Dibadbax looga soo horjeedo wiil Soomaali ah oo ay dileen Booliska Minneapolis.

0
Monday January 04, 2021 - 20:13:42 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibadbax looga soo horjeedo wiil Soomaali ah oo ay dileen Booliska Minneapolis.

    Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihin wiil Soomaali ah oo magaaladaas ay boolisku ku toogteen. Dadka isu soo baxay ayaa dalbanaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali iyo dad kale oo badan ayaa waxa ay isugu soo baxeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnessota halkaas oo ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihin wiil Soomaali ah oo magaaladaas ay boolisku ku toogteen. Dadka isu soo baxay ayaa dalbanayay in qoyska Doolaal Ciid ay cadaalad helaan, iyo in mustaqbalka aanay middaas oo kale soo laaban. Waxa ay sheegeen in carruurtooda ay u cabsanayaan, sidaas daraadeedna aanay ka tagayn waddooyinka illaa wax laga qabto dilka Doolaal.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip