HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-January-2020

0
Tuesday January 05, 2021 - 10:51:20 in Wararka by
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-January-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo iyo Lafta-Gareen oo yeeshay kulan saacado badan qaatay

    Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa Habeen hore xarunta madaxtooyada kulan saacado badan qaatay ku lan yeeshay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen.

     Lafta-Gareen kama uusan mid noqon mad axweynayaashii ka qeybgalay shirkii Aragti –Wa daag ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe oo inta badan madaxda dowlad goboll eedyada dalka iyo siyaasiyiin Soomaaliyeed ka qeybgaleen.

     Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Lafta-Ga reen oo ahaa mid iyaga u gaar ah oo aan xog badan laga helin ayeey haddana warar hoose oo soo baxaya sheegayaan in madaxweyne Far maajo kala hadlay madaxweynaha Koonfur Gal beed sidii loo bilaabi lahaa doorashada xubnaha Aqalka Sare iyada oo la wafajinayo jadwalka do orasho oo ay soo saareen guddiyga wali lagu muransan yahay ee doorashooyinka.

     Dhinaca kale waxaa lagu waddaa in kulanka uu ku soo biiro madaxweynaha maamulka Galm udug oo ka mid ahaa madaxdii ka qeybgashay shirkii Garoowe.

    Inkastoo wali dhinaca dowladda Soomaaliya ku howlan tahay qabashada doorashada ayaa haddana wali waxaa jira kala aragti-duwannaan iyo in aan leysku waafaqsaneyn hannaanka loo marayo doorashada oo madaxda maamul gob olleedyada qaar iyo siyaasiyiinta mucaaradka intaba u arkaan mid lagu degdegayo.

Xog: is-faham horudhac ah oo lagu gaaray kulamadii ka socda magaalada Garowe

     Waxaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo siy aasadeed ka socdeen caasimada Puntland ee Garoowe, kuwaasi oo u dhaxeeyay madaxda do wladda federaal, kuwa maamulada dalka iyo mu sharaxiinta mucaaridka, oo ay ka dhex aloosan tahay xiisada doorashada

     Madaxda ayaa markii hore maagalada Gar oowe u tagay ka qeyb-galka Madasha aragti wa daaga ee Machadka Heritage, taasi oo dhalisay in si fool ka fool ah isku hor-fadhiistaan, isla mar kaana ka wada-hadlaan caqabadaha ku gadaa man doorashada soo socota.

      Wararka ayaa sheegaya in kulamadii u dam beeyay ee Madaxda ku dhex-maray Garoowe lo oga gaaray is-faham la xiriir isku soo dhawaan shaha muranka ka taagan arrimaha doorashoo yinka dalka, oo meelo kala fog ay kala taagna ayeen.

       Sidoo kale waxa kulamadaas is-faham hor u dhac ah laga gaaray xiisada gobolka Gedo iyo doorashada xildhibaanada Somaliland ee dowl adda federaalka, kuwaasi oo kamid ah arrimaha ugu waaweyn ee dhinacyada kala duwan isku khilaafsanaayeen. Kulamo isdaba joog ah oo ay mas’uuliyiinta kala duwan ku qaateen Garoowe ayaa waxa loo gu gogol xaadhay in dhinacyada ku muransan doorashada iyo dhamaan saamileyda siyaasadu ay iskugu yimaadaan kulamo xal looga gaarayo xiisada doorashada. Dhinaca kale, dhamaan ma daxdii ka qeyb-gashay munaasibada machadka Heritage ayaa iyaguna isku raacay in heshiis la ga gaaro Arrimaha doorashada ka hor inta uus an dhamaan muddo xileedka Madaxda dowlad da Soomaaliya.

      Waxaa dhawaan la filayaa in madaxda dow ladda federaalka, kuwa maamulada dalka iyo sa amileyda siyaasada oo qeyb ka yihiin musharax iinta mucaaridka ay kulan isugu yimaadaan, ka asi oo meesha looga saarayo muranka ka tag an doorashada.

      Arrimahan oo dhan ayaa imanaya xili ay bee sha caalamka ee taageerada maaliyadeed siisa dowladda federaalka Soomaaliya ay dhowr jeer ku baaqday in xal kama dambeys ah laga gaaro arrimaha doorashada, oo xiligan xaalad cakiran ka abuuray dalka.

Wasiirka Amniga oo sheegay in la xirey nin bastoolad ku ridey dad banaanbaxayay

       Wasiirka Amniga XFS Md.Xasan Xundubey Jmcaale ayaa sheegay in la xirey nin ku hubey snaa Bastoolad oo magaalada Muqdisho dho waan ku rasaaseeyay dad dhigaayay banana bax looga horjeeday Madaxweyne Farmaajo.

     Md.Xasan Xundubey Jimcaale Wasiirka Am niga oo wareysi siiyay laanta afka soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in ninkaas hubeysnaa uu ka tirsan yahay Ciid anka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska, isla marka ana xiligii uu dadka rasaaseynay ay inuu ah aa dharcad.

     Wasiirka Amniga Xukuumadda ayaa sheegay in ninka xabadaha ku ridey dhal inyaradii banaanba xayay uu haatan ku jiro ga canta dowladda, isla markaana sharciga la hor geyn doono.

      "Horta ogow ninka hadda aad ka warrameys aan islamarkii waa lasoo xiray, waa nin la yaqa an booliska ayuu ka tirsanaa, dharcad ayuuna xi rnaa. Sharciga ayaa la marsiinayaa, sharcigana cid ka weyn ma lahan, qaladkana waa dhac ayaa, cid kasta ayuu ka dhacayaa. ninkaas wax aa laga qaatay go’aankii ku habboonaa,” ayuu yiri Xundubey.

     Baraha Bulshada ayaa waxaa toddobaadya dii la soo dhaafay si weyn u qabsaday muuqaal laga duubay ninka oo aan weli magaciisa la sha acin isagoo rasaas dushooda ku ridaya dad ban aanbax dhigayay, waxaana xilligaas oo dhamad kii bishii hore ahayd la xirey qaar ka mid ah dad kii banaanbaxa dhigayay oo rasaasta lagu ridey inkastoo la sii daayay markii dambe la sii daa yay.

Dowladda Ingariiska oo safiir cusub u soo magacaawday Soomaaliya

    Dowladda Britain ayaa badashay safiirkeedii Soomaaliya Amb, Ben Fender iyadoo soo ma gacaawday safiir cusub oo noqoneysa haw eeney lagu magacaabo  Kate Foster

     Safiirkan cusub Kate Foster ayaa lagu waddaa in ay  si rasmi ah xafiiska ula wareegto bisha Feb raayo ee sanadkan.

Amb, Ben Fender waxaa ay Soo maaliya u soo magacaawday 30-kii Bishii Janaayo ee sanadkii 2019-kii, waxaana Soomaaliya uu ka Shaqeeynayay  ku dhawaad labo sannadood.

      Dowladda Britain ayaa safiirkeedan cusub waxaa ay noqoneysaa haweeneydii labaad oo safiir uga noqonta Soomaaliya laga soo bilaabo tan iyo 2012. Baritan waxaa ay ka mid tahay dowladda taa geerra Soomaaliya saameynta weynna ku leh siyaasadda dalka.

Dagaal culus oo Habeen hore degmada Afgooye ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo Al-shabaab                                                     Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dow ladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu wa ramayaa in Habeen hore uu ka dhacay gudaha degma da. Dad ku sugan Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalkan uu qarxay kaddib markii xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar cu lus ku qaadeen Barkootarool oo ay deggenaay een ciidamada dowladda halka lagu magacaabo Mukeyga, waxaana labada dhinac ay isku wey daarsadeen iska horimaad hub noocyadiisa kala duwan..

      Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda oo dhankooda ka hadlay iska horimaadka Habeen hore ka dhacay degmada Afgooye ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerar uga yimid dagaalamaya asha Al-shabaab.

     AMISOM ayaa la sheegay in dhowr madaafi cda hoobiyaha ah  ku tureen dhinaca ay dagaal ka ka soo qaadeen Al-Shabaab, lamana oga cid wax ku noqotay madaafiicda ay adeegsadeen ciidamada AMISOM.

      Degmada Afgooye ayaa marka la eego gu ud ahaan gobolka Shabeellaha Hoose waxaa la oran karaa waa xuddunta weerarrada Ururka Al-shabaab oo inta badan bartilmaameedsada xar umaha iyo saldhigyada ciidamada dowladda.

Xiisada ka dhalatay wiil Soomaali ah oo lagu toogtay Minneapolis oo kasii dartay

      Magaalada Minneapolis ee gobolka Minne ssota ayaa waxa ka billowday banaan-baxyo xo ogan, kaasi oo looga soo horjeedo wiil Soomaali ah oo dhawaan booliska ay magaaladaas ku too gteen.

      Dadka banaan-baxa dhigayay oo u badnaa Soomaali ayaa waxa ku wehlinayay dad kale, kuwaasi oo muujinayay sida ay uga xun yihiin to ogashada loo geystay wiilka Soomaaliga ah, is la markaana cadaalada la marsiiyo booliska ful iyay toogashadaas.

     Waxay cod dheer ku dalbanayeen dadkii isugu soo baxay waddooyinka Minneapolis in si deg deg ah cadaalada u helaan qoyska Doolaal Ciid, sidoo kalena aysan dib usoo laaban fal no ocaas oo kale.

     Dadweynaha oo wajiyadooda laga dheehan karayey qaabka ay uga xun yihiin toogashada wiilka Soomaaliga ah ayaa balan-qaaday inays an wadooyinka ka tageyn ilaa inta wax laga qab to dilkaas, isla markaana ay sii wadayaan ban aan-baxaas.

       Dilka loo geystay Muwaadinka Soomaaliye ed ayaa saameynta uu reebay aad looga dare emay magaalada Minneapolis, waxaana dadw eynuhu maalintii saddexaad ay dhigayaan ban anabax ay uga soo horjeedaan dilkaas.

      Doolaal B. Ciid, oo ahaa 28 jir ayaa Arbac adii ku dhintay rasaas ay booliska ku fureen isa goo ku dhex jira gaarigiisa, kaddib markii lagu joojiyay meel u dhow kaalin shidaal iyo meherad gawaarida lagu dhaqo.

      Goobtaas ayaa wax ka yar hal meyl u jirta meeshii ay booliska Minneapolis bishii May ku dileen George Floyd, oo ahaa nin madow ah.

Dad goob joogeyaal ah iyo booliska ayaa markii hore sheegay in Doolaal uu isaga markii hore xabbad ku billaabay booliska, kuwaa oo iyagana markii dambe toogtay oo halkaa ku dilay.


Dib u dhac ku yimid munaasabada saxiixay heshiiska xirmooyinka ceelasha shidaalka

     Waxaa Shalay dib u dhac ku yimid mun aasabaddii lagu saxiixi lahaa Xirmooyinka cee lasha shidaal  ee laga qod ayo Xeebaha Baraawe iyo Hobyo, munaasabad an oo ay goobjoog ka no qon lahaayeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xus een Rooble, Madaxweynaha Galmudug Axmed   Qoorqoor iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo Wasiirka Batroolka C/rashiid Maxamed.

     Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in xafla da saxiix ay u dhacday, balse waxaa soo baxa ya warar sheegaya in uu soo kor dhay culeys dhanka habraacyada loo marayo saxiixa heshii skaas iyo qaabka loo waafajanayo arrimaha de yn cafinta ee shuruuda Hey’adda IMF, waxaana arrintaas loo saaray Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle.

     Shirkadaha loo saxiixayo heshiiska xirmoo yinka (BLOCKS) shidaal qodista ayaa lagu kala magacaabaa Liberty Petroleum iyo Coastline Exploration oo horay loo oran jiray SOMA OIl & GAS.

    Saxiixa heshiiskan ayaa waxaa ka soo hor jeestay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid sharci dar ro ah.

Xasan Cali Khayre iyo Qoor Qoor oo hal arrin isku raacay

      Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axm ed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa Habeen hore mag aalada Garoowe ee xarunta maamulka Punt land kulan gaar ah kula yeeshay ra’iisul wasaarihii hore ee Soo maaliya, Mudane Xasan Cali Khayre.

     Labada mas’uul oo uu kulankooda qaatay sa acad badan ayaa iska xog wareystay xaaladda dalka iyo doorashooyinka 2021-ka.

      Sidoo kale waxa ay si gaar ah diirada u saar een sidii xal waara looga gaari muranka ka taa gan guddiyada doorashooyinka iyo hannaanka loo wajahayo, taasi oo ay sheegeen inay isku raaceen inay ka wada shaqeeyaan.

     Khayre oo madasha ka hadlay ayaa uga ma had-celiyey madaxweyne Qoor Qoor dadaallada uu wado ee ku aadan xal ka gaarista arrimaha doorashooyinka dalka.

    Qoor Qoor iyo Khayre ayaa Garoowe u tegay ka qeyb-galka shirkii madasha aragta wadaag ga ee lagu soo gaba-gabeeyey gudaha magaal adaasi.

      Si kastaba xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa ah weli mid cakiran, waxaana meel fog ka la joogo dowladda iyo mucaaradka oo isku hayo qabashada doorashada soo socota.

Maxkamad diiday in Aas-Aasihii Wikileaks Assange in loo gacan geliyo dowlada Maraykanka

      Maxkamad ku taal magaalada London ayaa diiday in Aasaasihii Wikileaks oo ah shabakad siraha kashifta Julian Assange loo gacan geliyo dowlada Maraykanka sababo caaf imaad awgeed.

     Garsooraha Maxkamada ayaa horistaagay codsiga Maraykanka kadib markii xaalada caafimaad ee dhanka dhimirka aysan caadi ahayn halisna uu ugu jiro inuu isdilo haddii Ma raykanka loo gacan geliyo.Assange oo 49 jir ah ayaa loo haystaa inuu daabacay kumanaan duk uminti oo sir ah kaasi oo uu kashifay intii u dhe xeysay 2010 iyo 2011.Maraykanka ayaa ku eedeynaya Assange in uu halis geliyay nolosha dad badan oo Maraykan ah waxana ay dadaal xoog leh u gashay in loo soo gacan geliyo balse Assange ayaa ku macn eeyay arrintan inay tahay mid siyaasad salka ku haysa.

     Dowlada Maraykanka ayaa haysta muddo 14 cisho ah si ay racfaan uga qaadato dacwadan. Waxaana dib loogu celiyay Mr Assange xabsiga Belmarsh.

Midowga Musharixiinta oo ka horyimid go'a ankii hubka looga mamnuucay garoon ka diyaaradaha Muqdisho

     Midowga musharixiinta ayaa ku gacan sey ray go'aankii ay dowladda Soomaaliya uga ma mnuucday garoonka diyaaradaha Aadan Cad de ee magaalada Muqdisho hubka marka laga reebo hubka ay wattaan madaxda sare ee dowladda Soomaaliya.

     Arrintan ayeey ku tilmaameen mid qalad ah oo aan la aqbali karin in qeybna hubka loo daa yo kuwa kalana laga mamnuuco, iyaga oo intaa ku darray in dowladda Soomaaliya looga baa han yahay in ay ka laabato go'aankaa isaga ah.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wars ame oo ku hadlayay afka  midowga musharixii nta ayaa u sheegay VOA in musharixiinta u baa han yihiin xuquuqda la mid ah tan madaxweyne   Farmaajo maadaama uu yahay musharax u   taaggan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

     ''Dadkii tartanka uu naga dhaxeeya oo uu ka mid yahay madaxweyne Farmaajo loo ogolaado in uu hubkiisa la galo garoonka  annaga naloo diido, taasi waa nasiib darro iyo cadaalad darro' ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wars ame.

     Wasaarrada Amniga ayaa maalintii Dorraad soo saartay go'aankan hubka looga mamnuucd ay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muq disho, iyadoo taa u sababeysay sugida amniga garoonka.

Galmudug oo arrin xasaasi ah u xirtay mas’uul sare

      Maamulka Galmudug ayaa goordhoweyd xa bsiga dhigay guddoomiyaha deegaanka Ceel-dheere, Cabdullaahi Cabdiraxmaan Raage (Xa duur), kadib markii uu geystay weerar ka dhan ah Taliyaha ilaalada koontaroolada, Dhame Cabdi Yare

     Ciidamada booliska maamulkaas ee ka how l-gala magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay guddoomiyaha kasoo qabteen deegaanka uu maamulo ee Ceel-dheere oo kamid ah deegaa nada hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.

      Guddoomiye Xaduur ayaa lasoo warinayaa in loo haysto inuu u gacan qaadey oo uu wee rarey Taliyaha Ilaalada Koontaroolada, Dham me Cabdi Yare.

     Xiisada labada mas’uul ayaa salka ku haysa sida la sheegayo ka dib markii xilka laga qaadey Maxamed Axmed maxamuud oo ahaa Taliyihii hore ee Booliiska Ceel-dheere, iyadoo xilkaas loo magacaabey Fa arax Geele Xiireey oo xilka kala wareegay mas ’uulkii hore.

Majiro weli wax war ah oo kasoo baxay maa mulka Galmudug iyo laamaha amniga oo ku aa dan xariga ay Shalay ciidamada boolisku kula ka ceen guddoomiye Xaduur iyo khilaafka labada mas’uul ee midkood uu sababay xarigiisa.      Al-Shabaab oo soo bandhigay muuqaalka raggii weeraray Saldhiggii Mareykanka ee Kenya                                                                     Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaal cusub oo ku saabsan weerarkii ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee dalka Kenya.

Muuqaalkan ayaa lagu soo beegay sanad kaddib weerarkaas, waxaana ka soo muuqanaya shan dagaalame oo weerarkaas fuliyay, iyadoo muuqaalka uu ka hadlayay Amiirka Al-Shabaab Axmed Cumar Abuu Cubeyda.

Dagaalyahanada Al-Shabaab ee weerarkaas fuliyay ayaa saddex ka mid ah waxay u kala dhasheen dalalka Yemen, Itoobiya iyo Tanzania, halka labada kale ay ahaayeen Soomaali ka soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool.

?Magacyada ragga weerarka fuliyay:-

Abubakar Al-Muhajir, wuxuu u dhashay dalka Tanzania, wuxuu islaamay sanadkii 1436, isagoo ku biray Alshabaab.?

Cali Maxamed Cali, waa Itoobiyaan kasoo jeeda Qabiilka Burj, wuxuuse ku dhashay, kuna barbaaray agaalada Nairobi.?

Bidix: Cabdilwali Muhammad Ibrahim (Moallim Omar) wuxuu kasoo jeedaa Gobollada Bay iyo Bakool, wuxuuna ahaa taliye ku xigeenkii kooxda weerarka fulisay.?Midig: Adam Iman Yusuf (Abdulkariim Alansari) wuxuu kasoo jeeda Gobollada Bay iyo Bakool.?

Moulana Faruq Moulana (Ahmed Al-Muhajir) hoggaamiyihii kooxda oo u dhashay dalka Yemen.

Puntland oo ‘ka hortegtay’ weeraro ay damacsaneyd kooxda Daacish

Saraakiisha ammaanka ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyey howl-gallo ay labadii maalin ee la soo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaarn ee

PSF-ta maamulkaasi ka sameeyeen dhulka buuraleyda ee gobolka Bari.

Qoraal ka soo baxay Puntland ayaa waxaa lagu sheegay inay ciidamadu ka hortegeen weeraro ay damacsaneyd in kooxda Daacish ay ka fuliso deegaanada Cal Miskaat, Timirshe, Tuurmasaale, Il, Camayra & Legunle oo ay ku sugan yihiin ciidanka Puntland.

Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in Daacish ay cabsi gelin joogto ku heyso dadka shacabka ah ee ku dhaqan halkaasi, balse ciidamadu ay soo dhoweeyeen dadkaasi.

"Dadka degaanka iyo reer guuraaga aaggaas oo ay Daacish cabsi iyo culays ku hayaan ayaa uga mahadceliyey ciidamada PSF hawlgallada Daacish ka dhanka ah ee ay sida joogta ah uga fuliyaan aaggaas si ay dadka degaanku ugu noolaadaan xorriyad amni,” ayaa lagu yiri warka qoraalka ee ka soo baxay ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland.

Saraakiisha ayaa sidoo kale intaasi ku daray in dagaalyahanada kooxda Daacish ay isku uruursanayeen deegaanada ay ciidamadu howl-galka ka sameeyeen, balse ay fashiliyeen weeraro ay damacsanayeen, kadib markii ay macluumaad ka heleen dadka deegaanka.

Kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ayaa weli ku xoogan dhulka buuraleda ah ee gobolka Bari, iyaga oo ka soo abaabula weerar ka dhaca deegaanada maamulka Puntland.


C/Raxmaan C/Shakuur Oo Ka soo Horjeeys tay Go’aankii Dowladda ee baarista Shidaalka.

      Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cab dishakuur Warsame ayaa kasoo horjeeystay Go’aankii kazoo

      baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ee lagu joojiyay in hubka lala galo Garoonka diya aradaha Aadan Cadde, marka laga reebo Madaxda dowladda.

     C/raxmaan C/Shakuur oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxaa uu sheegay in go’aankaas lagu joojiyay in hu bka lala galo Garoonka Aadan Cad de uu yahay mid lagu beegsanayo Musharaxiin ta iyo siyaasiyiinta kasoo horjeeda dowladda.

Waxaa uu sheegay C/raxmaan C/Shakuur in dowladda ay damacsan tahay in arrintaas ay ku dooneyso inay ku yareyso dhaq-dhaqaaqyada safaradda Musharaxiinta Madaxweynaha, isla markaana waxaa uu cadaalad darro uu ku tilm aamay Go’aankaas kasoo baxay DFS.

     Isaga oo sii hadlaayay Musharax C/raxmaan ayaa waxaa uu su’aal ka keenay sababta lagu ogolaaday oo kaliya in hubka Garoonka la ga laan ilaalada Madaxda Dowladda, wuxuuna sheegay in aysan aqoon waxa sababay in Dow ladda aysan isugu haleen karin Garoonka oo Musharaxiinta iyo siyaasiyiinta kale loogu am rayo in ilaalo la’aan galaan Garoonka.

      Sidoo kale C/raxmaan C/Shakuur ayaa tilm aamay in Go’aankaas ay ku ogo laan karaan oo kaliya markii Madaxda dowladda iyo Musharaxii nta u tartamaya xilka ay ku kalsoonadan Ciidan ka ku sugaya ammaanka Garoonka Aadan Cad de, hayeeshee taas haddi ay dhici weydo aysan ku kalsoonaan karin iyagana Ciidanka sugaya amniga Garoonka.

       Si kastaba Wasaaradda amniga Xukuumad da ayaa shaacisay Dorraad in garoonka Aadan Cadde hubka ay la geli karaan oo kaliya ila alada Madaxweyne Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka, halka cid kalena aysan ilaaladooda hub ka la gelin karin Garoonka

  Ciidamada Dowladda oo Iska Caabbiyay We erar ay al-Shabaab Kusoo Qaadeen Saldhig Ciidan oo Ku Yaalla SH/Hoose

     AFGOOYE:-Ciidamada Xoogga Dalka ayaa iska caabbiyay weerar ay kooxda al-Shabaab ku soo qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla dul eedka magaalada Afgooye ee gobolka Shabeel laha Hoose.

       Wararka ayaa sheegaya in dagaalyahanna da kooxdu ay isku dayeen in ay xoog ku galaan saladhigga ciidamada iyaga oo dhinacyo kala      duwan ka soo weeraray hase yeeshee ay iska caabbin xooggan kala kulmeen dhanka ciid amada.

      Iska hor imaadka oo socday in kabadan saa cad ayaa galinkii dambe ee Axaddii ka dhacay deegaanka Mukayga oo masaafo aan sidaa u fogayn u jira magaalada Afgooye.

Idaacadda ku hadasha afka ciidamada ayaa sheegtay in kooxda ay isku dayeen in ay jiidha an fadhiisinka ciidamada hase yeeshee ay cii damadu u babac dhigeen.

      Saraakiisha ciidamada ayaa ku warramay in saldhigga uu haatan ku jiro gacanta ciidamada kooxihii weerarka soo qaadayna ay dib u baqa carareen. Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa koofurta iyo bartama Soomaaliya ka wada howlgallo ay ku doona yaan in ay deegaannadaas kaga tirtiraan koo xda al-Shabaab.Al-Shabaab ayaa wali ku dhuumaaleys anaya deegaanno ku yaalla koofurta dalka iya ga oo halkaas ka soo abaabula falal isugu jira qaraxyo, dilal qorsheysan iyo weerarro dhab bo gal iyo miino aasid ah.

Ururka warbaahinta Puntland ee MAP oo af duub ku tilmaamay weriye muddo 8 cishe ah u xiran hay'adda amniga

      Ururka warbaahinta Puntland MAP ayaa afd uub ku tilmaamay xarriga weriye lagu magaca abo Kilwe Adan Faarax oo kamid ah saxafiyiinta ka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip