Ciidamada Amniga Puntland ee PSF oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan G/Bari.

0
Monday January 04, 2021 - 20:34:06 in Wararka by
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amniga Puntland ee PSF oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan G/Bari.

    Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa shaaciyay inay hawgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Daacish ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan buuraleyda Gobolka Bari. Qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Facebook ee ciidanka PSF, ayaa lagu she

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa shaaciyay inay hawgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Daacish ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan buuraleyda Gobolka Bari. Qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Facebook ee ciidanka PSF, ayaa lagu sheegay in hawlgalkaas laga fuliyay tuulooyinka Timirshe &Tuurmasaale iyo dhulka buuraleyda IlCamayra. Qoraalka laguma sheegin, haddii ay jiraan cid ka tirsan Daacish oo hawlgalka lagu dilay ama lagu qabtay, balse keliya waxa la xusay degaannada hawlgalkaas ka dhacay. Sidoo kale PSF, waxay tilmaantay in dadka degaanku ay ka mahadceliyeen hawlgalka, maadaama ay cabsi xooggan ka qabaan kooxda Daacish oo halkaas si dhuumaysho ah ku timaadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip