imanaya xili ay sare u ka cday tuhunka laga qabo in ciidamada Soomaalida ah ee tobabarka loo geeyay Eritrea ay ka qeyb qaateen dagaalkii Tigray, isla markaana ay ku geeriyoodeen badankoda marka laga reebo tiro yar oo dhaawac ah.

XUKUUMADDA OO BEENISAY WAR KA SOO BAXAY AL SHABAAB

Xukuumadda Somaliya ayaa meesha ka saartay in wax rayid ahi lagu dilay duqayntii Talaadadii ka dha cday nawaaxiga Degmada Jamaa me ee G/ Jubbada Hoose .Was aaradda Warfaafinta ayaa war ay saqdii dhexe ee Habeen hore soo saartay waxaa lagu sheegay in laba we erar oo ka dhacay agagaarka dee gaanka Dab Shiniile iyo Degmada Jamaame lagu dil ay saddex ka mida maleeshiyada Al Shabaab.

"Dowladda Federaalka Somaliya oo kaashaneysa Taliska AFRICOM waxay laba weerar oo cirka ah ku qaaday Al Shabaab, agagaarka Dab shiniile iyo Jam aame, Januaruy 19, 2021. Sida ku xusan qiimeyntii u gu horeysay duqaymaha cirka waxaa lagu dilay sad dex ka mida maleeshiyada Al Shabaab.” Ayaa lagu yiri warka.

Warka ayaa waxaa lagu sheegay inaanay jirin wax dhimasho iyo dhaawac ah oo duqaymahaasi ka soo gaaray dadka rayidka, sida ku cad qiimeynta.

Sidoo kale warka ayaa lagu sheegay in Dowladda Somaliya iyo Taliska AFRICOM ay qaadaan tallaabo oyin waaweyn oo looga hortaggo waxyeeleynta rayid ka, si ka duwan baa warka lagu yiri weerarada aan ka la sooca lahayn ay Shabaabku sida joogtada ahi ugu gaystaan dadka rayidka ah.

Barraha Internetyada ee afka Shabaabka ku had la ayaa baahiyay in duqaynta agagaarka Jamaame la gu dilay mid ka mida Salaadiinta beelaha, kaasoo ay magaciisa ku sheegeen Suldaan Maxamed Cabaas.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaan dhankooda sheegin wax rayid ahi oo duqeymahaasi ay waxyeelo ka soo gaartay, taasi bedelkeedana waxay sheegeen in lagu dilay saddex ka mida maleeshiyada Al Shabaab.Taliska AFRICOM ayaa sanadkan bilowga ah da rdar ku wada weera rada dhinaca cirka, ee ay ka gays anayaan dhulka ay maamulaan Shabaabka hubey san ee dalka ka daga alama.

MIDOWGA MUSHARIXIINTA OO SI KULUL UGA HAD LAY WA LAACA AY KA QABAAN WAALIDIIN AY CARRUURTOODU KA MAQAN TAHAY.

Golaha midowga Musharixiinta madaxweynenimo ee Soomaaliya ayaa wallaac ka muujiyay cabashada waalidiinta Soomaaliyeed kuwaasi oo sheegaya in ay la’yihiin carruurtooda waxa ay ku suganyhihiin nolol iyo geeri.

Afhayeenka Golaha midowga mu sharixiinta Ridwaan Xirsi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in la siyaasadeeyo walaaca waalidiinta Soomaaliyeed ee carruurta ka ma qan yihiin.

Afhayeen Riwaan oo sii hadlaya ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in ay waalidiinta u caddeyso halka ay carruurtoodu ku suganyihiin.

"Dowladda Federaalka waxaa looga baahan yahay inay caddeymo dhab ah u keento arrinta dhalinyar ada tababarka loogu qaaday dalka Eritrea, kuma filna in arrintaas laga dhigo mid siyaasadeed, waxaana aragnay in dad leh dhalinyaradii loo qaaday dalkaas waa dhinteen, looma baahno in dhalinyarada looga faa’iideysto dhibaatada heysata” ayuu yiri Afhyeen Ri dwaan .Maalmihii la soo dhaafay waxaa si wayn war baahinta u qabsaday in ciidamo Soomaali ah oo tab abar loo geeyay dalka Ereteria, ay ka qeyb galeen da gaalkii u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo xoogaga TPLF, balse dowladda Soomaaliya ayaa dhammaan beenisay eedahaasi.

MIDOWGA MUSHARAXIINTA IYO BEESHA CAALAMKA OO KULAN YEESHAY

Saaxiibbada beesha caalamka ayaa la kulmay Midowga Musharrixiinta Madaxtinimo ee mucaaradka ah ee Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay marxaladihii ugu dambeeyey ee siy aasadda iyo arrimaha doorashooyin ka dalka.

Midowga Musharaxiinta waxaa mata layay Gudoomi yaha Midowga Musha raxiinta Shariif Sheekh Axmed.

Kul ankaan ayaa yimid xilli Midowga Musharaxiinta ay walaac xoog leh ka muujiyeen guddiga doota shoo yinka.

Dhanka kale kulan khadka Internetka ah oo Shalay dhexmaray diblomaasiyiin iyo Madaxweyna ha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ‘Madoobe,’ ayey saaxiibbada caalamku waxa ay carrabka ku adk eeyeen muhiimadda wada hadalku uu leeyahay iya goo isla soo qaaday xaaladihii siyaasadeed ee ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

KULAN LOOGA ARINSANAAYAY AMMAANKA GAROONKA AADAN CADDE OO LAGU QABTAY MUQDISHO.

Shir looga hadlayay Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonmka diyaaradaha ee Aadan cadde ayaa Shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda am niga XFS waxaa ka qayb galay Xafiiska QM ee UNS OM, AMISOM iyo wasiiru dowlaha wasaaradda amn iga Farxaan Cali Axmed.

Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soo maaliya James Swan oo kulanka ka qeyb galay ayaa wasaaradda amniga dalka ku bogaadiyey dadaalka ay ugu jirto xaqiijinta amniga dalka guud aha an iyo gaar ahaan ilaha muhiim ka ah sida garoomada.

Wasiiru dowlaha Amniga XFS Farxaan Cali Axmed oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in kulankaan mu hiim u yahay xaqiijinta amniga garoonka Aadan Cad de iyo degmooyinka ka agdhaw.

BEESHA CAALAMKA XUBNO KA SOCDAY OO AXMED MA DOOBE KALA HADLAY ARRIMAHA DOORASOOYINKA SOO MAALIYA.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah Wakiilada bee sha Caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb gal ay Wakiilada QM. M/Yurub &Safiirada dalalka Maraykanka Ingiriiska Sweden Itoobiya iyo Danjirayaal kale. Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii loo dardar galin lahaa Arimaha muhiimada u leh xaa lada hada lagu jiro gaar ahaan Amaanka iyo Doora shooyinka.

Masuuliyiintu waxay isla soo qaadeen sida ay ahmi yada weyn u leedahay in wada hadal lagu dhameeyo is marin waaga ka taagan arrimaha Doorashooyinka taas oo ah xalka ugu haboon ee laga gudbi karo waq tigan kala guurka ah.

WASIIR FIQI OO LA KULMAY WAALIDIINTA CARUURTOODA LOO QAADAY ERITREA

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M.Fiqi, maamulka degmada Gaalkacyo iyo taliyaasha hey’adaha amniga ayaa Shalaytay Kulan kula qaatay magaalada GAALKACYO waalidiin isugu jira hoo yooyin iyo aabayaal maalmahan danbe ka cabanayey caruurtoodii oo askar ahaan dalka dibadiisa loogu qaaday sanadkii hore bilowgisii.

Waalidiinta ayaa wasiirka u shee gay in wiilashoodii aysan war iyo wacaal ka haynin tan iyo sidii Eri trea loogu qaaday bishii Febra ayo 2020, sidoo kalena ay welwel badan ku dhalisay wararka baraha bulshada lagu wareejinayo oo tilmaa maya in wiilashoodii ay ka qeybgaleen dagaalada Ethiopia ka dhex socda, sidaas awgeed waxay Da wladda Galmudug iyo mad axdeeda ka dalbadeen in ay ka geystaan kaalinta uga aadan sidii wiilashooda xogta ku saabsan ee sa xda ah ay ku heli lahaayeen sida ugu dhaqsaha badan.

Wasiir Fiqi ayaa waalidiinta u sheegay " in uu la wadaagayo dareenka ka muuqda, dhammaanteenna aan nahay waalid wax dhaley oo og xanuunka iyo we lwelka uu leedahay haddii caruurteena aan weynno ama war dhiilo leh laga soo sheego. Sidaas awgeed ay D/Galmudug iyo madaxdeedu u hawlgali doonaan sidii xogta rasmiga ah ee la xiriirta wiilashooda ay u heli lahaayeen, isla markaana ay la xiriiri doonaan hey’adaha DFS ee ku shaqada leh ama haya xogta ku saabsan wiilashaas”.

Ugu danbayn shirkaas wadajirka ah wuxuu ku soo dhamaaday isfagarad.

KUFSIGA OO KU SOO BADANAYA XERYAHA BARAKA CAYAASHA EE MUQDISHO + SABABTA

Falalka kufsiga ee loo gaysto haweenka barakac ayaasha ayaa muddooyinkii ugu dambeysay ku soo badanayay xeryaha barakacay aasha ee ku yaala du leedka Magaalada Muqdisho.

7aadkan oo ugu dambeysay rag hubeysan ayaa xilli habeen ah hooyo uur laheyd kala baxay xero ba rakacaya asha degan yihiin oo ku taala deegaanka Garasbaa ley, ka dibna ay kufsadeen.

Agaasimaha Xarunta Haweenka & Dhallaanka (SSWC), Aamina Xaaji Cilmi ayaa xaqiijisay in mudd ooyinkan ba uu kufsiga ku soo badanayay xeryaha barakacayaasha.

"Waxaad mooddaa in ayaama haan ay soo kordhe yso, ayadoo sababta la xiriirta aan is dhihi karno waa laba arrimood.” Ayay tiri Xaaji Cilmi oo la hadashay Laanta afka Somaliga ee BBC.

Aamina Xaaji ayaa sababta koowaad ku sheegtay "Dadka soo baracakay ee Magaalada Muqdisho wax ay u dhaxeeyaan Xamar iyo Afgooye, inta dhexdooda ayay daadsan yihiin. Mar walbana waala sii durjiyaa dadka, oo markii dhulka dadkii lahaa u baahdo, dhul dowladdu leedahay ma degana, dhul ay leeyihiina ma degana, waa dad soo barakacay meeshii bannaan oo markaas u sahlanaatee dadka iska deggaan, ka dib markii loo baahdana waa laga durjiyaa.”

Iyadoo ka hadleysay sababta labaadna waxay tiri "Midda labaad oo ah dadka biyo la’aan badan baa ha ysata, awal waxaan ku dadaali jirnay in la helo tubo oyin loo geliyo, oo meelaha kufsiyada ka dhacaan waxaa waaye gabdhuhu markey qoryaha/xaabada do onayaan ama biyaha la dhaaminaayo, dumarka mar walba intaas ayay isugu yimaadaan, marka bandow ga adduunka ka wada dhacay dartiis, ma jiraan dad ku biyihii ay heli jireen iyo foggaanshihii baa isugu da

rsamay.”


SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO KA WADA HADLAY ARRIMO MUHIIM AH

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Bi yaha XFS Md. Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xafiiskii sa ku qaabilay Uqeybsanaha Arrimaha Diinta Safaar ada Turkiga ee Soomaaliya Mr. OGUZ YILMAZ.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada ha dlay xiriirka walaaltanimo ee Tur kiga iyo Soomaaliya iyagoo sidoo kale dii radda saaray wax qabadka iyo wada shaqeynta Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha iyo TURKIYE DIYAN ET VAKFI SOOMALIYA ee howlaha ku aaddan Tama rta iyo kheyraadka Biyaha iyo in la xoojiyo hirgalinta ist araatiijiyada cusub ee ay wada yeeshaan taas oo ku aaddan arrimaha Tamarta iyo Biyaha.

kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasima ha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Cabdiwaaxid Ibraahim Axmed, wuxuuna kusoo dha mmaaday is afgarad iyo wada shaqeyn dhow inay ye eshaan Wasaaradda iyo Turkiye Diyanet Vakfi soom aaliya.

MADADXWEYNE QOORQOOR OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN GALMUDUG

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Tababar ugu soo xiray Dufcaddii 3xa ad ee ka mid noqonaysa Ciidanka Daraawiishta Gal mudug, kuwaas oo Dhawaan iyagoo ka cabanaya Mu shaar la’aan xirtay wadada Xiriirisa Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa xiritaanka Tababarka Ciid ankaa waxaa ku wehlinayay Wasiiru dowlaha Madaxt ooyada iyo Xildhibaan degaanka ah.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in maamulka Galmudug ay ka go’an tahay bixinta xuquuqda ay leeyihiin ciidanka maamulka.

4 QODOB OO XAL U NOQON KARA ISMARI WAAGA KA TAAGAN DOORASHADA OO LASOO JEEDIYEY

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah aqoonyahan, bare jaamacadeed iyo cilmi baare, horayna uga tartamay jagada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee ka taagan doorashada Soomaaliya.

Prof. Samatar ayaa ugu horreyn ku tilmaamay xa aladda ay ku sugan yihiin xubnaha mucaaradka ina an wax guul ah lagu gaari karin, isagoo sheegay inay ku jiraan xaalad isbarbar yaac ah .

Samatar ayaa musharixiinta mucaaradka ugu ba aqay inay joojiyaan hadba meesha ay u ordayaan isla markaasna ay muujiyaan tanaasul, kuna heshiiyaan mabd’a iyo hal murashax, haddii taasi la waayana ay fursad siin doonaan cidda kasoo horjeeda.

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa madaxweyne Farmaajo ku tilmaamay mid rajobeel ku riday dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

"Farmaajo wax rajo ah ma keenin, mana soo kor dhin, intii uu joogay Alshabaab lama weerarin, dhaqa ale kobac ma jirin, magaalada waa kala xidhneyd, ra jo kalena kama soo socoto, oo albaabkiisu waa xir may,” ayuu yiri Prof. Samatar.

Ugu dambeyntii waxaa uu soojeediyey ilaa 4 qod ob oo doorasho lagu gaari karo, loogana bixi karo ism ari waagan, kuwaas oo kala ah:

Reer waqooyi in waxooga loo madax banneeyo,

Maamul goboleedyada in isku mid loola dhaqmo, iya guna u haqmaan iney isku mid yihiin.

Guddiga doorashada dadban waa iney madax ban naanaadaan

Beesha caalamka in aan loo baahneyn, oo Soo maalida dhexdooda dhameystaan, waa haddii dalka iyo dadka ay dan ka leeyihiin.

19 maalin ayaa ka hartay muddo xileedka mada xweynaha Soomaaliya Md.Farma ajo, sidaas ay tah ay waxaa fashilmay dhammaan jad waladii doora shada ee guddigii doorashada ee lagu muransanaa.

GUDDOOMIYAHA DEGMADA YAAQSHIID OO SHALAY QARAX LALA EEGTAY + KHASAARAHA

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaar aha ka dhashay qarax Shalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa miino ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka isgoyska Towfiiq ee deg mada Yaaqshiid, kaas oo geystay khasaare kala du wan. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay gaariga guddoomiyaha maamulka degmada Yaaqshiid Axmed C/hi Cariif, walow uu ka badbaasay miinadaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaa si ku sii daraya inay dhaawacyo soo gaareen xoghayaha guddoo miyaha iyo labo askari oo ka mid ah ilaaladiisa.waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya oo baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi.

Dorraad ayey aheyd markii qarax kan la mid ah oo ka dhacay duleedka Muq disho lagu dilay guddoomiye ku xigeen kii amniga Garasbaaley iyo midkii dhal iny arada ee deegaankaasi.

DENI OO WAR KASOO GAARAY GEERIDII KU TIMID WASIIR CABDI ISMAACIIL BOSS

Madaxweynaha DG/Puntland, Md.Siciid C/hi Deni ayaa ka hadlay Allaha u naxariistee geeridii ku timid wasiirkii hore ee wasaaradda beera ha iyo waraabka ee maamulkaasi, Ma rxuum Cabdi Ismaaciil Boss.

Ugu horreyn Deni ayaa tacsi u diray Ummadda Soomaaliyeed, shacabka Puntland, eheladii iyo qoyskii uu ka baxay marxuumk a oo Shalay xanuun u geeriyooday.

"Madaxweynaha Puntland waxa uu tiiraanyada ge erida Wasiirka la wadaagayaa ummadda Soomaali yeed, Shacabka Puntland, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku, waxa uu Alle uga baryayaa inuu dembigiisa dhaafo, su’aa sha qabriga u sakhiro , Jannatul fardawsana ka war aabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo eheladiisii,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay madaxtooyada maam ulka Puntland.

Sidoo kale madaxweyne Deni ayaa sheegay in wa siir Cabdi Ismaaciil Boss uu wax badan ka soo qab tay dowladninada dalka iyo sidoo kale horumarka Puntland. "Cabdi Ismaaciil Boss ayaa waxbadan ka soo shaqeeyay Dowladdnimada iyo horumarka Punt land, wuxuu soo noqday Wasiirkii Beeraha iyo Gudd oomiyaha Bangiga Puntland,” ayuu sii raaciyey.

Ugu dambeyn madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaalieed ee Puntland ayaa Alle uga baryey mar xuumka inuu ka waraabiyo naxariistii Janno.

ROOBLE OO AMAR DUL DHIGAY HAY’ADAHA AMNIGA IYO MAAMULKA G/BANAADIR

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay’adaha amniga dow ladda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda ammaan ee dalka, si gaar ah gobolka Banaadir.

RW.Rooble ayaa hey’adaha ammaanka iyo maam ulka gobolka Banaadir ka dhegaystay warbixinno ku saabsan xaaladaha guud ee amniga iyo halka ay marayaan howlgallada lagu xasilinayo dalka.

R/ Wasaaraha ayaa laamaha ammaanka faray in la dardargeliyo sugidda amniga guud ee dalka, xiligan muhiimka ah ee dalku ku jiro doorashooyinka, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Rooble.

"Kulanka ayaa intii uu socday waxaa loogu baaq ay shacabka Caasimadda in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah, si dhowna ula soo xiriiraan hay’adaha am maanka, haddii ay dareemaan khataro, maadaama xi ligan oo dalku ku jiro doorashooyin cadowga umma dda Soomaaliyeed uu doonayo in uu dhibaato u ge ysto bulshada,” ayaa qoraalka lagu yiri.

Eng. Rooble ayaa si gaar ah ugula dardaarmay hay’adaha amniga in ay adkeeyaan wada shaqeynta dhanka amniga ee ay la leeyihiin bulshada Soomaal iyeed, taas oo muhiim u ah qorsheyaasha xasilinta dalka ee xiliga doorashooyinka.

Kulankan waxuu ku soo aadayaa iyadoo lagu wa do inay dhawaan dalka ka bilaawdaan doorashooyin, balse waxaa jirta amni darro iyo cabsi xoog leh oo laga qabo weerarrada iyo qaraxyada AlShabaab.

Markii uu soo dhamaaday kulankaas waxaa warba ahinta u faahfaahiyey waxyaabihii looga hadlay wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf AlCadaala.

URURADA BULSHADA RAYIDKA OO WAR CUSUB KASOO SA ARAY DOORASHOOYINKA DALKA

Guddoomiyaha ururada bulshada rayidka Md. Cis maan Tahliil Shaatax oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan khilaafka siyaasadeed ka taagan doorashooyinka da lka ee 2021ka. Shaatax ayaa sheegay in ka bulsho rayid ahaa ay wadaan dadaallo xal loogu raadinayo muranka ka taagan doorashooyinka dalka.

Sidoo kale wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyey in xal mideysan la gaari doono ka hor 8 February ee sanadkan ee 2021ka.Guddoomiyaha ururada bulsh ada rayidka Mudane Cismaan Tahliil Shaatax oo ha dalkiisa sii wat ayaa shaaca ka qaaday in qodobada la’isku hayo ay yihiin guddiga doorashada, Somali land iyo arrinta gobolka Gedo, islamarkaana ay ku baaqayaan in xal laga gaaro.

"Waxaan dareensanahay bulshada rayidka oo dhex dhexaad ka ah arrimaha, inay howshooda sii wa daan, rajooyinka aan ka qabno waxaa in xal la gaaro ka hor 8 February, in laga shaqeeyo qodobada la is ku haayo, gaar ahaan saddexda arrimood sida arrinta Guddiga, Somaliland iyo Gobolka Gedo” ayuu yiri guddoomiye Cismaan Tahliil Shaatax.

Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in la’isugu yima ado shirweyne kale oo ay qeyb ka tahay bulshada ray idka, si looga wadahadlo khilaafka ka jira dalka iyo doorashooyinka.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo weli is ma riwaa uu ka taagan yahay hannaanka doorashada dalka, islamarkaana uu sii dhammaanayo waqti loo qorsheeyey in la qabto.

LABA WERIYE OO XALAY LAGU XIRAY DHUUSAMAREEB KADIB MUUQAAL AY QOOR QOOR

Waxaa Shalay saldhigga booliska M/Dhuus amareeb lagu xiray 2 weriye oo kala ah Maxamed Cabdiwali Tooxow iyo C/hi Warsame Rooble, kuwaas oo ka mid ahaa weriyaasha ugu firfircoon deegaan ada Galmudug.

Wariyaashaan ayaa Shalay iska soo duubay muuqaal ay ku soo bandhigeen in dil iyo xarig ay ugu hanjabeen xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Gal mudug Axmed Qoor Qoor.

Weriyaasha kale ee ku sugan Dhuusa mareeb ayaa xarigga labadan weriye ku macneeyey "maxaad u faafiseen dhaliisha Qoor Qoor iyo weerarrada kooxda AlShabaab ay ku heyso deegaanada Galmudug.”

Weriyaasha Xalay la xiray ayaa dhawaan warbi xino ka sameeyey amniga faraha kasii baxaya ee Gal mudug iyo hadal ka soo yeeray madaxweyne Qoor Qoor oo ahaa, "Qofkii yiraahda AlShabaab ayaa dee gaan hebel qabsaday, waxaan u aqoonsaneynaa Shabaab kale.”

Tan iyo markii Galmudug la geeyey Qoor Qoor, isla markaana awood meesha looga saaray maamul kii ka horeeyey iyo ururkii AhluSunna oo gobollada dhexe ka xoreeyey AlShabaab, waxaa jiha kasta dee gaanada Galmudug culeys ka soo saaray AlSha baab.

GUDDOOMIYIHII DEGMADA HODAN OO MUQDISHO LAGU DILAY SAACADO UN KADIB MARKII UU DIB UGU SOO LAABTAy

Allah ha u naxariisto’e, guddoomiyihii degmada Ho dan Cabdxakiim Dhagajuun ayaa xalay lagu dilay ag agaarka isgoyska Howlwadaag ee magaalada Mu qdisho, sida ay noo xaqiijiyeen ilowareedyo lagu kal soon yahay

Cabdixakiim Dhagajuun ayaa ku dhin tay israsaaseyn isgoyska ka dhacday oo dhexmartay ilaaladiisa iyo ciidan ka tirsan dowladda oo ku sugnaa isgoyska, sida aan xogta ku helnay.

Cabdixakiim Dhagajuun ayaa Arabac dii shalay un dib ugu soo laabtay magaalada Muqd isho kadib muddo ku dhow laba toddobaad oo uu ku sugnaa dalka Turkiga, halkaasi oo lagu daweynayey kadib markii uu ku dhaawacmay qarax 12kii Nove mber ka dhacay waddada 21ka October ee Muqd isho. Qaraxaas oo ka dhashay miino dhulka lagu aas ay ayaa lala eegtay baabuur uu la socday guddoomiy aha, waxaana ku dhintay laba ka mid ah askarta ilaal ada u aheyd, ayada oo guddoomiyahana uu ku dha awacmay.

Cabdixakiim Dhagajuun ayaa wax ka yar 3 saac in ta aan la dilin waxa uu bartiisa facebook soo dhigay qoraalka hoose.Kaasoo ahaa:Alle ayaa Mahad leh, intaa kadib waxaa maanta ku soo noqday dalka, ka dib markii hawlo Caafimaad muddo kooban aan ugu maqnaa dalka Turkiga, Alle mahadii xaaladeyda Cfm aad ayeey u wanaagsan tahay. intaa kadib maanta markii aan imid, waxaan durba bilaabay shaqadii aan Bulshada u haayay, waxaana Shir Guddoomiyay, Shi rka Isbuuclaha ah ee Degmooyinka Hodan & H/wada ag, kaasi oo looga hadlo hawlaha shaqo ee ka socda labada Degmo.

Argagixisada mar kasta waxa ay isku dayaan in Bu lshada Somaliyed ay ka niyad jabiyaan Dowladnima dooda, laakiin waxaan leenahay idiinma suuragal eyso qorshahaasi aad damacsan tihiin, idinka ayaana dhibka ku dambeyn doono Insha Allah.

Waxaa naga go’an inta nafta ay nagu jirto in aan u

adeegno Bulshadeena qiimaha badan.

8 ARRIMOOD OO TRUMP UU SOOMAALIDA KA SHEEGAY MUDDADII UU XILKA HAYEY

Donald Trump waxaa Shalay ka dhamaatay afartii sano ee xilka madaxweynaha Mareykanka uu hayay.

https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/11/Donald-Trump-scaled.jpg Muddadii uu xilkaas haayay wuxuu marar badan soo hadal qaaday Soom aaliya iyo Ilhaan Cumar. Sidoo kale wuxuu ku daray 13 dal oo Muslimiin u badan oo xayiraad dhanka socda alka ah uu saaray. Wax yar ka hor intii aysan dhi cin doorashadii looga ad kaaday ee November, wu xuu taageerayaashiisa u sheegay in Ilhaan Cumar ay dooneysa in ay Mare ykanka ka dhigta "sida dalka ay ka soo jeeda ee Soomaaliya oo kale”.

Donald Trump ayaa sidoo kale horey u jeediyay hadallo badan oo ku saabsan Somalida, Ilhan Cumar &Muslimiinta .

Haddaba qaar ka mid ah hadalladaas ayaan halkan ku soo koobeynaa:

1 "DOWLAD LA’AAN, AMNI LA’AAN, BOOLIS LA’AAN”

Madaxweynaha Mareykanka ayaa magaca Ilhaan si kha ldan ugu dhawaaqay isagoo yiri "Eelann” iyadoo ay u sacbi nayeen taageerayaal aan badnayn oo u soo baxay dhage ysiga khudbadiisa. Wuxuu ka digay in Ilhaan Cumar ay su uragal tahay in ay qeyb ka noqoto maamulka Mareykanka haddii musharraxa madaxtinnimada ee xisbiga Dimuqraadi ga Joe Biden uu ku guuleystay doorashada dhici doonto bisha Nofeembar.

"Waxay jeclaan lahayd inay dalkeenna ka dhigta sida dalkii ay ka timid oo kale – Soomaaliya. Dowlad la’aan, amni la’aan, boolis la’aan. Waxaa ka jirta fowdo uun. Hadda wa xay rabtaa in ay noo sheegto sidii aan dalkeenna u maamuli lahayn. Maya, waad mahadsan tahay”, ayuu yiri Trump.

Trump ayaa mar uu booqasho ku tagay Minnesota sannad kii la soo dhaafay wuxuu ku canaantay dadweynaha gobolk aas sababta ay wali raalli uga yihiin inay Congresska ku matasho Ilhaan Cumar.

"Haweeneyda Congresska ka tirsan ee lagu magacaabo Ilhaan Cumar, waa qof neceb Mareykanka waxay iska indha tirtay weerarkii September 11kii, ee lagu soo qaaday wad dankeenna, sideed ku oggolaateen in qof noocaas ah uu idinku matalayo Minnesota.”

"Aniga aad baan idiinka careysanahay dadkiinnan hadda”, ayuu hadalka ku sii daray Trump.

Ilhaan Cumar ayaa barteeda Twitterka soo dhigtay in Tru mp uu "ku guuldarreystay inuu dalka maamulo” iyadoo tus aale u soo qaadatay in 100,000 oo qof ay u dhinteen fayras ka Covid19, illaa 40 Milyan oo qofna ay shaqadoodii waay een, guud ahaan dalkana ay ka socdaan dibadbaxyo.

2 "MEEL WALBA OO AY TAGTO WAY XUMAATAA, SOOMAALIYA AYAY KA BILOWDAY”

Bishii Nofember, 2019kii, waxay Donald Trump si wayn isu qabteen haweeney Safiir uga ahayd dalka Ukraine. Wu xuu xilligaas wajahayay mooshinno la xiriiray "fadeexad” ka dhalatay dhaqaale taageero ah oo lagu xiray arrimo siyaas adeed.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xilligaas bartiisa Twitterka ku weeraray safiirkii hore ee Mareykanka ee dalka Ukraine, Marie Yovanovitch, iyadoo ay socoto dhe geysiga caddeymaha xil ka qaadista.

"Meel walba oo ay Marie Yovanovitch aadday way xumaa tay,” Mr Trump ayaa sidaasi qoray. "Waxay ka bilowday So omaaliya, sideey taasi noqotay?”

Mar arrintaasi wax laga weydiiyay, ayay Ms Yovanovitch ugu yeertay "mid hanjabaad ah”.

Trump ayaa mar kale soo jawaabay, isagoo ku doodaya in qoraalladiisa aysan ahayn kuwo hanjabaad ah.

Wuxuu weriyeyaasha u sheegay inuu daawaday qeyb ka mid ah dhegeysiga caddeymaha, isla markaana uu u arko mid sharaf dhac ah.

3 "FIKRADDA XUN” EE TRUMP UU KA QABO SOOMAALIDA

Inkasta oo xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Marayk anka uu yahay mid diiran, islamarkaasna uu sii kordhayo iskaashiga 2da dal, haddane waxaa markii ugu horeysay soo baxaya fikradaha uu madaxweynaha Maraykanka ka qabo Soomaaliya.

Bishii July, 2019kii, hadal uu jeediyay Donald Trump ay aa dhaliyay buuq badan, wuxuuna wajahay dhalleeceyn.

Inkasta oo uusan xilligaas toos u magacaabin, haddane Donald Trump ayaa laga soo xigtay hadallo ay warbaahinta adduunka aad u faafisay oo uu ka sheegay afar xildhibaan oo ku jira Aqalka Congresska Maraykanka, oo ay ka mid ta hay Ilhaan Cumar, oo asal ahaan ka timid Soomaaliya.

Mid ka mid ah xildhibaanada oo ah Ms OcasioCortez ay aa ku dhalatay isbitaal ku yaala degmada Bronx ee New York, halkaas oo qiyaastii 12mile u jirta meesha uu Donald Trump ku dhashay.

Trump ayaa xildhibaanadan dumarka ah u sheegay inay ku laabtaan dalalkii ay ka yimaadeen, islamarkaasna ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka heysta dadkooda ay isku asalka yihiin.

Wuxuu yiri: "Waa arrin xiiso leh in aan aragno xildhibaana da dumarka ah ee xisbiga dimuquraadiga, kuwaas oo asal ahaan ka yimid dalal dowladahooda ay gebi ahaanba yihiin kuwa masiibo ah, oo musuqmaasuq hareeyay, ahna kuwa ugu xun ee adduunka ka shaqeeya.”

Wuxuu intaa ku daray: "In hadda (dumarkaas) aydadka re er Ameerika oo ah kuwa ugu awoodda badan adduunka ay u sheegayaan sida wax loo maamulo”.

Ilhaan oo u jawaabtay Trump ayaa sheegtay inay u dha aratay Qaranka Maraykanka iyo sidii ay uga difaaci lahayd wax ay ku tilmaamtay "madaxweynihii ugu musuqmaasuqa badnaa ee soo maray”.

Madaxweyne Trump ayaa sannadkii 2018kii, dalalka Afr ika iyo waddamo kale ku tilmaamay kuwa "gudaafad ah”, hadalkaas oo ay ka dhalatay caro badan.

4 "IDINKA OO AAN WAR U HEYN AYEY YIMIDEEN GOBOLKIINA” MINNESOTA

 

Mar uu ka hadlayay Minnesota, maalmo ka hor doorasha dii 2016kii, wuxuu sheegay in Soomaalida ay dhibaato u horseedeen gobolka.

"Minnesota waxaad ku aragteen dhibaatooyiinka ay kee neen qaxootiga siiba kuwa halkaan ku badan ee Somalida.”

"Idinka oo aan war u heyn ayey yimideen gobolkiina iya goo waliba qaarkood ay ku biirayaan ururka Daacish, wa xayna xagjirnimada ku faafinayaan dalkeena iyo dunida oo dhan.” Wuxuu sidoo kale xilligaas si guud u eedeeyay dadka soo galootiga ah ee Maraykanka.

5 DAACISH IYO SOOMAALIDA

Bishii June, sannadkii 2016kii; Donald Trump ayaa ha dal uu jeediyay ku sheegay in Soomaalida ay ku biiraan Daa cish.Wuxuu tilmaamay in Soomaalida ay iska soo galaan Mareykanka, sidoo kalena ay dhibaato geystaan.

Hadalkaas markuu jeedinayay, wuxuu si gaar ah uga had lay in ay tahay in isbadal lagu sameeyo waaxda socdaalka ee dalka Maraykanka.

Soomaalida Maraykanka daggan ayuu ku tilmaamay "qa xooti doonaya in ay Daacish ku biiraan.”

Donald Trump wuxuu mar kale ku "celiyay inay tahay in Muslimka laga mamnuuco Maraykanka.”

Dhinaca kale waxaa xilligaas iyana hadashay Hillary Cl inton oo cambaaraysay hadalada Trump

6 "NACEYBKA” UU TRUMP U QABO QAXOOTIGA SOOMAALIDA OO LA SHAACIYAY

Bishii October ee sannadkii 2019kii, bogga internetka ee telefishinka CNN ayaa daabacay xog laga soo xigtay buug ay qoreen weriyeyaal ka tirsan wargeyska The New York Time oo ka hadlaya sida uu madaxweyne Trump "u neceb yahay qaxootiga ka yimid Soomaaliya.”

Sida lagu sheegay qoraalkaas CNN, bilihii ugu horreeyay ee xukunkiisa, madaxweyne Trump wuxuu Elaine Duke, oo xilligaasi ahayd kusimaha arrimaha ammaanbka gudaha, weydiiyay sababta ay u mamnuuci la’dahay qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya.

Xogta ku saabsan arrintan ayaa lagu daabacay buug cin waan looga dhigay "Colaadda Xudduudda”, waxaana buugg an lagu muujiyay aragtida madaxweyne Trump ee ku aadan dadka ka soo jeeda Soomaaliya, kuwaasi oo uu arko inay halis ku yihiin Mareykanka.

Sida lagu xusay buuggaasi: "Madaxweyne Trump iyo Ste phen Miller ayaa u muuqda in si gaar ah ay u neceb yihiin Soomaalida, waxayna Soomaalida tusaale u soo qaadan jire en mar kasta oo ay doonayaan in ay muujiyaan halista dad ka qaxootig ah ay u keeni karaan Mareykanka.

7 HALKEY ISKALA QAADEEN ILHAAN CUMAR IYO DONALD TRUMP?

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo Ilhaan Cumar ayaa marar badan warbaahinta isu mariyay hadallo kulul iyo eedo.

Xilligii ugu kululeyd waxay ahayd bishii February ee 2019kii,oo Trump ugu baaqay Ilhaan inay is casisho, ka dib markii ereyo lagu tilmaamay "Yuhuud naceyb”, ay ku qortay barteeda Twitterka.

Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in xildhibanaada Aqalka Ko ngreska ee Mareyknka ee taageersan Israa’iil ay dhaqaale ka helaan kooxaha taageera Yuhuuda, arrintaasi oo sabab tay in Gudoomiyaha Kongreska, Nancy Pelosi ay sheegtay in Ilhaan looga fadhiyo inay raaligeli ka bixiso hadalkaasi.

Trump ayaa xilligaas sheegay in Yuhuud naceybka ay san meelnana uga banaaneyn Maraykanka.

"Ilhan Cumaar hadalkii ay tiri waa mid aad u xun, wax ayna ila tahay inay iska casishaa aqalka Kongreska ama ay ugu yaraan isaga tagtaa xubinimada guddiga arrimaha di badda ee aqalka,” ayuu yiri Trump.

Wixii intaas ka dambeeyay waxaa jirtay marar dhowr ah oo uu Trump wax ka sheegay Soomaaliya iyo Soomaalida. Haddaba dhowrkan qodob ee soo socda ayaan ku eege ynaa hadalladii iyo ficilladii Trump ee ku wajahnaa Sooma aliya iyo Soomaalida:

8 NIN SOOMAALI AH OO TRUMP KA MAMNUUCAY MAGAALADIISA

Bishii March 2019kii, Maajid Maajid oo 30 jir qaxooti Soomaali ah, ayaa ku dhawaaqay go’aan la yaab leh, xilli uu shir gudoominayay golaha deegaanka Sheffield ee Britain, "taas oo walaaltinimo loogu muujinayo dadka reer Mexico”, sida uu sheegay.

Waxaa uu xilligaa Mr Trump ku tilmaamay "nin nacas ah” islamarkana laga mamnuucay magaalada” qiimaha badan,” ee Sheffield. Trump wuxuu xilligaas ku dhwaaqay dhimi sta tirada qaxootiga Soomaalida ee dib u dajinta la siinayo.

Xilligii uu ololaha ku jiray ee sannadkii 2016kii wuxuu ka sheegay isu soo bax uu ku qabtay magaalada Minneapolis in uu dadaal u gali doono sidii aad loogu xakameyn lahaa qaxootiga dib u dajinta laga siinayo gobolka Minnesota.

Gobolka Minnesota waxa uu hoy u yahay tirada qaxooti ga ugu badan ee Soomaalida ah ee ku nool Mareykanka.

Waxa uu sheegay in tan iyo intii uu xukunka qabtay uu hoos u dhigay qaxootigii dib u dajinta laga siinayay guud ahaan Mareykanka.

"Tan iyo intii aan xafiiska imid waxaan dhimay qaxootiga 85% ", ayuu yiri Mr Trump. Waxa uu khubda ka jeedinayay isu soo bax lagu qabtay xarun lagu magacaabo Target Centre.

"Sannado badan, hoggaamiyeyasha Washington waxay gobolkiinna keeneen qaxooti badan iyada oo aan la eegin saamaynta ka dhalan karta ee dhanka iskuullada bulshada iyo canshuur bixiyayaasha”, ayuu yiri madaxwayne Trump.

"Waxaan idiin ballanqaadayaa ka madaxwayne ahaan in bulshada aan siiyo fursad ay go’aan ugu yeelan karaan siy aasadaha qaxootiga iyo in la dajiyo qorsha sare loogu qaad ayo turxaan bixin la smaeeyo iyo xakameynta muhaajiriinta,” ayuu hadalka ku sii daray.Xigasho: BBC

BILYANEERKA ISKA LEH ALIBABA OO MARKII UGU HORREYSAY LA ARKAY

 

Aasaasaha shirkadda ganacsiga ee Alibaba, Jack Ma, ayaa markii ugu horreysay shaashad kasoo muuqday ka dib markii dowladda Shiinaha ay fulisay howlgal ka dhan ah gan acsigiisa.

Jack Mat at the inaugural meeting of Zhejiang E-Merchant Bank in 2015. Maqnaashihiisa ilaa bishii Oct ober ee sanadkii hore ay aa kici yay hadal heyn ballaar an oo ku aaddan halka uu ku sugan yahay, xilli cadaadiska ku socday howla ha ganacsigii suna uu sii xoogey sanayay.

Bilyaneerkan ayaa maalintii Arbaca da qaab maqal iyo muuqaal ah uga qeyb galay munaasabad loo qabtay 100 arday oo wax ka dhiga iskuullada dhulka miyiga ah ee Shi inaha, sida ay shaaciyeen warbaahinta dowladda ee maxa lliga ah.

Markii uu soo baxay warka ku saabsan in la arkay Jack Ma waxaa 5% sare u kacay saamiga shirkadda Alibaba ee suuqa kala iibsiga saamiyada ee Hong Kong.

Telefishinka Tianmu News, oo ay taageerto dowlad gob oleedka ka arrimisa gobolka Zhejiang, ayaa markii ugu hor reysay soo tabiyay in Mr Ma uu khudbad u jeediyay maca llimiinta, maadaama shaqadooda lagu Aasaasay shirk addiisa samafalka ah. Munaasabadda sanadlaha ah ayaa badanaa lagu qabtaa goobta dalxiiska ee Sanya, laakiin sanadkan waxaa laga dhigay mid dhinaca onlineka ah looga qeyb galo, maadaama ay jiraan shuruucda xayiraadda ee uu sababay cudurka Covid19.

"Kuma kulmi karno Sanya cudurka safmarka ah awgiis," ayuu Ma ku yidhi khudbaddiisa.

"Marka uu cudurka safmarka ah dhammaado, waa inaan helno waqti aan qof walba ku abaalmarinno sidii uu ugu safri lahaa Sanya, markaas kaddibna waan is arkeynaa mar kale!"

Muuqaalka ayaa laga arkayay isagoo ku labisan dhar midabka buluugga ah, wuxuuna toos u eegayay kaamirada isagoo ku jira qol ay darbiyadiisu yihiin midabka boorega, roog diillimo lehna uu dhex yaallo.

Hase yeeshee meesha uu kasoo hadlayay kuma cadd eyn muuqaalka iyo warka laga sii daayay telefishinkaba.

Tallaabooyin dhinaca sharciyada ah

Bishii lasoo dhaafay, bangiga dhexe ee Shiinaha ayaa si khasab ah ku kaxeystay mas'uuliyiin ka tirsan shirkadda Ant Group ee hoos tagta Alibaba, waxaana khalkhal weyn la gal iyay dhammaan howlahoodii ganacsi.

Mr.waa Aasaasaha ahna milkiilaha Ant Group, oo ah shirkadda ugu weyn ee shiinaha lagu bixiyo lacagaha. Dowl adda ayaa markii hore amar ku bixisay in la dhimo qiimaha shirkadda ee Hong Kong iyo Shanghai. Saa miga dhan $37bn ee shirkaddan ay ku yaboohe ysay sanadkii 2020kii ayaa la filayay in uu noqdo kii ugu weynaa abid.

Dhinaca kale, maamulka dowladda Shiinaha ee qaabils an sharciga dhinaca ganacsiga ayaa baaritaan ku waday eedeymo loogu jeediyay shirkaddaas inay ku lug lahayd shaqooyin aan sharciyeysneyn.

Shakiga laga qabay in la la'yahay Mr Ma ayaa soo bax ay horaantii bishan, ka dib markii uu ka qeyb gali waayay du ubitaanka barnaamijka laga sameynayo geesiyaasha gana csiga ee Afrika. Waa barnaamij telefishin oo lagu tartansiiyo dadka maskaxda ganacsi leh.

Afhayeen u hadlay shirkadda ayaa sheegay in ganacsa daha maalqabeenka ah uusan kasoo qeyb gali karin barn aamijkaas maadaama uu ku mashquulay arrimo kale oo u qorsheysnaa. Warkaasna waxaa tabiyay wargeyska kale ee lagu magacaabo Financial Times, kaasoo ka faallooda arrimaha dhaqaalaha.

Inkastoo shirkadda Alibaba aysan rasmi ahaan ugu dha waaqin in la la'yahay milkiilahooda, haddana dadka tabina yay maqnaashihiisa waxay sheegeen in la waayay meel uu jaan iyo cirirb dhigay wixii ka dambeeyay markii uu bishii Oct ober eedeymo u jeediyay hannaanka sharciyenta ee

Shiinaha. Xigasho: BBC

SOOMAALIYA

OGEYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

ABSOLUT

OGEYSIIS HALKAN BAA LAGU SIIYAY in calaamadda ganacsi ee kor ku xusan ay tahay astaanta ganacsiga ee:

The Absolut Company Aktiebolag, a private limited liability company organized and existing under the laws of Sweden of117 97, Stockholm, Swede

waxaana loo isticmaalaa laxiriira:

Sharaabyada noocyadooda kala duwan.

OGEYSIIS SIDOO KALE OO LA SIIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof ama shirkad kasta oo isticmaala calaamada ganacsiga la sheegay ama ku dayasho midkood ama haddii kale ku xadgudba xuquuqda shirkadda la sheegay.

TA5205992 / 6701634.

MADAXWEYNAHA IRAN: TRUMP WAXAA UU AHAA MID DULMI BADAN

 

Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in Shalay ay tahay dhammaadka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareyk anka, Donald Trump, isagoo ku tilmaamay Trump "Daalim”.

Ruuxaani ayaa u rajeeyay madaxweynaha la doortay ee Marey kanka, Joe Biden, inuu ku laabto heshiiskii nukliyeerka.

Madaxweynaha Iran wuxuu yiri, "Shalay waa dhammaadkii Trump, dul migiiisa, iyo maamulkiisii ​​xumaa,” wuxu sii raaciyay "Trump wuxuu ahaa argagixiso doqon ah, Shalayna waa maalintii ugu dambeysay noloshiisa siyaasadeed.”

Madaxweynaha Iran wuxuu intaas ku daray, "Waxaan rajeyneynaa in maamulka Biden uu ku laaban doono qaraarka 2231 ee heshiiska nukliyeerka.

Rouhani ayaa sidoo kale tilmaamay in "maalinta caleema saarka madaxweyna ha cusub ee Mareykanka, uu trump Washington ka dhigay xero milatari wuxuuna caddeeyay in arintani ay ka dhalatay ficilada Trump.”.

WASIIR KA TIRSANAA XUKUUMADDA ZIMBABWE OO GEERIYOODAY

Dowladda Zimbabwe ayaa sheegtay in uu geeriyooday wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaas Sibusiso Moyo.

Moyo oo maalmihii ugu dambeeyay lagu dabiibayay xarun caafimaad oo ku taalla Harare ayaa geeriyooday maalmo un kaddib markii laga helay xanuunka Covid19.

Wasiirka ayaa la sheegay in uu horay u qabay xanuun dhanka Kelya ha ah.siirkan ayaa ah wasiirkii saddexaad ee ka tirsan xukuumadda Zimbabwe ee u geeriyooda cudurka Korona. Dalka Zimbabawe waxaa waayihii dambe ku sii fidayay xanuunka Covid19 iyada oo Talaadadii Dorraad laga diiwaangeliyay 52 qof oo u geeriyootay xanuunka iyo 783 qof oo uu maalintaas soo ritay cudurkan.

Wadarta tirada guud eee kiisaska Korona ee dalkaas laga diiwaangeliyay ayaa gaareysa 28,675 oo ay ku jiraa 825 dhimasho ah

TRUMP OO AQALKA CAD BANNEEYEY, TAAGERAYA ASHIISANA U SHEEGAY INUU SOO NOQONAYO

 

Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Mareykanka Trump ayaa banne eyey aqalka cad saacado uun ka hor caaleemo saarka madaxweyn aha la doortay John Biden.

Mr. Trump oo hadlayey kahor inta aanu diyaaradda fuulin ayaa sheegay in qaab uun uu kusoo laaban doono, mise sharaxin qabka iyo waqtiga.Madaxweyne Trump ayaa diiday inuu goobjoog ka ahaado caleemo saarka iyo dhaartinta John Biden isaga oo ku doodaya in aanu goobjoog ka noqoneyn sharci darro.

Saacado gudaheed waxaa xarunta aqalka cad lagu qabanayaa xaflad ay ka zoo qeyb galayaan madaxdii hore ee Mareykanka sida Obama iyo Bush iyo mas ’uuliyiin kale taas oo lagu dhaarin doono Biden.

TRUMP OO XAYIRAAD KU MACSALAAMEEYAY SARAAKIIL REER TANZANIA AH

 

Mareykanka ayaa xayiraad dhanka safarka ah ku soo rogtay saraakiil reer Tan zania ah oo aan magacyadooda la shaacinin, kuwaasi oo la sheegay in ay ku lug lahaayeen minjaxaabinta doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday bishii October ee sanadkii tagay.

Mike Pompeo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykan ee xilka ka sii daga ya ayaa sheegay in saraakiishan ay minjaxaabiyeen geeddi socodkii doorashada dalkaas islamarkana ay marin habaabiyeen dimuqradiyadda Tanzania.

Ma jiro ilaa iyo imika wax war ah oo ka soo baxay dowladda Tanzan iya oo arrinkan ku aaddan.

Pompeo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in hagar daamaynta Siyaasiyiinta mucaaradka,suxufiyiinta iyo carqaladeynta internatka ee Ciidamada ammaanka ee dalkaas ay ka dhigeen doora shooyinka Tanzania mid aan xalaal ahayn.

Wuxuu cadeeyey in mucaariadka, korjoogayaasha iyo ururrada bulshadu in ay soo wariyeen in xilligii dorashada iyo kaddibba ay dhaceen xadgudbyo iyo ficilo ka dhan Xuquuqda aadanaha.

Pompeo ayaa intaa raaciyay in mucaaradka iyo ururrada bulshada rayidka ah ay dareemayeen baqdin isagoo ugu baaqay dawladda Tanzania in ay wax ka bed esho sida ay haatan wax u waddo.

Guddiga doorashada Tanzaniya ayaa sheegay dhankooda in doorashada Mad axweyne Megafuli ku helay 80% ay ahayd mid u dhacday si hufan.

Baaqa Pompeo ayaa ku soo beegmaya xilli ay saacado kooban ka harsan yihiin muddo xileedka maamulka madaxwayne Trump oo uu ka tirsanaa isla mar kaana diiday in uu hhoggansamo natiijada doorashadii madaxtinnimo ee dhawaan lagaga adkaaday.

MADAXWEYNAHA MEXICO OO BAAQ U DIRAY MADAXWEYNAHA LA DOORTAY EE MAREYKANKA

 

download (58)Maamulka soo socda ee Madaxweynaha la doortay Biden ayaa loogu baaqay inuu qaado talaabooyin lagu xall inayo xaaladda muh aajirnimo ee dadka reer Mexico ee ka shaqeynaya Mareykanka.

Madaxweynaha Mexico Andres Manuel Lopez Obrador ayaa sheegay in ay la shaqeyn doonaan ayna og yihiin dhibaatooyinkii xiri irka labada dal uu u geystay Madaxweyne Trump. "Waxaan soo jee dinay in dadka wadankeena u dhashay ee shaqeynayay sanadaha in la xakameeyo, iyagoo ka qeyb qaadanaya horumarka qarankan weyn,

”Lopez Obra dor ayaa u shegay suxufiyinta shirkisa joogtada ah ee maalinlaha ah

Madaxweynaha Mexico waxaa uu intaasi kusii daray” talaabadan oo kale waa inay dhameystirtaa qorshayaasha lagu taageerayo wadamada saboolka ah ee Bartamaha Ameerika iyo koonfurta Mexico, meelaha ay u soo dirto muhaajiriinta badan Mareykanka

400.000 oo Qof oo Covid19 Awgii Ugu Geeriyootay Mareykanka

Daraasad ka soo baxday Jaamacadda Johns Hopkins ayaa sheegtay in tirada dadka uu cudurka Covid19 ku dilay Mareykanka ay Talaadadii Dorraad kor u dhaa ftay 400,000 oo qof.

400.000 oo Qof oo Covid-19 Awgii Ugu Geeriyootay MareykankaTirada dhimashada ee cudurka ayaa kor u sii kaceysay tan iyo fasaxii ciidda Masiixiga ee Mareykanka. Saddexdii todob aad ee lasoo dha afay oo kaliya in ka b adan 63 kun oo qof ayaa cud urka ugu dhi matay guud ahaan Mareykan ka. Gobollada Michigan, New Jersey, New York, Oregon, South Carolina iyo Vermont ayaa sheegay in dawada tallaalka xanuunka Covid19 uu gabaabsi ka yahay, una baahanyihiin doosas badan oo ah tallaalka ay soo saa reen PfizerBioNTech iyo Moderna.Warbixinta ayaa sheegtay in 18 gobol oo ay ku jiraan California, Pennsylvania, Texas iyo Washington ayaa bishan January diiwaangeliyay kiisaskii dhimasho ee ugu badnaa.

Madaxweyne Joe Biden oo Shalay oo Arbaca ah loo dhaarin doono xilka, ayaa ajandaha kowaad ee xukumaddiisa ka dhigay la dagaalanka xanuunka Covid19. Wuxuu ballan qaaday in qof walba oo ku nool Mareykan laga tallaali doono xanuunka.

JOE BIDEN OO LOO DHAARIYAY MADAXWEYNAHA 46AAD EE MAREYKANKA IYO CAQABADO UU WAJAHAYO

 

Joe Biden ayaa si rasmi ah u noqday madaxweyn aha 46aad ee Mare ykan ka, ka dib markii daqiiqado ka hor loo dhaariyay xilka.

Xaflad ay dad yar ka qeyb galeen oo ka dhacday xarunta Cap itol ayaa Mr Biden xilka loogu wareejiyay.

Waxaa sidoo kale xilka madaxweyne ku xigeenka loo dhaariyay Kamala Harris oo ah haweeneydii ugu horreysay ee abid jagadaas loo dhiibo, sidoo kalena ah madow. Biden ayaa tartankii doora shada ee dhacay bishii November uga guuleystay Donald Trump oo 4 sano mada xwe yne soo ahaa. Khudbad uu jeediyay Bid en markii xilka si rasmi ah loogu wareejiyay kaddib ay uu ku sheegay "in uu ka shaqeyn doono horumarinta Marey kanka iyo mideynta shacabka”.

Wuxuu wacad ku maray inuu ilaalin doono dimuq raaddiyadda, wax dhib ahana aysan jiri doonin haddii la kala fikir duwanaado. Dadkii aan u codeynin ay uu ka codsaday inay fursad ay ku dhageystaan siiy aan maadaama uu isagu madax we ynaha yahay. Inta uu khudbaddiisa waday wuxuu ka qeyb galey aasha ka dalb aday in daqiiqad aamusnaan ah lagu qaddariyo dadkii u dhigtay cudurka COVI 19

OGEYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

Ogeysiiska waxaa lagu siinayaa in macaamiisheenna, Chanel SARL, of Quai du GénéralGuisan 24, 1204 Geneva, Switzerland,,

ay yihiin milkiileyaal, iyo kuwo kale, calaamadaha ganacsiga soo socda:

 

2.55

BOY CHANEL

BOY·FRIEND

CAMBON

CAMELIA DE CHANEL

CHANEL

CHANEL 19

CHANEL No 5

COCO

COCO CHANEL

COCO CRUSH

COCO NEIGE

CODE COCO

COMETE

GABRIELLE

GABRIELLE CHANEL

J12

MADEMOISELLE PRIVE

NO. 5

Mark Mark

Chanel SARL waxay leedahay labadaba xuquuq sharci oo diiwaangashan iyo mid guud marka loo eego kuwan iyo calaamadaha kale ee ganacsi ee dalal badan oo adduunka ah oo loogu talagalay badeecooyin kala duwan, oo ay ku jiraan dhammaan ama qaar ka mid ah kuwan soo socda:

 

IC 4: Shumacyo, shumacyo shumacyo, Shumacyo (iftiin);

 

 

IC 9: Muraayadaha indhaha iyo muraayadaha indhaha; Fascia, daboolida iyo kiisaska taleefannada gacanta, kiniiniyada iyo laptopyada; Codsiyada softiweerka ee mobilada, kiniiniyada iyo laptopyada; Sameecadaha dhagaha; Dhagaha; Kiisaska dhagaha iyo dhagaha; Soojiidashada taleefannada gacanta; Dharka difaaca

 

IC 14: Dahabka, Saacadaha

 

IC 18: Shandadaha iyo Qalabka, oo ay ku jiraan Boorsooyinka gacanta, Boorsooyinka, Boorsooyinka, kiisaska Faan iyo alaabada maqaarka yar; Dalladaha.

[

IC 20: Furniture, Barkimo.

 

IC 24: Dharka dharka, oo ay ku jiraan tuwaallada iyo daboolka barkinta.

 

IC 25: Dharka, Kabaha, Xijaabka iyo dharka dharka.

 

IC 26: Qalabka Timaha; Badhamada; Suumanka suunka.

 

IC 28: Alaabada Ciyaaraha; Ciyaaraha.

 

IC 35: Adeegyada Tafaariiqda iyo Xayeysiinta, Moodhadhku wuxuu ujeedo u leeyahay xayeysiin; Abaabulka dhacdooyinka iyo bandhigyada ujeeddooyin ganacsi ama xayeysiin.

 

IC 41: Bandhigu wuxuu u eg yahay ujeeddooyin madadaalo Abaabulka dhacdooyinka iyo bandhigyada ujeeddooyin dhaqameed.

 

Ogeysiiska waxaa halkan lagu siinayaa in Chanel SARL ay leedahay xuquuq gaar ah oo ay ku adeegsan karto astaamaheeda ganacsi qaar ama dhammaan badeecadaha iyo adeegyada aan soo sheegnay, waxayna ka digeysaa adeegsiga aan la fasaxin ee calaamadaha ganacsiga ee kor ku xusan, gebi ahaan ama qeyb ahaan, ama calaamado ganacsi oo isku mid ah xiriir la leh mid ka mid ah badeecadan, badeecadaha la midka ah, ama adeegyada la midka ah, waxay noqon doontaa ku xadgudub xuquuqdooda sharciyeed ee laga helay calaamadaha ganacsiga lagu sheegay, iyo gudbinta, iyo inay qaadi doonto tallaabadaas oo loo arko inay lagama maarmaan u tahay ilaalinta xuquuqdaas.

 

 

Chanel SARL, By their Attorneys: CFL Advocates of P.O. Box 2355500100, Sifa Towers, 8th Floor, Lenana Road, Nairobi, Kenya

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip