HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-NOV-2020
Khasaaraha Ka Dhashay
Qaraxii ka Dhacay M/ Muqdisho Oo La Shaaciyay
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khas aaraha
ka dhashay qarax xoogan oo Is-miidaa min ahaa oo xalay ka dhacay Maqaayad ku
taa lla wadada aada dhinaca Garoonka diyaarad aha Magaalada Muqdisho ee Aadan
Cadde.
Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa
gudaha u galay Maqaayada lagu magacaabo Ja laato Devino oo
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac
ayaa ka dhashay qaraxaas oo soo gaaray dhal inyaro farabadan oo Maqaayada
fadhiyay, wax aana ku jira Wiil dhalinyaro ah oo gelinkii dambe ee shalay soo
gaaray Muqdisho, isagoo ka yi mid dalka
Itoobiya.
Gaadiidka gurmadka deg dega ah ayaa goob ta looga daad-gureyay dadkii ku dhaawacmay
qaraxii xalay ka dhacay maqaayada Devino oo ah goob lagu iibiyo Jalaatada iyo
waxyaabo kale oo macmacaan ah, kuwaasi oo la geeyay Xaru mo Caafimaad oo ku
yaalla Muqdisho, si xaal adooda Caafimaad loogu dabiibo.
D/F/Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaarey say
qaraxaas Is-miidaaminta ahaa, waxaana Qo raal kasoo baxay Wasaaradda
Warfaafinta lagu sheegay in Dowladda ay ka xuntay wixii dha cay, iyagoona tacsi u diray qoyska
dadkii goob ta ku naf-waayay.
Duqa
Muqdisho Oo Ku Baaqay In Si Wadajir Ah Loola Dagaalamo Al-Shabaab
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir
ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxa med Finish ayaa si kulul uga hadlay
Qaraxii Is-miidaaminta ahaa
Guddoomiye Cumar Finish ayaa tacsi u dir ay
dhammaan qoysaskii, Qaraabadii iyo Asxa abtii ay ka baxeen dadkii ku
geeriyooday Qar axii xalay, wuxuuna falkaas ku tilmaamay inuu ahaa mid argagax
leh oo lagu laayay shacab So omaaliya.
Duqa Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliye ed
ugu baaqay in si wadajir ah meel looga soo wada jeysto la-dagaalanka
Al-shabaab, si shac abka Gobolka ay ugu noolaadaan nolal ku dhis an Xasilooni
iyo horumar, waa sida uu hadalka u dhigay.
"Waxaan Murugada iyo Tacsida la wadaaga yaa
Dhamaan qoysaskii, Qaraabadii iyo As xaabtii ay ka baxeen Walaalihii
Soomaaliyeed ee ku shahiiday dhacdadii waxuushnimada ahe yd ee ka dhacday
Maqaaxida Gelato Divino. Si umadeena ay ugu noolaadaan nolal ku dhisan
Xasilooni iyo horumar waxaa dhamaanteena wa ajib nagu ah inaan u midowno la
dagaalanka wa xa loogu yeero Argagixisada oo Had iyo Jeerba caadeestay daadinta
dhiiga dad Muslim ah oo aan waxba galabsan” ayuu yiri Cumar Finish.
Al-shabaab ayaa sheegtay
Mas’uuliyada qaraxii
xalay ka dhacay Magaalada
Muqdisho, iyago ona sheegay inay bartilmaameedsadeen Saraa kii isugu jiray
Sirdoon iyo xubno kale oo ka tir san dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku su gnaa
maqaaxida uu qaraxu ka dhacay.
RW
Rooble Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Muqdisho
R/Wasaaraha Dowladda Federaalka Soo maaliya
Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka had lay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdi sho
oo khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah
gaystay.
Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa ku
dhintay dad shacab ah, waxaana fuliyay Qof isku soo xiray waxyaabaah qar xa,
kaasi oo isku qarxiyay Maqaayad lagu Magaca abo Gelato Div ino oo ahayd mid aad u mashquul badan goor ta u
qar axu dhacayay.
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble
ayaa u tacsiyeeyay dadkii ku dhintay Qaraxaasi ismiidaaminta ah, waxaana uu
Alle uga baryay in uu si deg deg ah u bogsiiyo inta ku dhaaw acan tay.
"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa
ehel ada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caa wa la beegsadeen maqaaxi ay
dad shacab ahi ku sugnaayeen magaalada
Muqdisho. Eebbe ha u naxariisto intii dhimatay, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo.
Waa in aan u midownaa la dag aallanka argagixisada si aan dalkeenna iyo dad keenna
uga badbaadinno” ayuu RW Rooble
Musharaxiinta
xilka Madaxweynaha oo si kulul u cambaareeyay Qaraxa maqaayadda Gelato Divino
Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Sooma aliya
ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxii maq aayadda Gelato Divino oo lagu dilay
dhalinyaro Soomaaliyeed .
Qaar
ka mid ah Musharaxiinta xilka Madax weynaha Soomaaliya ayaa dowladda Soomaali ya ku dhaliilay in ay ku
fashilantay sugitaanka Amniga caasimada, waxaana ay sheegeen in loo baahan
yahay in shacabka Soomaaliyeed ay mi doobaan.
Gudoomiyaha golaha Musharaxiinta Shariif
Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay laamaha Am maanka dowladda Soomaaliya in ay laba
jiraan howlahooda sugitaanka Ammaanka.
Md.Daahir Maxamuud Geelle hoggaamiyaha
xisbiga dan Qaran ayaa sheegay inay tahay wax laga xumaado in dhalinyarada la
dilo, wax aana uu sidoo kale tacsi u diray ehelada dadkii ay waxyeelado soo
gaartay."Waxaan canbaaray nayaa falka foosha xun ee lugu xasuuqay dhallinyarada
aan waxba galab san, luguna fasahaadiyay maalka muwaadiniin ta Soomaaliyeed,
Ehelada iyo qaraabada ay ka bexeen dadkii ku geeriyooday qaraxa ka dhacay
wadada airport-ka Muqdisho Maqaayadda Ge lato Divin ayaan si gaar ah tacsi ugu
diraynaa lana wadaagayaa murugada, Dhallinyarada aq oonyahanka ah ee lugu
laayay falkaal waxay ah aayeen labeentii bulshada, wuxuuna ka dhigan tahay isku
day bulshada indhaha looga tuurayo” ayuu yiri Daahir Geelle.
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxma an
Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay dhalinyaro lahaa
Mus taqbal wanaagsan ayna tahay wax laga xuma ado.
"Waxaan si xoogan u canbaaraynayaa wee rarkii
argagexiso ee lagu qaaday maqaayada Gelato Divino. Waxaa caawa goobtaas ku
go’ay dhalinyaro uu hiigsi nolol iyo mustaqbal yididiilo leh ka hor muuqdo,
kuuwaasoo doonayey in ay dalkooda iyo dadkooda dhisaan. Dhamaantood Allaha u
naxariisto. Tani waa fariin ay argagexi sadu dirayaan, oo ay leeyihiin goob
kasta ayaan beegsan karnaa” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cab dishakuur.
SAWIRRADA:-DHALLIYRADII
KU GEERIYOOTAY QARAXII XALAY.
Hanti- dhowraha Qaranka oo
sheegay inay bilaabayaan baaris la xiriirta musuq maasuq
Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed
Maxamuud Afgooye ayaa sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka uu ballaarinayo howlaha
lagu ba arayo xafiisyada dowladda & dowlad goboled yada.
Ugu dambeyn Hanti dhowraha Guud ee Qar anka
Md.Afgooye ayaa sheegay in xoojinayo kor u qaadida isla xisaabtanka dhanka
Maaliy adda dalka si loo gaaro nidaam maamul oo do wlad wanaag ku dhisan.
Hadalkaan ayaa Hanti dhowraha guud ee
Qaranka waxaa uu ka sheegay Shir sanadeed ka Hanti-dhowrka Qaranka iyo kan D/G/yada
oo Magaalada Muqdisho ka furmay.
Midowga Musharixiinta oo ku
tilmaamay had alkii Duqa Muqdisho mid colaad hurin ah (Baaq culus)
Halkan hoose ka Akhriso:
Ujeeddo: canbaarayn hadalkii
colaad hurinta ahaa ee Guddoomiyaha gobolka banaadir
G/M/Murashaxiinta
wuxuu si kulul u canbaareyn ayaa hadalkii colaad hurinta ahaa ee ka soo yee ray
G/G/Banaadir, ahna Duqa M/Muqdisho, Md.
Cumar
Maxamuud Maxamed (Finish).
Goluhu wuxuu dhabu gaadanayaa in hanja baadda
Guddoomiyaha Gobolka ay tahay farriin ka timid Madaxweyne Farmaajo toosna ugu
so cota xubnaha Midowga Murashaxiinta.
Golaha waxaa u caddaatay in hoggaanka Do wladda
u adeegsanayo tabihii Al Shabaab ee xalaaleysiga dhiigga shacabka Soomaaliyeed
iy adoo diin loo adeegsanayo, si ula kac ahna uu hogaanka dawladuu hurinayo
colaad una abuu rayo nacayb iyo xasarad bulshada dhexdeeda ah, gaar ahaan
shacabka G/Banaadir. Golu hu wuxuu
caddeynayaa in Madaxweyne Farm ajo uu qaadayo mas'uuliyadda natijada ka dhal ata
falka colaad hurinta ah ee ay Xukuum adiisu ku hawlan tahay Goluhu wuxuu ugu ba
aqayaa hoggaanka DFS inay ka waantoobaan colaad hurinta yo ficillada abuuraya
naceybka, taa be delkeedana ka shaqeeyaan sidii ay dalka uga qabsoomi lahayd
doorasho wadar-ogol ah
Xigasho:-Jowhar.Com
Shariifka oo Baydhabo kula
kulmay Madax weynaha K/galbeed
Madaxweynaha K/Galbeed, Md.Cabdicasiis
Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Shalayta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay
wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed oo Shalay
gaaray maga aladaasi.
Lafta-gareen ayaa sheegay in Shariifka uu
ku soo dhaweynayo M/Baydhabo, oo caan ku ah buu yiri soo dhaweynta iyo
martisoorka.
Md.Jabriil Ibraahim Cabdulle
oo ka jawaab ay hadalkii Mahdi Guuleed, farriina u diray DF
Jabriil
Ibraahim Cabdulle oo kamid ah mura shaxiinta ugu tunka weyn doorashada 2021 ay aa
si weyn u dhaliilay dowladda federaalka Soo maaliya, xili uu Shalay dalka dib
ugu soo laabt ay.
Musharax Jabriil ayaa waxa uu sheegay in
wax-qabadka dowladda uusan dhaafin wadada Maka Al Mukarama, taasi oo uu xusay
inay ka dhaxashay dowladihii ka horeeyay, isla mar kaana aysan ka sameyn wax
isbedel ah dagaal ka dhanka ah argagixisada.
Waxa kale oo uu wax laga xumaado oo aan la
jeclaysan ku tilmaamay hadalkii dhawaan uu Mahdi Guuleed ku sheegay in wareega 1aad
ee doorashada lagu kala bixi doono, kaasi oo sare u qaaday tuhunka mucaaridka
ah ee hanaanka doorashada soo socota.
Wuxuu hoosta ka xariiqay in hadalada noo caas
ah xiligan loo baahneyn, balse laga sugay ay madaxda sare ee dalka hadal wax ka
badala xaalada kala guurka ah ee uu ku jiro dalku. Md.Jabriil ayaa sidoo kale waxa uu hanaan ka
doorashada ka muujiyey wal-wal hor leh, isa goona carrabka ku adkeeyay in gebi
ahaanba la ga fogaado isqab-qabsi iyo qalaalase laga cabsi qabo inay horseedo
doorashada lagu murans an-yahay.
Musharaxan ayaa Shalay soo gaaray M/Mu qdisho,
iyada oo soo dhaweyntiisa ay ka qeyb qaateen siyaasiyiin, dhalinyaro,
bulsharada rayi dka ah iyo haweenka M/Muqdisho.
Soo
dhaweynta oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimayay waxaa shacabka G/Ban
aadir ay safnaayeen aafafka hore ee waddada garoonka diyaaradaha ee M/Muqdisho.
Murashax Jabril oo saxaafadda kula hadlay
Hotel Royal Palace ayaa sheegay in uu maalm aha soo socdo si rasmi ah ugu
dhawaaqi doono inuu yahay murashax u taagan xilka Madaxwey naha Soomaaliya. Isagoo
ballan qaaday inuu awoodda dowladnimo ku soo celin doono shac abka, haddii uu
ku guuleysto xilka Madaxweyne, uuna dalka gaarsiin doono inay ka dhacdo
doorasho qof iyo cod ah.
Md.Jabril Cabdulle oo ka mid ah murashaxiin
ta dhalinyarada ah ee isku soo taagaya xilka sa re ee Madaxweyne, ayaa aqoon
durugsan u leh dib u heshiisiinta iyo dowlad wanaagga, wuxuu na la soo
shaqeeyay dhammaan dowladahii ku meel gaarka ahaa tan iyo sanadkii 2004.
Xog: DF oo jartay waaran
lagu soo xirayo Jeneral Xuud
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasi mada
Online u sheegay in DFS ay Dorraad waar an soo qabasho ah u jartay Jeneral
Abuukar Xa aji Warsame oo loo yaqaano Xuud, kaas dega anka Ceel-gaal ee G/Hiiraan
ku haysta male eshiyo tobaneeyo ah.
Wararka aan helnay ayaa sheegay in boolis
ka iyo melitariga gobalka Hiiraan lagu wareejiy ay warqada amarka soo qabashada
ah.
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in
ciidan ka la amray in ay xoog ku soo qaban karaan isa ga iyo ciidankiisa haddii
ay diidaan inay isa soo dhiibaan, ayada oo aan loo haysan wixii dhib ah ee
halkaas ka yimaada ee ka dhashay amar dii dada.
Jawi colaadeed oo xoog leh ayaa laga daree
mayaa guud ahaan G/Hiiraan, gaar M/Beladwey ne oo ay ku dhowaadeen
maleeshiyadaan oo mudooyinkaan isku hub aruursanayay dega anka Ceel-gaal. Jeneral
Abuukar Xaaji Warsa me oo ka tirsanaa musharaxiintii xilka Madaxw eynaha
HirShabeelle ayaa diidan doorashadii dhacday waxa uuna ku baaqay dagaal ka dhan
ah HirShabeelle.
Tallaabooyinka uu qaaday Xuud ayaa horsed ay
in 2 goor uu baaqdo safar uu M/Beledweyne ku tegi lahaa madaxweynaha
HirShabeelle Cali Guudlaawe.
Xog ay heshay Caasimada Online ayaa she egaya
in mucaaradada Jeneral Xuud ay lacag iyo dhiiri-gelin ku bixinayaan qaar ka mid
ah dad ka miisaanka ku dhex leh beesha uu kasoo je edo, oo diidan inay weysay
kursigii madaxwey
ne ee
HirShabeelle.
Axmed Daaci oo u
digay Xasan iyo Shariif, farriinna u diray FARMAAJO
Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir Md.Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci)
ayaa fariin u diray madaxweyne Farmaajo, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif,
isagoo si gaar ah ugu digay Madaxweyne Farmaa jo. Md.Axmed Daaci ayaa sheegay
in rag ga hadda siyaasadda isku haya kuwooda u gu cad cad ay bulsha du wada
taqaano wax qabadkooda, mar dambena aan lagu hungoobi doonin.
"Madaxweyne dalka markii laguu dhiibay hal
kii uu joogay hadda horay ayuu uga dhaqaaqay kuma dhaheyno, laakiin 2 qodob
ayaan kuu hey naa, waana in aad mushaarkooda siiso shaqaa laha dowladda iyo
ciidamada, balse wax ka dar anaa yimid oo Shabaab ayaad mushaar siisaa,” ayuu
yiri Axmed Daaci.
Dhanka kale Madaxweynayaashii hore Xasan
Sheekh iyo Shariif Sheekh ayuu ka dalbaday in mucaaradka ay hoggaamiyaan aysan
eed ka im aan, "Mucaaradku haduu dhibaato keeno adin kaa la idiin heystaa,”
ayuu yiri.
Sidoo kale waxa ugu baaqay labadaas masu ul in kursiga sidii looga
sugaayey ay u sugaan oo dalka aysan u hor seedin dagaal, "Dooda ya an la
joojin, laakiin dalkan waxaa ka xaaraam ah xabadu inay dhacdo, Shabaab ayaa
horay noogu wadaye xabad kale yaan la bilaabin,” ayuu yiri guddoomiye Axmed
Daaci.
Waxuu intaas ku sii daray, "Farmaajow ha is dhihin xabad laguugu ridi
mayo ee is dhagooley, ninyahow ka deg kursigaas hadii waqtigaagu kuu dhamaado.”
Lafta-gareen oo shaaca ka qaaday cidda ‘caqabada ugu
weyn’ ku ah maamulkiisa
Waxa kale oo uu sheegay in go’doominta Al-Shabaab
ay keentay inaysan isku gudbin deg mooyinka qaar oo ka tirsan Koonfur Galbeed,
is agoona xusay in afar degmo oo ka tirsan maa mulkiisa ay gacanta ku hayaan
kooxdaasi. Laf ta-gareen ayaa carabka ku adkeeyay in K/Ga lbeed ay ka dhaqaaqi
laadahay amni dara da ay horseedka u yihiin Shabaabku, hase yee she ay dagaal
xoogan kala hortagi doonaan.
"Caqabado amni ayaa ka taagan K/Galbeed,
wa xaana waajib ah in si wada-jir ah looga howl-ga lo in la isku furo
waddoyinka deegaanada iyo de gmooyinka maamulka” ayuu yiri Madaxweyne
Laft-gareen.
Hadalkan ayaa imanaya xili ay Shabaab sare
u qaaday dhaq-dhaqaaqyada ay ka sameyso maamulka K/Galbeed, iyada oo mararka
qaar ka geysata dilal qorseysan iyo falal amniga lidi ku ah.
Nin qarax waday oo lagu qa
HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-NOV-2020
.