Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii Turkiga oo korortay

0
Wednesday November 04, 2020 - 18:32:31 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii Turkiga oo korortay

    Hay'adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in tirade dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada Izmir ee Turkiga ay gaartay 114 ruux. Hay'adda ayaa intaas ku dartay in dadka ku dhaawacmay dhu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in tirade dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada Izmir ee Turkiga ay gaartay 114 ruux. Hay'adda ayaa intaas ku dartay in dadka ku dhaawacmay dhulgariirkii Jimcadii dhacay ay gaarayaan 1,035 qof (kun soddon shan) kuwaas oo 898 ka mid ah ka baxeen isbitaallada halka 137 qof oo kale ay wali ku jiraan isbitaallada kala duwan ee dalkaas. Hay'adda ayaa sheegtay in wali la wado dadaallada lagu baadi goobayo dad kale, iyadoo lasoo gabagabeeyay howlihii samatabixinta ee ka socday 15-dhismo oo ka mid ah dhismooyinkii waxyeeladu kazoo gaartay dhulgariirka. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip