Laba shirkad oo maanta shidaalka Soomaaliya loogu saxiixayo Villa Somalia

0
Monday January 04, 2021 - 19:46:39 in Wararka by
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba shirkad oo maanta shidaalka Soomaaliya loogu saxiixayo Villa Somalia

    Laba shirkadood ayaa la filayaa in maanta loo saxiixo qodista shidaalka Soomaaliya, ayada oo kulan arrintaas ku saabsan uu ka dhacayo madaxtooyada Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online. Heshiiskan ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixayaDowladd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba shirkadood ayaa la filayaa in maanta loo saxiixo qodista shidaalka Soomaaliya, ayada oo kulan arrintaas ku saabsan uu ka dhacayo madaxtooyada Soomaaliya, sida ay ogaatay Caasimada Online. Heshiiskan ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixayaDowladda Federaalka Soomaaliya iyo shirkadaha qotista shidaalka, waxaana goobjoog ka noqon doona madaxweynayaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Axmed Qoor Qoor iyo Cabdicasiis Lafta-gareen. Sababta labadan madaxweyne looga casuumay kulanka ayaa lagu sheeegay inay tahay in xirmooyinka shidaalka (Blocks) ee la bixinayo ay ku kala yaallaan Xeebaha degmooyinka Hobyo iyo Baraawe, ee hoos taga Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Labadan deegaan ayaa ka mid ah meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah oo horrey sahmin shidaal looga sameeyay, kuwaas oo la tuhmayo inuu shidaal ku jiro. Xogta aan helnay ayaa sidoo kale sheegeysa in labada shirkadood ee loo saxiixayo shidaalka Soomaaliya ay kala yihiin Liberty, iyo Coastline Exploration Petroleum, oo horay loo oran jiray Soma Oil and Gas. Shirkada Coastline ayaa waxaa hadda madax ka ah Cabdullaahi Shiikhey oo ah nin ku xeeldheer arrimaha qandaraasyada shidaalka, islamarkaana ah ninka haya malafka shidaalka Soomaaliya. Arrintan ayaa imaneysa ayada oo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ay shalay ka digeen in khatarta ka iman karta heshiisyo qarsoodi ah oo lagu bixinayo shidaalka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip