Maamulka Gobolka Banaadir Oo Deeq Lagu Wareejiyay

0
Wednesday November 04, 2020 - 20:18:12 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gobolka Banaadir Oo Deeq Lagu Wareejiyay

    Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu jirto Daawo iyo Raashin oo loogu tala galay dadkii uu sam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kala wareegtay Wasaaradda Maareynta Masiiboobinka Deeq isugu jirto Daawo iyo Raashin oo loogu tala galay dadkii uu sameeyay Robabkii ka da'ay magaalada Muqdisho. Deeqdan ayaa la qorsheynayaa in la gaarsiiyo dadka ugu daran ee ay saameeyeen fatahaadaha ka dhashay roobabkii ka da'ay caasimadda. Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in deeqdan ay ka timid dowladda Masar, looguna talagalay in la gaarsiiyo bulshada Soomaaliyeed.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip