HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-DEC-2020

0
Sunday December 20, 2020 - 10:55:13 in Wararka by
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti

 Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa si diirran looguu soo dhaweeyay M/Jabuuti ee Caasi madda dalka Jab uuti.      Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Jabuuti kusoo dhaweeyay R/Wasa araha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti Md.Ca bdiqaadir Kaamil Maxamed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda dalkaas.

      Wafdiga Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona Shirka 38-aad ee aan Caadiga ahayn ee Urur Gobol eedka IGAD oo looga hadlayo xa aladda Gobolka.

     Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda ayaa shir doceedyo waxaa ay la yeelan donan Madaxka qeyb galeysa Shir Madaxedka Dalalka IGAD.

Mas’uuliyiin Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qarixii Gaalkacyo

     Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa booqday dadkii  ku dhaawacmay qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacday M/Gaalkacyo.

     Qarax ayaa waxaa ku dhintay 14 ruux oo ay kujiraan Saraakiil Ciidan iyo dad kale oo Shac ab ah,waxa ana wasiirka uu ka tacsiy adeeyay dadkii ku dhintay qaraxa hal ka uu caafimaad u rajeeyay kuwa ku dhaawac may.

     "Waxaan leennahay Allaha u booga dhayo inta dhaawaca ah, intii dhimatayna naxariista janno ha hel aan ayuu yiri” Wasiirka .

Ugu dambeyn ayaa shaqaalaha caafimaadka ka wa reystay xaalada bukaanka isagoo sidoo kale wareystay qaar kamid ah dhaawacyada.

      Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay M/Gaalkacyo, iyaga oo sheegay inay la damacsanaa yeen R/Wasaaraha Soomaaliya.

RW Rooble oo ka qeyb galay Aaska Saraaki ishii qaraxa ku dhintay

      R/Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo loogu sameeyey Gaalkacyo saraakiishii ku dhintay Qarixii ka dhacay M/Gaalkacyo.

       Salaadda Janaasada ayaa waxaa marxuumiinta wadajir ugu tukaday R/Wasaaraha , Madaxda Galmud ug, Wasiirro ka tirsan DFS, Puntland, Galmudug, Xildhibaanno heer federal, heer gobol iyo saraakiisha Ciidamadda.

      Waxayna Allah uga baryeen inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo guud ahaan dadkii ku dhintay Taliyaha CXD Soomaaliya iyo Madaxwe ynaha Galmudug ayaa tilmaamay in cadowga ummadda Soomaaliyeed aan looga hari doonin beegsiga haldoorka bulshada.

    R/Wasaaraha XFS ayaa Alle uga baryay inuu Naxar iistii janno ka waraabiyo, Ehelkii iyo ummadda Soomaal iyeed ee ay ka bexeenna uu Samir iyo iimaan ka siiyo. Isagoo sheegay in DFS aysan marna ilaawi doonin haly eeyadii Qaranka u dhintay.

Dhimashada oo Gaartay 18 iyo Aaska Meydad ka uu Ka Qeybgalay Ra’isul Wasaaraha

      Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxa qaraxii jimcihii ka dhacay Galkacyo ayaa sheegaya in dhima shada ay korortay.Kooxda gurm ad ka degdega ee Ururka Bisha Cas xaf iiska Galk acyo wax ay arkeen dhi masho 18 ruux ah oo ay so aadeen gaw arida gu rmadka. Dhaawac 15 ayaa lasoo daabulay ilaa hada shaqa way wadaan ilaa Habeen hore.

      Dhanka kale, ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxa med Rooble ayaa ka qeybgalay Aaska dadkii ku dhintay qaraxa. Aas weyn oo loo dhigay dadka Geeriy ooday waxaa sidoo kale ka qeyb galay Mas’uuliyiinta iyo shacabka deegaanka.

Galmudug oo shaacisay xog la xiriirta Qaraxii Gaalkacyo.

 Wasiirka W/Wfinta Galmudug, Md. Axmed Shire      Fa lagle oo ka mid ah mas’uuliyiintii ka bad-baaday qaraxii is-miidaaminta ee Dorraad ka dhacay k/ta Gaal kacyo ayaa faah faahiyey qaraxaasi. Wasiir Falagle oo wa reysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in xilliga uu dhac ayey qaraxa uu ku sugnaa gud aha garoonka kubadda cagta ee Cabdullahi Ciise oo ay ka dhacday is-miidaa minta, looguna talagalay in lagu soo dhowe eyo R/Wasaaraha Soomaaliya.

   Ugu horreyn wasiirka ayaa ka ka sheekeeyey sida ay wax u dhaceen, isaga oo shaaca ka qaaday in qaraxa uu dhacay waxyar ka hor, xil li la sugayey in garoonka ay soo galaan R/Wasaaraha Soomaaliya iyo madax weynaha D/G/Galmudug.      "Walaahi jawiga annagoo gudaha ku jirno oo si fiican dadku calamada u ruxayaan Lambarkana aad u badnaa, loona dhag taagayo albaab ka laga soo galo garoonka ee soo gelitaanka R/wasaar aha iyo madaxweynaha ayaa halmar aynu maqalnay jug nagu dhow oo Qarax ah, ka dibna ciidamada Bann aanka joogay xabado ayey fureen,” ayuu yiri.

      Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in saraakiisha la gu laayey Qaraxaasi ay ku jireen gudaha garoonka, bal se markii dambe ay u soo bax een garoonka ban naankiisa, si ay u kala hagaan baabuurta, una soo dho weeyaan R/wasaaraha Soomaaliya & madaxweynaha Galmudug, wuxuuna xusay in uu soo dhex-galay qof isa soo miineeyey.

     "Saraakiisha haatan meesha ku baaba’day bannaan ka ayey u yara baxeen, si ay baabuurta iyo madaxda u soo kala hagaan oo markii ay albaabka soo gaaraan ay si habsami leh shaqadooda u gutaan, marka qof isa soo miineeyey ayaa saraakiisha soo dhex-galay,’ ayuu sii raac iyey W/W/W/finta D/G/Galmudug.

   Ugu dambeyn wuxuu Tacsi u diray Saraakiishii iyo dhammaan Dadkii kale e ku dhintay Qaraxaasi, isaga oo hoosta ka Xariiqay inay haa tan    wadaan Baarit aano dheeri ah. Xaaladda Gaalkacyo ayaa Dorraad de gan, waxaana bandow lagu soo rogay koonfurteeda, iyadoo sidoo kale lagu wado in dhaawacyada daran loo soo qaado M/Muqdisho.

 Afhayeenka Al-Shabaab oo war cusub kasoo saar ay qaraxii Gaalkacyo iyo qorshahooda

       Xarrakada Al-Shabaab ayaa Dorraad si faah-faah san uga hadashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Dorraad ka dhacay K/ M/Ga lkacyo, halkaas oo ay ku dhi nteen saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda.

      Afhayeenka ciidamada xarakada Al-Shabaab Cab dicasiis Abuu Muscab oo ka hadlay weerarkaas ay ku dileen saraakiisha ciidanka, ayaa sheegay in ujeedka weerarkaas uu ahaa in lagu dilo R/wasaaraha Sooma aliya Maxamed Xuseen Rooble.

       Weerarka ayaa ka dhacay goob uu R/wasaaraha rabay inuu tago, waxeyna dhibaatada soo gaartay sar aakiil meel ku aruursanaa, oo qeyb ka ahaa sugidda amniga. "Ujeedka weerarka wuxuu ahaa in lagu dilo R/wasaaraha,” ayuu yiri afhayeenka Al-Shabaab oo warbaahinta afkooda ku hadasha u sheegay inuu guu leystay Qaraxii halkaas ka dhacay.

   14 Qof oo ka kooban saraakiisha CXD ee Qaybta 21-aad, Askar kale, iyo dad shacab ah ayaa ku dhintay qaraxaasi, halka in ka badana ay ku dhaawacantay.

Saraakiisha ku dhimatay weerarkan ayaa waxaa la ga xusi karaa Taliyihii Qaybta 21aad ee CXD Gen. C/ca siis C/hi Cabdi (Qooje), Taliyihii Kumaandooska Danab ee Qaybta 21aad, Korneyl Mukhtaar Cabdi Aadan, Tali ye Kuxigeenkii Kumaandooska Danab, Marsha Mire, Sarkaal kale oo ka tirsanaa Qaybta 21aad, laguna ma gacaabi jiray Axmed Baaraaf, Duqii hore ee M/Gaalkac yo, Maxamuud Yaasiin Tumey iyo dhawr askari oo kle. Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Soma liland & Wafdiga ka socday Malawi?

     Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi waxa uu Dorraad xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi, Mudane Eisenhower Nduwa Mkaka oo safar shaqo ku yimi J/Somaliland.

     Kulanka waxa lagaga wada hadlay xiriirkka 2da dhinac ee Somaliland iyo J/Malawi oo ah 2da dal oo is ku taariikh ah, oo ay ka wada tirsan aayeen maxmiyadii Ingiriiska oo 2da dalba xukumi jirtay, madax-bannaanid oodana ay ka kala qaateen 26-June-1960 oo ay Soma liland ka heshay xornimadeeda Boqortooyadii Ingiriiska, halka Malawina ay ka heshay 06-July-1964kii. Sidoo kale, waxa kulanka lagu lafo-guray sidii ay 2da dawl adood u samaysan lahaayeen xidhiidh qoto dheer oo walaaltinimo.

     Madaxweynaha Somaliland waxa uu wefdiga warb ixin guud ka siiyey horumarka iyo isku tashigaññ iyo shacbigeedu ay halkan ku soo gaadheen, isagoo xusay in shacbiga Somaliland aanu Afrika iyo caalamka toona ka helin wixii ay xaqa u lahaayeen oo ah aqoonsi buuxa, mada ama ay buuxiyeen shuruudihii dawladnimo ee looga baahna.

     Dhinaciisa, W/Arr Dibedda ee Malawi waxa uu mada xweynaha iyo shacbiga Somaliland uga mahadnaqay sida milgaha iyo sharafta leh ee dalka loogu soo dhaw eeyey, waxaanu madaxweynaha soo gaadhsiiyey sala an uu uga siday madaxweynaha dalka Malawi.

     Kulankaa waxa madaxweynaha ku wehelinaayey, madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Wasiirrada arrim aha dibeda iyo iskaashiga caa lamiga ah, arrimaha gu daha, horumarinta maaliyadda, iyo wasiir ku xigeenka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah.

      Dhinaca weftigana waxa wasiirka ku wehelinaayey la-taliyaha madaxweynaha Malawi, Mr. Martin Tom iyo William Bambi oo ka tirsan wa axda arimaha dibada ee Afrika iyo Bariga Dhexe ee Malawi.

     Ugu dambayn waxa ay weftigu muddada ay dalka ku sugan yihiin la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee dawladda, iyaga oo u kuurg elaya hannaanka ay Somaliland ku horumartay iyo Dimuqraaddiyad ka jirta.

DFS oo ku dhawaaqday qorsho lagu yareeynayo saameynta ka dhalata Roobka

    W/W/Garagaarka iyo maareynta musiibooyinka Khad iija maxamed diiriye ayaa Dorraad kulan la qaadatay erg eyga gaarka ah ee ka hort agga macluusha iyo arrima ha bani’aadanimada ee UK 2da mas’uul aya kawada hadlay hormarinta iskaashiga iyo arimaha bani’aada nimada ee labadal.

   Wasiirad khadiijo ayaa inta uu kul anka socday kawar bixisay xaaladaha bani’aadanimo ee kajirta dalka gaar ah aan duufa anihii ku dhuft ay xeeb aha dalka Somalia 22 November .

       Dhanka kale ergeyga ka soc da dalka UK ayaa she egay in dowladiisu ay garab taa gantahay dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan sameynta dufa anadii ku dhuftay xeebaha dalka.

      Kulanka oo sacaada qaatay aya waxaa goobjoog ka ahaa saraakiil kakala socoto wasaarada gargaarka iyo dowlada UK kaasoo la isku afgarad in la iska gaa shado arimaha bani’aadanimo ee dalka.

     W/gargaarka ayaa mas’uuliyad weyn iska saartay ka digista qataraha dalka iyo dadka kusoo wajahan iyo sid ii si dhaqsi ah loo samata bix in lahaa dadka ay waxye elada kaso gaarto aafooyinka dabiiciga ah.

     Wasaarada ayaa maalin ka hor ka digtay duufaan adii ku dhuftay xeebaha buntland 22 November taasoo keentay in uu qasaaraha kayar aado duufaanadii hore

 ee sababay burbur iyo qasaaro baaxad leh.


Deni oo Maamullo KMG ah u Magacaabay Degmooyin ka tirsan Bari

    Madaxweyanha Puntland Siciid C/hi Deni ayaa deg mooyinka Qandala iyo Balli-dhidin oo ka tirsan G/Bari u mgaacaabay maamullo cusub oo KMG  ah.

       Wareegto ka soo baxday Madaweyne Deni ayaa Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe) si kmg ah loogu magacaabay Guddoomiya ha D/Qandala, halka Maxamed Jaamac Muuse (Cadaysay) si kmg ah loogu magic aabay Guddoomiye ku xigeen.

     Wareegtada ayaa lagu sheegay in sababta maamul cusub loogu mgacaabay Qanadaha in ay tahay geeridii Guddoomiyihii hore ee Degmada iyo iyadoo weli aysan suurto galin in la dhiso Gole Deegaan oo cusub.

      Dhanka kale wareegto kale oo uu soo saaray madaxweyne Deni ayaa Maxamed Axmed Muumin si kmg ah loogu magacaabay Gud.D/Balli-dhiddin, halka uu Cabdiqani Maxamuud Ciise si kmg ah loogu mag acaabay Gud/ye ku-xigeen.

    Sababta maamul cusub loo mgacaabay ayaa waree gtada lagu sheegay in ay tahay in ay dhammaatay mudo xileedkii G.Deegaanka D/ Billi-dhiddin, walinna aysan suurto gelin in la dhiso Gole deegaan oo cusub.

Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Ajendayaal Dhowr ah

     Waxaa Dorraad M/Jowhar ee xarunta D/G/Hirshabe elle ka qabsoomay kulanka golaha wakiillada maamul kas oo ahaa Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 9aad ee go laha, waxaana shir guddoomiye guddoomiye Cabdi xakim Luqmaan xaaji Muxumed oo uu wehlinaayo Gudoomiye kuxigenka 2aad   Mahad Xasan Cismaan.

  Kulanka ayaan looga dooday ajendayaasha kala ah: 1 Hadal-Jeedinta Gudo omiyaha Golaha 2. Ansixinta codsiga madaxweynaha ee Mudo kordhinta dhismaha xukuumada. 3. Dejinta Qorshe howleedka golaha Iyo guddiyada Xildhibaanada ayaa dood dheer ka yeeshay Ajendayasha la horkeenay Baarlamaanka.

      Golaha ayaana ugu dambeyn waxaa uu cod gacan taag ku ansixiyey Ajendayasha Kala ah Mudo kordhinta dhismaha xukuumada iyo Qorshe Howleedka Golaha iyo Guddiyada,  G/G/Wakiillada Hirshabeelle.  Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed ayaa ku dhawaaqay Natiijada codeynta.

Cabdirashiid Janan: Waxba nagama quseeyaan xiriirka ay dowladda Soomaaliya u jartay Kenya

Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabd inuur (Cabdirashiid Janan), ayaa beeniyay in jab had uu ka abaabulayo xudduudda Kenya iyo Sooma aliya isla markaana aysan waxba ka quseyn go'aanka dowladda Soomaaliya ay xiriirka diblomaa siyadeed ugu jartay Kenya.Hadalka Janan ayaa yimid saacado uun ka dib markii DFS ay dhigeeda Kenya ku eedeysay in abaabul milatari ay maalmahan ka waddo aagga Mandera, iya da oo adeegsanayso Cabdirashiid Janan.

     Qoraal lagu baahiyay Telefishinka Qaranka ee So omaaliya ayaa waxay DFS ku sheegtay inay si dhaw ula socoto abaabul militari ee ay D/Kenya maalmahan ka wadday aagga Mandera.     Waxay sidoo kale DFS she eg tay inay qaadeyso tallaabo kasta oo ay ku xaqiijinayso madaxba nnaanide eda siyaasadeed, wad ajirkeeda dhuleed iyo ilaalinta sharafka iyo karaamada shacabka J/F/Soomaaliya.

       DFS ayaa dhawaan xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dhiggeeda Kenya oo ay ku eedeysay in ay farage lin ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya.

D/Kenya ayaa mar walba waxa ay ku adkaysanaysay inaysan wax farogelin ah ku hayn arrimaha Soomaaliya  . Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abokor Dubbe, oo BBC-da la hadlay ayaa wasiirka amn iga Jubaland ku eedeeyay in uu Jabhad ka abaabulayo gudaha Kenya. Balse Cabdirashiid Janan ayaa arri ntaasi ku gacan seyray waxa uuna sheegay in isaga iyo ciidankiisu ay joogaan duleedka M/Beled-xaawo ee G/Gedo isla mar kaana uu halkaasi u joogo sidii uu u difaaci lahaa danta dadka danyarta ah ee uu sheegay in G/Gedo ay DFS ku dhibaataynayso.   "Waxaan xaqii jinayaa oo ummadda Soomaaliy eedna ay ogtahay in aniga aan joogo D/Beled-Xaawo duleedkeeda oo dalka Soomaaliya gudahiisa ah", ayuu yiri Janan.

      Mar wax laga weydiiyay eedeynta ah in ciidamo lo oga keenay D/Dhoobley ee G/J/Hoose ayuu wasiir Jan an sheegay in ciidamadaasi ay yihiin kuwa maamul-G/Jubbaland ee uu isaga wasiirka ka yahay.

     "Dhoobley waa magaalo Soomaaliyeed oo D/G/ Jub aland ka tirsan, ciidamadayada ayaana joogo. Had dii taa ay ciidamo ka yimaadaanna kama duwana ciid an ka ka imaanaya M/Muqdisho oo diyaaradaha lagu soo qaadayo oo shacabka Soomaaliyeed ee reer Jub bal and ee G/ Gedo lagu dhibaateynayo muddada dheer", ayuu yiri Cabdirashiid Janan, w/amniga Jubbaland.

       Janan ayaa dhanka kale ku eedeeyay Ciidamada DFS ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolkaasi in ay dhibaato ku hayaan shacabka halkaasi deggan.

       "Meeshan waxaa ku sugan ciidamo iyo shacabkii aan mas'uulka ka ahayn oo dhibban oo dhibaato dhac, boob iyo waxyaabo xaqiiqiyan bani'aadanimada aad ugu fool xun lagu hayo…Degmadan Beled-Xaawo ee aan hadda duleedkeeda degganahay 5/3/2011 baan cadow ka qabannay.

     Haddana cadow kale ayaa haysta ayaan dhihi karaa sida shacabka loola dhaqmayo".Waxa uu intaasi ku daray in wixii dhibaato ah oo ka dhaca gobolka uu qaadayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo iyo taliyaha nabad-sugidda Fahad Yaasiin.

Arrinta Kenya iyo Soomaaliya

      Cabdirashiid Janan ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uusan dan ka geli doonin xiriirka ay DFS u jartay Kenya maadaama buu yiri iyagu ay xiriir wanaag san la leeyihiin Kenya.

      "Xiriirka ay Villa Somalia u jartay D/Kenya waxba annaga Jubaland ah nagama quseeyaan. D/Kenya xiriir baan la leenahay, deris baan nahay, walaal baan nahay, shacabka Soomaaliyeed baa ku dhex nool. Mana qabno in marnana xiriir loo jari karo, sidaasina aan ku kala go'i karno….mana aha Ra'yiga aan ku hadlayno mid annaga Jubbaland ah oo kaliya aan qabnee qof kastaa oo Soomaaliyeed oo muwaadin ah oo dalkan u naxaya ayaa qabo in ereyga Villa Somalia ka soo baxaya in uu yahay wax khaldan", ayuu yiri Janan.

GOBOLKA GEDO

      Gobolka Gedo ayaa u muuqda inuu xudun u noq  day khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedka Ju bbaland iyo DFS. Mas'uuliyiinta Jubbaland waxay ku andacoonayaan in shan degmo oo ka mid ah gobo lkaas ay dowlada dhexe iyadu maamusho, ayna mas'u uliyadda ciidanka ka howlgala halkaas u dhiibtay taliyeyaal iyada ka amar qaata.

D/Baladxaawo oo ay horay ugu dagaallameen ciidan ay DFS halkaasi geysay iyo ciidanka Jubbaland ayaa weli ka mid ah meelaha ay Jubbaland dalbanayso in ciidanka la geeyay laga saaro.

D/yinka G/Gedo - marka laga reebo D/Ceelwaaq – dh amaan inta kale waxay hadda hoostagaan DFS, wax aana muuqata in arrinytani ay noq otay mid ay 2da dhin acba ay ku gorgortamaan.

      Dhawaan ayay ahayd markii DFS ay u yeeratay safi irkeeda Kenya, halka safiirka Kenya ee Soomaal iyana lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto. oghayaha joogtada ah ee W/Arrimaha Dibadda ee DFS Md.Maxamed Cali Nuur oo ka hadlay warbaahinta daw ladda ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib ugu yeeratay safiirkeeda Kenya danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxaana ay safiirka Kenya danjire Lucas Tum bo ku wargalisay in uu dalkiisa wadatashi ugu lab to."DFS ayaa go'aankan qaadatay iyadoo ilaalinaysa madax banaanideeda Qaran, ka dib markii ay u muuq atay in Kenya si bareer ah ay u fara galinayso arrimaha gudaha Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland." DFS waxay Kenya ku eedeysay inay madaxweynaha Jub baland ku cadaadinayso inuu fuliyo ajandaheeda siyaa sadeed, taas oo carqa ladaynaysa heshiiskii siyaasadeed ee doorashada Soomaaliya, isla marka ana ka hor imaanaysa hab dhaqanka diblomaasi yad eed ee dawla daha dariska ah.XIGASHO:BBC

Baxreyn oo ku baaqday in Soomaaliya laga gacansiiyo dagaalka ay kula jirto Argagixisada.

    Baxreyn ayaa beesha caalamka ku boorrisay in Soomaaliya ay ku gacansiiyaan dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab iyo kooxaha argagixisada ah.

     Baxreyn ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay sida ay lagama maarmaan u tahay mideynta dadaallada beesha caalamka ee ku aaddan la dagaallanka falalka gurracan ee ay kooxahaasi ka fuliyaan Soomaaliya.

     Dalalka Carabta ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismaadinta ahaa ee Jimcihii ka dhacay Gaalkacyo kaasi oo lagu dilay saraakiil iyo howlwadeenno ka tirsan dowladda Soomaliya.

      W/arrimaha dibadda Baxreyn ayaa tacsi u dirtay qoysaska, ehellada iyo shacabkii Soomaaliyeed ee ay ka baxeen dadkii weerarkaas ku geeriyooday.

     Qoraalka ay soo saartay D/Baxreyn ayaa tilmaamay sida Baxreyn ay uga go’antahay in Soomaaliya ay ku barbar istaagto dagaalka ay kula jirto argagixisada iyada oo hoosta ka xarriiqday sida ay gabi ahaanba uga soo horjeeddo falalka gurraan ee ay kooxahaasi ka wadaan Soomaaliya.

owladda FS oo Kenya ku eedeysay in ay Jabhado ku soo Hubeynayso Soomaaliya.

Dowalada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay war saxaafadeed ay uga hadleyso xaaladda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Kenya.

owladda Soomaaliya ayaa Kenya ku eedeysay in ay gudaha dalkeeda ka soo abaabulayso jabhado ay doonayso in ay ku Khalkhal geliso ammaanka Soomaaliya.

"Dowldda Federaalka Soomaaliya waxay si dhaw ula socotaa abaabulka militari ee ay Dowladda Kenya maalmahan ka waddo aagga Mandheera iyada oo hubeynaysa jabhad ay si sharci darro ah dalkeeda ugu martigelisay si xasillooni darro looga abuuro gudaha Soomaaliya”.

Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka war heshay in Kenya ay dabada ka riixeyso guluf ka dhan ah Soomaaliya oo maleeshiyaad iyada ka amar qaata ay kusoo weerarayaan Beled Xaawo iyo saldhigyada ciidamada dowladda Soomaaliya

"Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ogaatay in Ciidamada Kenya ay hub iyo maleeshiyaad kusoo daad gureysay magaalada Mandheera si duullaan loogu soo qaado magaalada Beled Xaawo iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee aaggaas ku yaalla”. Dowladda Soomaaliya ayaa Kenya uga digtay tallaabooyinka ay ku abuureyso xasillooni darro saamayn ku yeelan doonta ammaanka Soomaaliya iyo kan gobolka intaba.

"Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga digeysaa Dowladda Kenya ficillada gurracan ee ay ku wiiqayso nabadgalyada guud ee Gobolka Geeska Afrika, waxayna mar kale ku celinaysaa in ay Kenya ka fiirsato faragelinta qaawan ee ay ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya oo ay ka dhalan karto xasillooni darro saameyn ku yeelata amniga Gobolka”.

Ugu dambeyn Dowladda Soomaaliya ayaa wacad ku martay in ay qaadi doonto tallaabo walba oo ay ku hubanti gelinayso madax-bannaanideeda siyaasadeed iyo midda dhuleed isla markaana u taagantahay ilaalinta xurmada shacabkeeda.

"Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay qaadeysaa tallaabo kasta oo ay ku xaqiijinayso madaxbannaanid eeda siyaasadeed, wadajirkeeda dhuleed iyo ilaalinta sharafka iyo karaamada shacabka Jamhuuriyadda     Federaalka Soomaaliya”.

Soomaaliya ayaa waayihii dambe wadday cabashooyin ka dhan ah Kenya oo sheegaya in faragelin ay ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya.Dhawaan ayay ahayd markii ay Soomaaliya soo saartay go’aan ay xariirka ugu jartay Kenya isla markaana ay dib ula soo noqotay diblomaasiyiintii ka joogay Nayroobi, sidoo kalena ay ku amartay kuwa Kenya ee Muqdisho in 7 gudahood ay uga baxaan dalka.

Horay Soomaaliya iyo Kenya waxaa u dhex yaallay muran la xariira xuduudda badeed ee ay labada dal wadaagaan taasi oo uu haatn kiiskeeda horyaallo Maxkamadda Adduunka.

 


WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAAL KA DHACAY DEGM ADA KAARAAN EE MAGAALADA MUQDISHO


    Iska horimaad hubeysan oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda oo hab beeleed u abaabulan ay aa joogsaday ka

 dib markii uu ku baxay guddoomi  yaha G/Banaadir ahna duqa Muq disho Cumar Maxamed Maxamu ud Finish iyo saraakiil milatari ah. Dhinacyada ku dagaalamay D/Kaaraan iyo D/Cabdicasiis ee M/Muq disho ayaa la kala dhex dhigey ciidamo milatari iyo kuwo nabadsugid ah.

       Illaa 10 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka bad ana waa ay ku dhaawacmeen,iyadoo dagaalkana uu salka ku hayay muran dhuleed u dhaxeeyay saraakiil ciidan, dhulka la isku hayay oo ku yaalla agagaarka Mir inaayada iyo Kawaan Bari.

    Dagaalkan oo saacado badan qaatay ayaa muujin aya sida dowladdu aanay awood ugu laheyn xakamey nta qabaa’illada hubeysan ee Muqdisho, iyadoo waliba lagu jiro xaalad kala guur ah oo jahawareer siyaasa deed uu dalku ka jiro.


DAD KU DHINTAY DAB KA KACAY ISBITAAL KU YAAL TURKIGA


      Ugu yaraan 8 qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala M/ Koofurta Turkiga ee Gazi antep, sida uu xaqiijiyay isbitaalku.

     Qeybta mashaqada ka dhacday ayaa ah qolka la seexiyo dadka la il-daran xanuunka corona ee isbitaalka  jaamacadda Sa nko, sida lagu sheegay bayan ka soo baxay jaamacadda.

        7 ka mid ah bukaanada jeefay isbitaalka ayaa go obta ku geeriyootay halka mid kale uu dhaawaciisa soo gaaray dartiis ku dhintay goor dambe, iyadoo dadka dhintay da’dooda u dhexeysay 65 ilaa 85 sano.

       Qaraxa ka dib 14 bukaan oo xanuunka corona qaba ayaa loo wareejiyay isbitaal kale.

      Waaxda dab damiska Booliiska ayaa si deg deg ah goobta ku yimid, waxayna bilaabeen baaritaan ku aadan wixii dhacay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip