Dowladda Faransiiska oo Xabsiga Dhigtay Hoggaamiyihii Hore ee Fallaagada ee dalka Kongo.

0
Tuesday January 05, 2021 - 20:26:34 in Wararka by
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Faransiiska oo Xabsiga Dhigtay Hoggaamiyihii Hore ee Fallaagada ee dalka Kongo.

    Dowladda Faransiiska ayaa xabsiga u taxaabtay hoggaamiyihii hore ee fallaagada Kongada Dimoqraadiga Roger Lumbala. Faransiiska ayaa baaritaan ku wada hoggaamiyahan, Ninkan ayaa ku eedeysan in u uku lug lahaa gabood-fallo ka dhan ah bani aadamka kuwa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Faransiiska ayaa xabsiga u taxaabtay hoggaamiyihii hore ee fallaagada Kongada Dimoqraadiga Roger Lumbala. Faransiiska ayaa baaritaan ku wada hoggaamiyahan, Ninkan ayaa ku eedeysan in u uku lug lahaa gabood-fallo ka dhan ah bani aadamka kuwaas oo u uku kacay xilligii uu dagaalka sokeeye ka socday dalka Kongo 2002-dii. Wakaaladda wararka Faransiiska ayaa shegtay in ninkan u uku eedeysanyahay iska hor keen iyo isku soofeyn uu ka dhex abaabulay labada qowmiyadood ee Nande iyo Twa. 2003-dii ayay ahayd markii Qaramada Midoobay ay ku eedeysay xisbiga (RCD-N) oo uu ka tirsanaa mudane Lumbala ku tagri fal xuquuqda aadanaha ee dalka Koongo. Lumbala ayaa horay u ahaan jiray mudane mucaarad ah oo ka tirsanaa baarlamanka dalkaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip