HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-DEC-2020

0
Monday December 14, 2020 - 09:49:55 in Wararka by
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-DEC-2020

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Puntland oo ku gacan sayrtay in ay soo magacowdo guddiga doorashada heer dowlad goboleed

    Puntland ayaa diiday inay soo magacowdo guddiga doorashada heer dowlad goboleed, iy adoo ku adkaysanaysa in dowladda federalka iyo dowlad goboleedka iskugu yimaadaan shir wada tashi oo looga arrinsanayo wixii ka fuli wa ayay heshiiskii doorashada ee Muqdisho lagu galay.

HOL, ayaa ogaatay in madaxweyne Deni uu diiday codsi raysal was aaruhu usoo jeediyay oo ah in ay Puntland mar ka hore magacowdo xubnaha guddiga doora shooyinka, kuwaas oo loo xanniban yahay.

     Madaxweyne Deni ayaa sheegay magacaab ida guddiga doorashada in ay wax badan ka hor eeyaan islamarkaana dowladda federalka looga baahan yahay in mar hore ciidamadeeda kasoo saarto Gedo iyo in dib loo fiiriyo magacaabidda guddiyada maamulaya doorashada xildhibaana da gobolada waqooyi.

Si kaste ha ahaatee, mausuuliyiinta ayaa mar kale Shalay kulan gaar ah ku leh madaxtooyada Garowe, isagoo raysal wasaaruhu isku dayayo in uu xal u helo tabashada Puntland ka hor inta uusan u safrin Gaalkacyo

Dowladda Soomaaliya oo warqad ka dhan ah Kenya u gudbisay IGAD

    Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ka dhan ah oo cabasho ah ka gudbisay dowladda Kenya oo ku aadan faragelinteeda arrimaha gudaha ee Soomaaliya, kaddib tallaabadii Shalay ay Kenya

 Dalkeeda ku martiqaaday Madaxweynaha Som aliland Muuse Biixi Cabdi.

Qoraal kooban oo lagu qoray barta Twitter-ka ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ay aa lagu sheegay in Soomaaliya ay dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay R/Wa saaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk, ahna Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD.

      Warka qoraal ee ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheeg ay in Shir uu qaban doono Urur Goboleedka IGAD oo 20-ka bishan ka dhici doono dalka Jabuuti looga hadli doono arrintan.

      Soomaaliya ayaa bishii hore u yeeratay Saf iirkeedii u joogay Kenya, halka Safiirkii Kenya ku wargelisay inuu dalkiisa ku laabto, tallaabad aas oo loo arkayay mid dowladdu ay hoos ugu dhigtay xiriirkii Kenya.

     Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mugdi galay, sanadkii hore, xilligaasoo Kenya u yeerat ay safiirkeeda, kuna wargelisay Safiirkii Sooma aliya inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto, kaddib bandhigii ka dhacay London ee lagu soo band higayay daraasadii iyo xaraashkii shidaalka Soo maaliya ee dhulka badda.

Ardayda Puntland oo loo fasaxay shaha adada Federaalka

     DFSiyo Puntland ayaa is-afgarad ka gaaray shahaadada dugisga sare ee ardayda Puntland oo muddo labo dano muran ka taagnaa.War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen wasaara daha waxbarshada D/Federaalka iyo Puntland ayaa lagu sheegay in kulan ay yeesheen madaxda labada wasaaradood ay isku afgar teen qodobada kala ah.1- In adayda Puntland ee dhamaysay dugsiga sare loo fasaxay shaha adadii dugsiga sare ee federaalka oo laga heli doono xarunta Wasaaradda Waxbarshada Puntland iyo tan Federaalka ee Muqdisho.

2. In la isugu yimaado shirwey ne looga arrinsanayo arrimaha waxbashada dalka.

     Muddo labo sano ardayda Puntland ee dham aysatay dugsiyada sare ayaa helin shahaadada Dowladda Federaalka.

Xasan Sheekh: Inta Goori Goor Tahay Waa In Tallaabo Loo Qaado Ansixinta Dastuurka

      Madaxweynihii hore DFS Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa Shalay warsaxafadeed uu soo saaray waxaa uu baaq ugu diray 2da gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaa na uu baaqay in kulan labada gole ay isugu yim aadaan, kaas oo si buuxda loogu ansixinayo loo guna meel marinaayo Dastuurka.

      Md.Xasan ayaa sidoo kale waxaa uu xusay in Baarlamaankii 9-aad dhammaadka muddo xil eedkiisa uu ahaa in la dhammeeyo aftina loo qa ado Dastuurka, laakiin aysan suurto gelin, duruufo amni iyo mid dhaqaale oo xiligaas qaran ka uu  wajaheyey, madaxwey naha iyo guddoonka 2da gole ayuu ugu baaqay inay u dhaqaaqaan DKMG .

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Cabasho Ka Gudbiyey Madaxweynaha Puntland

       Shirar u dhexeeyay R/Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyna ha D/G/Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saacadihii lasoo dhafaay kusoo dhammaaday natiijo la’aan.

      Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kulan gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Puntland ee ku sugan M/Garoowe, isagoona Ra’iisul Wasaara ha u gudbiyay Odayaasha tabashooyin uu ka qabo Madaxweyne Deni.

     Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ay aa sheegaya in RW Rooble ayaa uu warbixin ba llaaran ka siiyey Isimada iyo salaadiinta Puntl and xaaladda siyaasadeed ee wadanku mara yo, gaar ahaan caqabadaha hortaagan arrima ha doorashooyinka oo ay ugu wayn tahay sidii Madaxweyne Siciid C/hi Deni uu u fulin lahaa he shiiskii siyaasadeed ee la gaaray 17kii Sebtee mbar 2020.

      Sidoo kale Maxamed Rooble ayaa Isimada Puntland si gaar ah uga dacwooday Madaxw eynayaasha Puntland iyo Jubbaland,  isagoo u sheegay haddii ay diidaan inay fuliyaan heshiis yadii Doorashooyinka eela gaaray in dowlada Fedaraalka ay qaban doonto Doorasho waqtig eda ku dhacdo hadii Axmed Madoobe iyo Siciid Deni ay ka dhaga adeegaan magacaabista Gud diyada doorashooyinka ee ku dhiman labadaas maamul.

      Kulanka dhexmaray Isimada Puntland iyo R/Wasaaraha XFS ayaa ku dhamaaday in Roo ble ka codsaday in isimada War cad ka keena an Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni, ayna qaataan doorkooda dhaqameednimo ee uga aadan khilaafka ka taagan Doorashooyinka dal ka.  Madaxweyne Deni ayaa la sheegay inuu shuruud ku xiray magacaabida Guddiga, isla markaana dalbaday in la xaliyo arrinta ay isku hayaan dowladda Federaalka ee ku aadan Gob olka Gedo  iyo in dib u eegis lagu sameeyo Gud diga doorashada lagu muran yahay.

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada oo farri in uu ka siday Farmaajo gaarsiiyay Mas ar

   Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helay Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in todo baadkii hore magaalada Qaahira ee dalka Ma sar uu safar ku tagay Wasiiru Dowlaha Madaxt ooyada Xasan Khaliif, kaasoo farriin gaar ah ka siday Madaxweyne Farmaajo.

      Ilo wareedyada ayaa sheegaya farriinta uu siday Xasan Khaliif ay isugu jir tay arrimo dhowr ah, waxaana ka mid ahaa arrinta wada ha dala da Imaaraadka Carabta oo dowladda Soomaaliya dane yneyso in dib loo soo nool  eeyo si xiriirka labada dal ca adi loogu soo celiyo.

 Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carab ta ay aa xumaaday, labo sano ka hor, markii ciidama da amniga ay garoonka diyaaradaha Muqdi sho ku xanibeen diyaarad laga leeyahay Ima araad ka, taasoo siday lacag gaareysa 9 Milyan oo do llar, lacagtaas ayay dowladdu la wareeg tay.

      Imaaraadka ayaa ka carootay tallaabadaas, waxaana ay Muqdisho kala baxeen qalab iyo ga adiid ay ku tababari jireen Ciidamada Soomaa liya, iyagoo albaabada isugu dhiftay xero ay ci idan iyo Isbitaal, waxaana wixii markaas ka dam beeyay hoos u dhacay xiriirka labada dal.

      Dadaalada dhex dhexaadinta ee laga waday Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa marxalado ka la duwan soo maray, iyadoo Masar ay ku jirtay dadaaladaas, waxaana Imaaraadk Carabta ay horay shuruud ku xirtay in marka hore dowladda Soomaaliya raalli gelin rasmi ah ay bixiso, isla markaana dib u soo celiso lacagtii ay la waree gtay.

     Si kastaba ha ahaatee Safarka Wasiiru dowl aha Madaxtooyada ku tagay Masar ayaa ku soo aaday xilli xasaasi ah oo dowladda Soomaaliya wajaheyso marxalad doorasho, iyadoo Masar loo arko xilligan inay door weyn ka ciyaari karto doorashada Soomaaliya, waxaana dhowaan Qa ahira tagay qaar ka mid ah Musharaxiinta Mada xweynayah iyo Siyaasiyiin oo ay ku jiraan Xa san Sheekh, C/raxmaan C/shakuur, Daahir Gee lle, R/Wasaarihii hore Cumar C/rashiid, halka ku wa kalena la filayo inay dhowaan tagaan.

Al-Shabaab oo sheegtay inay la wareegeen saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo Kenyan ah

    Xubno ka tirsan Ururka  Al-Shabaab ayaa wa xaa la sheegay inay weerareen Saldhig ay ku su gnaayeen Ciidamo ka tirsan  Booliska Ken ya, kaas oo ku yaalla Gobolka Gaarisa.

    Saldhigga la weeraray ayaa waxaa uu ku ya allaa deegaanka Sedax Goose oo hoostaga deg mada Lafeey, waxaana Al-Shab aab ay shee gteen inay la waree geen degaankaas.

    Warar lau daabacay Baraha Internet-ka ee  taageera Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarka kadib Ciidamada booliska Kenya ay isaga baxeen degaanka Sedax Goose, isla mar kaana sinabad ah ay kula wareegeen Al-Shab aab. 7-dii Bishan ayay aheyd markii markii Al-Shabaab ay weerareen Bas ay saarnaayeen dad rayid ah oo ka baxay M/Mandhe era kuna sii jeeday Magaalada Nairobi, weerarkaas oo uu ka dhashay khasaaro dhaawac ah.

     Weerarkaan ka dhacay G/Gaarisa ee dalka Kenya ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli shal ay booliska Kenya ay sheegeen in ay Kenya gal een xubno ka tirsan Al-Shabaab, iyaga oo Bul shada ugu baaqay inay ka feejignaadaana weer aro ay fulin karaan Al-Shabaab.


Xog: Madaxda Koonfur Galbeed oo Kheyre u diiday inuu tago Baydhaba

    Xog lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caas imada Online ayaa sheegeysa in R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dho waan ka baaqday safar uu ku tagi lahaa M.Bay dhabo ee xarunta G/ Bay.Sababta uu Kheyre safarkaasi uga baaqday ayaa lagu sheegay ka dib markii ay isku khilaafeen madaxda K/Galb eed Soomaaliya imaanshihiisa Baydhaba, oo 7baadyo ka hor ku beegneyd.

    Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Mada xweyne Lafta-gareen iyo Danjire Cali Saciid Fiqi oo ah G/Baarlamanka ay isku fahmi waayeen in Kheyre tago Baydhabo, waxaana diidanaa G/B/ KGS. Si rasmi ah looma oga sababta uu gud doomiyaha u diiday safarka Kheyre, hase yee shee waxaa la aaminsan yahay in arrintaan ay la xariirta dalabka Villa Somalia oo cabsi ka qa bta in Kheyre ay is arkaan odayaasha dhaqanka ee degaanka.

     Md.Kheyre oo ah musharax Madaxweyne iyo dadka la shaqeeya kama aysan hadlin arrintan, waxayna ka gaabsadeen inay xaqiijiyaan ama beeniyaan kadib markii aan la xariiro la samey nay xubno ka mid ah mas’uuliyiinta la shaqeeya Kheyre.

GBKGS Md.Cali Saciid Fiqi ayaa la sheegaa in uu yahay saaxiib dhow oo ku xiran Madaxwey naha Soomaaliya M.C/hi Farmaajo, halka Lafta-gareen uu u dhowyahay Xasan Cali Kheyre oo uu ka tirsanaa xukuumadiisa.

     Wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in Kheyre laga yaabay inuu odayaasha K.Galbeed kala hadlo kiiska Mukhtaar Roobow, kana raali-geliyo wixii kaga aaddanaa dhankiisa, taasi oo si da la sheegay aysan dooneyn Villa Somalia, si arrintaas aanay dib ugu soo noolaan.

Shir looga hadlayo Amniga Doorashooy inka dalka oo Muqdisho ka furmay

     Shirkan oo socon doona muddo saddex cisho ah waxaa daah furay taliyaha ciidanka Bo oliiska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed Xi jaar oo dhinaca kalana ah guddoomiyaha guddiga Amniga Doorashooyin ka dalka.

      Shirkan ayaa waxaa ka qey bgalaya saraakiil ka socta xafiis ka madaxweynaha, kan Ra'iisal wasaaraha, tali yayaasha Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM.

      Afhayeenka ciidanka Booliiska Sadiiq Aadan Cali ayaa sheegay in shirkan uu sii socon doono ilaa 15ka bishan, iyadoo dhinacyada ka qeybgal aya isla gorfeyn doonaan arrimo la xiriira sugida Amniga madama dalka ay ku soo fool leeyihiin doorashooyinka heer Qaran.

      Dowladda Soomaaliya ayaa diyaar-garoow ugu jirta sidii ay dalka doorasho uga dhici lah eyd ka hor mmuddo xilkeedka madaxtooyada oo ku eg 08 bisha Feberaayo sanadka 2021ka.

Arrin Baarlamaanka 9-aad Ay Ku Baraar uge en Oo Baarlamaanka 10-aad Ka Gaabiyeen

       Baarlamaanka 9-aad ayaa sharciga Lr. 20 ee 2016-kii waxaa uu ku meelmariyey labo arrin oo kala ahaa dib u eegista qabashada aftida dastuuriga ah iyo xilheynta baarlamaanka federaalka ah.

Sharcigaas oo uu ansixiyey waxaa mdaxaweynaha Jam huuriyadda Xasan Sheekh waxaa ku qornaa sidan: Qodobka 1-aad Dib-u-dhigista Qabasha da Aftida Dastuurka Qaran Qodobkan waxaa la gu buriyay Qodobka 136 ee Dastuurka Federaal ka Faqraddiisa (2) kuna saabsan qabashada Afti Qaran si kamadambays ah loogu ansixinayo Dastuurka Federaalka.

     Waxaana qabashada Aftidan Qarameed dib loogu dhigay lana abaabuli doona inta lagu jiro muddada xilhaynta Baarlamaanka 10-aad ee 2020.

     Qodobka 2-aad Xilhaynta Baarlamaanka Fed eraalka Si aysan u dhicin firaaq ku yimaada jirit aanka hay’adaha Dawladda, sida ku cad Qod obka 60 (1) muddada xilhaynta Baarlamaanka Federaalka 9aad waa (4) sano, waxayse xilhayn tiisa rasmiga ah ku eg tahay maalinta lagu dhaw aaqo natiijada doorashada Baarlamaanka 10a ad ee Cusub.

     Haddaba, Baarlamaanka 10-aad ilaa hadda kama hadlin qodobkkii ahaa dib u eegista qaba shada aftida dastuuriga ah halka heshiiskii doo rashada ee dhowaan baarlamaanka ansixiyey ay ku dareen qodob u dhignaa sidan:

      Qodobka 3-aad: Xilheynta Hey’adaha Dast uuriga ah ee Dowladda  Si aysan u dhicin firaaq ku yimaada sharciga jiritaanka hey’adaha dast uuriga ah ee dowladda federaalka ah. Baarlam aanka 10aad oo awoodihiisa dasturiga ah u dha meystiran yahay ayaa xilkiisa sii heynaya ilaa maalinta la dhaariyo xildhibaannada lasoo door tay ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya si waafaqsan qodobka 60-aad ee dastuurka feder aalka ah iyo wax ka bedelka  lagu sameeyey sharciga Lr. 20 ee 27.06.2016. Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay qoraal uu soo saaray waxaa uu baaq ugu diray mad axweyne Xasan Sheekh iyo labada gole ee Baa rlamaanka federaalka Soomaaliya, isaga oo Far maajo si gaar ah ugu soo jeediyey inuu qaato go’aan degdeg ah oo , iskuna waco baarlamaan ka labadiisa aqal si looga hadlo di u dhisgista ansixinta iyo afti u qaadista dastuurka.

Kenya oo war ka soo saartay booqasha da Muuse Biixi ee Nairobi iyo qorshaheeda

      Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo Shalay ka ambabaxay magaalada Har geysa ayaa Shalayeyd gaaray caasimada Ke nya ee Nairobi, halkaasi oo ay kusoo dhaweeyen Xog hayaha maamulka Sare ee W/Arimaha Dibada, Ababu Namwamba iyo Xoghayaha Wasaaradda Beera ha Kenya, Gatirau Munya.Safarka madaxweyne Biixi ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay oo rasmi ah oo uu ku tago caasimada dalka Kenya ee Nairobi, tan iyo markii uu xilka qabta, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda Kenya.War kasoo baxay xukuumadda Nairobi ayaa la gu sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uu manta La kulmi doono madaxweynaha Ken ya, Uhuru Kenyatta, kuwaasi oo ka wada-hadli doo na xiriirka labada dhinac, gaar ahaan arrim aha amniga iyo xiriirka ganacsiga.

     Sidoo kale waxa qoraalka Kenya lagu shee gay inay Somaliland tahay saaxiibka muhiimka ah ee gobolka Geeska Afrika ee la dagaalanka argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab, isla mark aana ay kala hadli doonaan arrimaha "danaha ay wadaagan”.

      "Xiriirka adag ee u dhaxeeya Kenya iyo So maliland wuxuu xoojinayaa isdhex-galka amni ga, dhaqaalaha iyo bulshada ee udhaxeeya 2da dhinac. Somaliland waa saaxiibka muhiimka ah ee gobolka Geeska Afrika ee la dagaalanka ar gagixisada iyo gaar ahaan Al-Shabaab,” ayaa la gu yiri qoraal ay Wasaaradda arrimaha dibedda    Kenya ku daabacday bogeeda twitter-ka.

     Waxa kale oo lagu xusay qoraalka Kenya ina ysan xukuumadda Nairobi xiriir diblumaasiy adeed iyo dhaq-dhaqaaq siyasaadeed oo toos ah ku laheyn Somaliland oo iyadu ku dooda dal madax-banaani, taasi oo la rumeysan yahay in ay iskaga fogeynayso faro-gelinta ay ku eed eysay dowladda federaalka.

      "Kenya wax diblumaasiyadeed kuma lahan Somaliland, laakiin waxay aqoonsan tahay xasil loonida siyaasadeed iyo dhaqaale ee gobolka waxayna dooneysaa inay xoojiso oo ay ballaa riso ganacsiga badeecadaha iyo adeegyada, iyo weliba sidoo kale maal-gashiga oo saldhig u ah iskaashiga horumarineed ee muddada fog ee gobolka.”

     Safarka Muuse Biixi ee Kenya ayaa imanaya xili ay xiisad xoogan u dhaxeyso Soomaaliya iyo Kenya, waxaana la fahamsan yahay in martiqa adka xukuumadda Nairobi ee Biixi uu yahay mid cadaadis lagu saarayo dowladda federaalka, oo iyadu toddobaadyadii dambe qaadeysay tall aabooyin ka dhan ah.

    DFS ayaa hore Kenya ugu eedaysay inay fa ro-gelin ku hayso arrimaha gudaha, oo ay cada adis saareyso madaxda maamulada dalka, gaar ahaan hogaamiyaha Jubaland Axmed Mado obe, isla markaana ay ku qasbeyso inuu ka ba xo heshiis siyaasadeed oo uu la saxiixday DFS iyo madaxda kale ee maamulada dalka.

Qarax Goordhaw ka dhacay M. Muqdisho

   Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan G/ Banaadir ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay Agagaarka Masaajidka Turkiga ay dhiseen oo ku yaalla waddada u dhaxeysa Isgo yska Fagax & Xaafada Jamhuuriya ee D/Kaara an ee M/Muqdisho.

 Goobjoogayaal ayaa waxaa ay she egeen in Qaraxa uu ahaa Miino No oca dhulka lagu Aaso, isla markaana lala eeg tay Ciidamo ka tirsan ku wa AMIOSM oo maray ay agagaarka Masjidka Turkiga, kuwaas oo kusii jeeday qeybo kamid ah degmada Hurwaa.

    Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in qara xa kadib la maqlay rasaas farabadan oo ay rid ayeen Ciidamada AMISOM,waxana jira khasaa ro ka dhashay qaraxa lala eegtay Ciidamada AMISOM. Hase yeeshee aanan helin inta uu la

 eg yahay

Duqa Gaalkacyo oo Al-shabaab ku eede eyay inay ka dambeeyeen Qarax Shalay ka dhacay aagga dowladda hoose

     8qof oo kala ah askar iyo shacab ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo Shalay barqadii ka dhacay irida hore ee xaru nta dowladda hoose ee deg mada Gaalkacyo ee maamu lka Galmudug.

     Qaraxaan ayaa lagu hoos qariyay fuusto qa shinka lagu rido, waxayna qaraxday wax yar ka dib markii guddoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo golihiisa deegaanka ay u balansanaayeen in ay shir ku yeeshaan xarunta degmada.

      Duqa Gaalkacyo ee Galmudug, ayaa ku eedeeyay in ay falkaan ka dambeeyaan kooxda Alshabaab oo uu sheegay in ay doonayaan in ay damiyaan iftiinka iyo horumarka ka socda ma gaalada Gaalkacyo.

      "Dhagar qabayaashii cadowga Soomaaliy eed ayaa soo maleegay qaraxaan oo ahaa ga can ku sameys. Ku tala-galkoodu wuxuu ahaa inay qarxiyaan xarunta degmada Gaalkacyo oo shacabka loogu adeego,” ayuu yiri guddoomi yuhu.

     Wuxuu guddoomiyuhu tilmaamay in falkaan fashilmay loosoo adeegsday dhalinyaro lasoo qalday oo loo adeegsanayo in ay dadkooda laa yaan.

Mas’uulkii Ugu Horeeyay Ee Fuliya Amar kii Hanti-Dhowrka &Hanti Lasoo Celiy ay

      Xildhibaan C/hi Faarax Wehliye ayaa noqd ay Mas’uulkii ugu horreeyay ee dib usoo celiya Hanti la sheegay in DFS ay leedahay, oo Hanti-dhowrka guud uu amray in dib loo soo celiyo Hantidaasi.

Xildhibaanka ayaa soo celiyay gaari  ay lahayd Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, waxaana horay Hantidhowrka guud uu sheegay in dhammaan mas’uuliyiinta ay ku maqan tahay Hantida Dowl adda ay kusoo celiyaan muddo Toban maal mooda ah.

     Mas’uuliyiinta la sheegay in ay ku maqan ta hay hanti Dowladeed oo u badan  gaadiid ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiro iyo Xildhibaanno, ku waasi oo  qar kood xilal ay ka hayaan dowladda Soomaaliya.

 

Baarlamanka Carabta oo soo  saaray digniin culus oo aaddan doorashada Soomaaliya

     Baarlamaanka dalalka Carabta ayaa soo sa aray digniin culus oo ku saabsan doorashada la filayo inay sanadka cusub ka dhacdo dalka Soo maaliya, ee weli muranka uu ka taagan yahay.

Bayaan kasoo baxay Baarla maanka Carabta ayaa looga digay dalalka dariska la ah Soo maa liya iyo kuwa Gobolkaba ay faragelin ku same eyaan doorash ada Soomaaliya 20 20-2021. Bayaanka kasoo ba xay Baarlamaanka Carabta malaintii sabtida ah eyd ayaa lagu yiri ”Diidm ada dhammaan farage linta ay qaar ka mid ah dalalka dariska la ah iyo qaar gobolka ah isku dayayaa iney carqaladeey aan hawlaha doora shada la iskugu afgartay qaab dastuuri ah.”

  Si doo kale Baarlamaanka Carabta ayaa ku nuux nuuxsaday inay xoogga saarayaan amni ga, midnimada, qarannimada iyo bed qabka dhul ee Soomaaliya iyo ta ageerada dalal ka Carabta iyo be esha caalamka ee horumarinta iyo dege naashiya ha Soomaali ya.

      Dhanka kale, waxaa ay baarlamaanka Car abta cambaareeyeen weerarkii ka dhacay caas imadda Muqdisho 27-kii November iyo dhamma an weerarrada dhacat bilaha November iyo Dec ember 2020 kuwaas oo dad badan ku dhinteen iyaga oo ku celiyey iney garabtaagan yihiin Muq disho dagaalkeeda ka dhanka ah argigixisada.

      Bayaanka kasoo baxay Baarlamaanka Car abta ayaa kusoo aadayo xilli ay jiraan tuhun ku aadan faragelin ay doorashada Soomaaliya ku hayaan wadamo ku yaalo Qaaradda Africa iyo ku wa ka baxsan oo ay ugu horeeyaan kuwa Carabta.

      Dowladda Soomaaliya ayaa horey ugu eed eysay Kenya inay faro-gelineyso doorashada Soomaaliya, ayada oo usoo mareysa madax weynaha Jubaland Axmed Madoobe

Puntland oo dib ugala wareegtay Al-Shabaab deegaano ku yaalla Sanaag

       Wararka ka imaanaya G/Sanaag ayaa shee gaya in Shalay ciidamada maamulka Puntland ay howl-gallo ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolkaasi oo ay dib ugala ware egeen dagaalyahanada Al-Shabaab.Howl-galkan oo ay fuliyeen ciidamada badda Puntland kuwooda la dagaa lanka argagi xisada ayaa ka dhacay buuraha Calmadow ee gobolka Sanaag.

      Puntland ayaa sheegatay inay dib ula ware egtay deegaanada Xidid iyo Milxo oo hoos yim aada degmada Laasqoray, halkaas oo ay maa lmahaan dambe dhaq-dhaqaaqyo ka wadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo ku     xoogan buuraleyda gobolkaasi.

      Sidoo kale warka ka soo baxay Puntland ay aa lagu sheegay in ciidamada ay ku raadjoog aan saddex qof oo la sheegay inay Al-Shabaab afduubteen halkaasi, kuwaas oo ahaa macdan qodayaal ku sugnaa xilligaas deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.

     Xaaladda gobolka ayaa haatan aad u kac san, iyada oo dhaq-dhaqaaqyo iska soo horj eeda laga dareemayo halkaasi.

     Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro gaad ma ah ka fuliye deegaanada Puntland, kuwaas oo ka soo abaabulaan dhulka buuraleyda ah ee maamulkaasi.

Gabay Uu Akhriyay Erdogan Oo Xiisad Ka Dhex Abuuray Turkiga Iyo Iran

      Turkiga ayaa sabtidii diiday hadal aflagaado ah oo Iran ay la beegsatay Madaxweynaha dalk aas Recep Tayyip Erdogan, kaasi oo la xiriira gabay muran dhaliyey oo soo jeedinaya in gobo llada waqooyiga galbeed ee Iran ay leedahay Azerbaijan. Madaxweyne Erdogan ayaa Khamii stii booqday dalka Azerbaijan, isaga oo ka qeyb galay dhoola-tus militari oo Baku ay ugu dabaal degeysay guusha militari ee ay ka gaartay da gaalkii ay la gashay Armenia ee salka ku hayey gobolka Nagorno-Karabakh.Intii lagu guda jiray booqash adaas, ayaa Erdogan waxa uu aqriyey gabay ay Theran sheegtay inuu dhiiri-gelinayo bulshada gooni u goosatada laga tira badan yahay ee dal kaas, ee asal ahaan kasoo jeeda Azerbaijan.

      Iran ayaa waxaa degan bulsho badan oo Az eri ah, oo badankood ku nool gobollada waqo oyiga galbeed ee dalkaas ee xuduudda la leh      Azerbaijan iyo Armenia, halkaasi oo webiga Aras uu kala qeybiyo xuduudda.

     Maalinkii xigay, Wasiirka arrimaha dibedda Iran Mohammad Javad Zarif ayaa qoraal uu maalinkii xigay soo dhigay twitter ku sheegay in madaxweyne Erdogan aan lagu wargelin in wa xa uu sida qaldan u aqriyey ay Baku ula jeedo in gobollada waqooyi ee aagga Aras si qasab ah looga gooyo dalka Iran.

       Mas’uuliyiinta Iran ayaa u yeeray safiirka Turkiga ee Tehran si ay cabasho uga muujiyaan Hadallada faro-gelinta ah ee aan la aqbali karin ee Erdogan, iyadoo oo ka jawaabeysa ayaa Tur key waxay u yeertay safiirka Iran ee Ankara, sa babo la xiriira sheegashooyin aan sal lahayn.

Heshiiskii Nabadeed ee Armenia iyo Azerbaijan oo burburay

      Saraakiisha Armenia iyo Azerbaijan ayaa mi dba midka kale ku eedeeyay in uu jebiyay he shiis nabadeed oo soo afjaray lix toddobaad oo dagaal qaraar uu ka socday gobolka Nagorno-Karabakh.

     Wasaaradda difaaca ee Azerbaijan ayaa she egtay in afar ka mid ah miliatariga dakaasi lagu dilay weerar lagu soo qaaday cutub ku sugnaa gobolka Nagorno-Karabakh.

      Armenia ayaa iyaduna sheegtay in lix ka mid ah ciidamadeeda lagu dhaawac ay wax ay ku she egtay weerar kaga yimid mil la tariga Azerbaijan.

Madaxda Azerbaijan iyo Armenia ayaa midba kan kale ku eedeeyay inuu dagaalka billaabay, madaxweynaha Azerbaijan Ilham Aliyev ku han jabay in uu burburin doono Armenia.

     Warbixinnada la xiriira dagaallada soo cus boonaaday ayaa imanaya wax ka yar bil ka dib markii la saxiixay, heshiis nabadeed oo ay Russ ia garwadeen ka aheyd, kaasi oo u ogolaaday in Azerbaijan ay dib ula soo wareegto gacan ku haynta dhul ballaaran oo ka tirsan gobolka Nag orno-Karabakh iyo hariirihiisa oo ay kula daga alameysay Armenia.

 


ISMAACIIL: "WAXAAN ARKAY RAG DHIMANAYA IYO KUWA KALE OO ISKA CARARAYA OO AAN WAX FIKRAD AH KA HAYSAN HALKA AY U CARARAYAAN"


   Turkiga iyo Azerbaijan ayaa beeniyay in calooshood u shaqeystayaa sha Suuriya loo isticmaalay gulufkii dhawaan ka dhacay Nagorno-Karaba kh laakiin afar reer Siiriya ah ayaa BBC-da u sheegay in ka dib markii ay iska diiwaangaliyeen xadka Azerbaijan, in si lama filaan ah loogu tuuray dagaalka ka socda jiida hore.

    Waxay ahayd bishii Ogosto ee sanadkaan markii ay bilw odeen wararka sheegayay in goobaha ay fallaagadu gacan ta ku hayso ee waqooyiga Suuriya ay ka jirto shaqo mush ahar fiican leh oo dibedda looga baahan yahay..

     "Waxaan lahaa saaxib ii sheegay in ay halkaasi ka jirto shaqo aad u fii can oo aad qaban karto taasi oo ah in aad joog



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip